Waxan ku dhashay Hargeysa, ku soo noolaaday Sool iyo Togdheer, ku garaadsaday Shabeelada hoose, ku hanaqaaday Jubooyinka, wax ku bartay Benaadir, kumaad ii maleyneysaa Walaal?
Ma waxad ii maleyneysaa nin Dir ah, mise Darood?, Hawiye mise beesha shanaad?, Reerahaas oo dhan waa Soomaali, aniguna waxan ahay nin Soomaali ah, maxaa yeelay qof walba oo Soomaali ah hadu dib isugu noqdo waxaa usoo baxayasa inuu qolo walba yahay oo ay Soomaali wada dhalatay isna dhaleen. Dagaalada Soomaaliya ka dhacaya wa kuwo ku saleysan jahli, dano siyaasaded iyo faragelin shisheeye. Intaa oo dhan Soomaali uma baahna, balse waxay u baahantahay yahay in ay garato halka laga haysto oo ah hogaan la'aan, ka dibna soo doorata hal Madaxweyne oo ka saara shacabka Soomaaliyed ee daalay kala qeybsanaanta, colaadaha, Musuq-maasuqa, dowlad xumida iyo saboolnimada, isla markaana ku hogaamiya oo u horseeda Dowlad wanaag, Cadaalad, Nabad, dib uheshisiin, Midnimo iyo Barwaaqo.
Siyaasi, Salaad Abdi.
Asc Salaad, waa sidaas aad u dhigtay,ee Allaha na garansiiyo.
Mohamed Dahir(Cowke).
--
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "weriye salaad group" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to weriyesg+unsubscribe@googlegroups.com.
To post to this group, send email to weri...@googlegroups.com.
Visit this group at https://groups.google.com/group/weriyesg.
To view this discussion on the web visit https://groups.google.com/d/msgid/weriyesg/025db508-c966-4300-b0ec-4cb0fe4b2536%40googlegroups.com.
For more options, visit https://groups.google.com/d/optout.