ASC,
Dhamaan shaqaalaha xafiiska waxa aan ku wargelinayaa in Shirkii Golaha Sare ee Dalladda SONYO la qaban doono maalmaha fooda inagu soo haya gaar ahaan maalinta Jimcaha iyo Sabtida oo ku beegan bisha Ogoosto 25-26, 2017. Shirkan oo sida caadiga ah la qabto saddexdii biloodba mar waxa uu leeyahay dhawr ujeedo oo ay ugu muhiimsan tahay qiimayn qorshe hawleedkii saddexdii bilood ee tagay iyo samaynta qorshe hawleedka saddexda bilood ee soo socda. Shirku waxa uu ka dhici doonaa Xafiiska SONYO oo sidoo kalena wakhtigaa shaqooyin ka socdaan.
Haddaba waxa si sharaf iyo karaamo leh idinka codsanayaa in aad ogaataan isla markaana isku diyaarisaan adigoo ka bilaabaya naftaada, xafiiskaaga iyo waajibaadkaaga.
Wixii qaban qaabo iyo qorshe kale ee loo baahdo waan kugu soo wargelin doonaa insha allah.
Allaa Mahad Leh. Wa Bilaahi Towfiiq.
Mahadsanid:)
Dhaman Golaha Sare ee SONYO
Shirkii Galaha Ee Sadexaad
Ujeedo Martiqaad
Waxan dhaman xubnaha golaha sare ee SONYO waxan ku martiqaadayaa shirkii sadexad ee uu golihu yeeso intii la soo doortay ka dib oo ku beegan 25-26 -08-2017 ( maalinta jimcaha iyo sabtida).
Waxan idin ka rajaynaya inaad ka soo qayb gashaan.
ALLAA Mahad leh
Abdulaziz Saed salah
Gudoomiyaha SONYO
--
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "sonyostaff" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to sonyostaff+unsubscribe@googlegroups.com.
For more options, visit https://groups.google.com/d/optout.
ALLE KA BAQ MEEL KASTAAD JOOGTOHA ILAABIN GEERIDA - XUSUUSNOW INAAD MAALIN MAALMAHA KA MIDA ADUUNYADA KA FAARUQAYSOTogether Every one acheives more.Farhan Mohamoud hidigTell: 002522-4200447email: eriga...@gmail.comNationality: Somaliland