Khamiista......?

0 views
Skip to first unread message

Sonyo Umbrella

unread,
Jun 20, 2017, 2:08:12 AM6/20/17
to sonyostaff, Mr. Omer Osman Miigane
Assalamu Calaykum, 


Walalaha Qaaliga ah, waxan idinku wargelinayaa in maalinta khamiista ee fooda inagu soo haysa wafti inoo iman doonaan. Sida agaasimaha fulintu sheegay waxaynu kulankaas ka qayb qaadan doonaa inaga oo isku dhan. 

Waajibaad qof kasta u yaal...!

1. Inuu soo xaadiro xafiiska 
2. Inuu ka qayb qaato diyaarinta kulanka wixii looga baahdo 
3. Inuu ruuxdiisa u dyaariyo ( soo qaado, Book iyo Pen)

Waxa uu agaasimuhu si qoto dheer ugu nuux nuuxsaday muhiimada shirka waxaanu iga codsaday khamiistii hore in aan shaqaalaha ogaysiiyo,

Ramadaan Kariim

Roda Mohamed 
Mutodawac  

Farhan M. Hidig

unread,
Jun 20, 2017, 2:22:10 AM6/20/17
to sonyo...@googlegroups.com
Shaqo wanaagsan

Confirmed

Farhan
> --
> You received this message because you are subscribed to the Google Groups
> "sonyostaff" group.
> To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an
> email to sonyostaff+...@googlegroups.com.
> For more options, visit https://groups.google.com/d/optout.
>


--


*ALLE KA BAQ MEEL KASTAAD JOOGTO *
**
*HA ILAABIN GEERIDA - XUSUUSNOW INAAD MAALIN MAALMAHA KA MIDA ADUUNYADA KA
FAARUQAYSO *
**
*Together Every one acheives more.*
**
*Farhan Mohamoud hidig*
*Tell: 002522-4200447*
*email: eriga...@gmail.com*
*Nationality: Somaliland*
**
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages