Dignin Guud

0 views
Skip to first unread message

Sonyo Umbrella

unread,
Jun 8, 2017, 3:39:36 AM6/8/17
to sonyostaff
Assalamu Calaykum Dhamaan shaqaalaha, 

Aniga oo ku hadlaya Afka Xafiiska Maamulka iyo Shaqaalaha waxaan idin ogaysiinayaa in ay fududahay in aad dareento xanuuno khafiif ah oo ay ka mid yihiin Calool Xanuun, Casiraad, Shuban khafiif ah Isla maantana waxa xanuunkaas Awgii inooga maqan 3 Xubnood oo shaqaalaha ka mid ah, Dabcan waxan ku jirnaa Bil Ramadaan oo dadku Dacfi iyo Awood daro aad u badan dareemayaan sidoo kale waa xili roobaad. 

Sidaa darteed waxaan dhamaan shaqalaha uga digaynaa in ay ka digtoonaadaan cuntada Hudheelada iyo Suuqa inta ay awooda ahna cunto nadiif ah ay cunan/ Hudheel Nadiif ah ay la xidhiidhaan. 


Waad mahadsan tihiin 
Roda Mohamed
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages