KULI NAFSU DAA'IQATUL MAWT!!!!!!

3 views
Skip to first unread message

Sonyo Umbrella

unread,
Jun 21, 2017, 1:44:34 AM6/21/17
to sonyostaff

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN!!


Waa Geeri naxdin leh argagax badana wadata, Alle waxaan uga rajaynayaa walalkeen Abdirisak Xuseen Eid iyo Dhamaan Ehelada intii kaleba inuu Samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo walalkiisa geeriyooday, Bedel khayr qabana siiyo, nayada iyo naftana u dejiyo. Marxuunkana Alle godka hownuuro ayaamo khayr leh ayuu dhintaye alle swt kitaabkiisa midigta howga dhiibo.


Xilda xaq ee walalkaaga muslimka ah uu kugu leeyahay waxa ka mid ah inaad la murugooto xiliga uu dhibaataysan yahay. Fadlan aan u ducayno. 




Farhan M. Hidig

unread,
Jun 21, 2017, 1:47:06 AM6/21/17
to sonyostaff
Aamiin ilaahay naxariistii jano ha ka warabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan alle ha ka siiyo 

Farxaan 

--
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "sonyostaff" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to sonyostaff+unsubscribe@googlegroups.com.
For more options, visit https://groups.google.com/d/optout.



--
ALLE KA BAQ MEEL KASTAAD JOOGTO
 
HA ILAABIN GEERIDA - XUSUUSNOW INAAD MAALIN MAALMAHA KA MIDA ADUUNYADA KA FAARUQAYSO
 
Together Every one acheives more.
 
Farhan Mohamoud hidig
Tell: 002522-4200447
Nationality: Somaliland
 

Mr. Omer O. Miigane

unread,
Jun 21, 2017, 1:54:49 AM6/21/17
to sonyostaff
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

ILAAHAY walaalkeen ABDIRISAK HUSEIN EID iyo dhamaan ehelka uu marxuumku ka baxayba samir iyo iimaan saadiq ah ha ka siiyo marxuumkana naxariistiisii Janatul-Firdaws ha ka waraabiyo. 

--
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "sonyostaff" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to sonyostaff+unsubscribe@googlegroups.com.
For more options, visit https://groups.google.com/d/optout.



--
Regards,


Omer O. Miigane
Executive Director 
SONYO Umbrella
Tel:    +252-518623
Facebook:          www.facebook.com/sonyoumbrella/
Youtube (URL):   https://www.youtube.com/channel/UCU7yu3O9mzLh__h-DJw-JOQ
Website:             www.sonyo.org
Hargeisa, Somaliland 



sado omer

unread,
Jun 21, 2017, 1:54:53 AM6/21/17
to sonyo...@googlegroups.com
Aamiin ilaahay naxariistii jano ha ka warabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan alle ha ka siiyo 


Fathia H

unread,
Jun 21, 2017, 2:38:19 AM6/21/17
to sonyo...@googlegroups.com
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْت‎‎- إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ‎‎ 
Allah ha u naxariisto marxuumka, dhamaan  ehelkiisiina Alle samir iyo imaan ha ka siiyo. 

.اللهم أمين أمين


Warm Regards, 

Fathia Hussein Jama
Somaliland National Youth Organization (SONYO)
Office Tell:+252-2-518623Mobile: +252-63-4482477
Facebook: @SONYO UMBRELLA 

2017-06-21 8:44 GMT+03:00 Sonyo Umbrella <sonyou...@gmail.com>:
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages