Macasalaama

1 view
Skip to first unread message

Sonyo Umbrella

unread,
Jul 13, 2017, 7:11:34 AM7/13/17
to sonyostaff
Assalamu Calaykum, 

Walaalaha qaaliga ah ee aanu shaqada ku midaysnayn, marka hore Salantaa Islamka ee kor ku xusan iga gudooma mar labaadka aad ayaan runtii uga xumahay lakin waxan raba in aan cafiiska ka diga rogto week-ga soo socda insha allahu. 

Way adegtay in aan idin idhaa nabad gelyo balse waan idiin xiisi doonaa waayo koox aan anigu ugu waynaa oo aad ii ixtraami jiray, sharaf iyo wanaagna ii hayey ayaad ahaydeen. marka la eega xafiiska SONYO runtii wax yaalihii aan ka dhaxlay ayey ka mid tahay helida bulsho ixtiraam iyo sharaf kuu haya, ma aha waxaan ilaawi doono waana handida ma guuraanka ah een SONYO ka faa'iiday (barashada shaqale badan). 

Hadii ay jirto cid uun wax iga tabanaysa fadlan iska kay cafiya anna waan idin cafiyey. 

 E-mail kan waxa iska leh SONYO  waxanan wareejin doonaa isla maanta insha allahu hadii uu jiro qof u baahan Email Address kayga gaarka ah fadlan iso wac wanan kuu sheegi doonaa insha allah. 

FII AMAANI-LAAH   


Roda Mohamed 
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages