Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

TAARIIKHDII CAASIMADII HORE EE SOOMAALIA

357 views
Skip to first unread message

Mohamed

unread,
Jul 20, 2000, 3:00:00 AM7/20/00
to
Mudenayaal iyo marwooyin Maqaalkan waxaan kasoo qaaday
Warsidaha puntland cadadkiisii 50aad ee soo baxay 07/16/00.


XAMAR (1300-19991) (waxaa qoray Dr. Yaasiin Faarax Cartan)

Taariikhda Xamar ama Mugadhisu, wey dheertahay magaalooyinka Africa ee
Casimada wey ka da weyntahay, markii laga reebo Qaahira, waayo inta kale
isticmaarkii baa sameeyey sida la ogyahay ilaa 1000 sano bey dhsantahay,
markii u yimid IBNU-BOTULO (13000 Taariikh Milaadka), waxa u la yaabay:-

Aqoonta diinta Islaamka

Ilbaxnimada.

Tijaarada.

Heerka Nolosha.

Ibnu-Botula Bugiisa buu ku qoray, xeeba badan oo Somalia ayuu maray ay
ka mid yihiin (Marka, Brave) Magaaladaasii qaabab badan beysoo martay,
wakhtigaas waxaa uu sheegay badmareenkaasii in dahab lacag laga
isticmaalijiray dadka meesha degan waxa ay ahaayeen Benadiri (dad muslin
ah oo ka yimid Iran iyo Jesirada Carabta) dadkaas Xamar weyne iyo
shingani degan magaladu. waxa ay lahayd 4 irdood, laa soo galo,
subaxdiina waa la furijirey, makhribkiia waa la xirijirey, taas
macneheedu wuxuu ahaa qofkii aan reer Banaadir ahayn (ILBAX) lama
ogolayn in uu ku baryo.

1870, shirkii Baarliin waxaa Banaadir (Socialia Sud) la siiyey Talyania
oo si khiyaane ah turkigii haystay uga ijaartay isagoo shirkad ganacsi
ah ku soo qariyey (Socita Merittimo Italiania) waxaana u ku gatay, muddo

ka dib 1920 3,000,000 oo liiraha Talyaaniga.

Burburo badan bay soo martay Mogdhisha, waxaa jiray dagaalo badan oo ka
dhacay oo socday 40 sano.

Marna waxaa ka talinjirey oo qabsaday, intaan Turkigu ka qaadin
Suldaanka gelediga ee Afgooye.

1967, markii uu ku yimid booqosho Madaxweyne ku xigeenka Mareeykanka
Huphert Humphery oo u ku soo dhaweyey garoonka Dr. Cabdirashiid Cali
Sharmaarke Madaxweynihii hore ee Mareykanka waxay Joornaladii markaynaka
qoreen: Humphery in the Dusty City (wuxuu tegey magaaladii boorka
badneyd)

xamar dembi maleh, ee waxa dumiyey dad aan wax garad ahay. Xamar ha la
xaalmariyo Axmed Naaji, waxa uu ula jeedaa "Kuwii aan irida ka xiran
jiray Basaso galay dawlad ka celisane wey weyday! Waana dhacday
taariikhda dad baarbari (Juhala), in ay magaalooyin soo galaan oo gubaan
oo badalaan waxay ka dhacday (Rooma, Baqdaad, Dimishiq, ATene),
nasiibdarada labaad ee Xamar ku timid waxa weeye 1,000,000 oo degana oo
wax yiqiin oo tijaaro ku haystay baa ka guuray. Marka yaa dhisaya, yaa
sharafteedii kor u qaadaaya yaa nalkii ilbaxnimo u shidaaya, ma in uu
soo bililiqeysto baa? Kaas intee sano bey ku qaadaneysaa in uu garto
magaaladaani waa caasimad (to understand this the capital of Somalia),
muddo hore wixii ka horeeyey 1924 Xaafuun baa ahayd, Xamar Goboladan
Puntland qaybtood (W.Bari) waxaa ay aadayn markii Boqorkii lagala
wareegay xukunkii, Obbiano Kennadeed laga qabsaday Maxaaabistii
Goboladaan laga qaaday, guryaha waaweyn ee Xamar ayaa Fascistigii
mussallini ku dhiseen sida (Kiesada, Cusbitaalada Rava) Talyaanigii
Fascistiga ahaa, waxa uu damcay in uu soomaaliya caasumad u sameeyo
guddi tiknko ah buu u diray labo magaalo beysoo bandhigeen: Afmadow iyo
Buulo-Bart midba waxbaa lagu reebay Af,adpw biyo la'aan baalagu reebay
Bulobarde Kaneeco.

Haddii aan rabno in aan caasumad soomaali heshiis ku nqono waa in guddi
loo saaro oo meshii ku haboon loo gartaa shuruudaha loo baahandoono
waxay noqonayaan.

waa in aan qabiil sheeganeyn.

in aaney gobolna ku tiirsaneyn.

waa in ay xeer gaar ah leedahay.

waa in cimilo wanaagsan leedahay.

(Qaybta hadhay kala soco cadadka dambe)

Ahmad

unread,
Jul 20, 2000, 3:00:00 AM7/20/00
to

asalama `alaykum muslims,

mida kale oo daktooruhu iloobay...waa in muqdisho ay ahayd magaalo
dadyowgii hore(sida masaaridii hore) yaqaaneen. in ka badan 35 qarni ka
hor, boqoradii masaarida baa dad u soo dirsan jirey...beelaha maanta ah
"muqdisho" "marka" iwm. hase ahaatee, muqdishu, gaar ahaan...baa waxaa
ka bixi jirey geed boqorradaas ay aad u xiiseyn jireen, xaga diintooda,
al yacni.

BALSE, xataa taariikhda gaareysa 1309...waa caalami marka la eego
dhulka afrikada. siduu daktooruhu sheegay, marka laga reebo...qaahiro,
caasimadaha kale oo dhan oo afrikada...waa wax ka da' yar muqdishu.

markaasey dadka qaarkii lee yihiin...caasimad kale(sida hargeysa, iwm)
oo ayaguba...ka da' yar magaalooyin kale oo soomaaliyeed sida "baar
dheere" "bay dhabo" iwm...halaga dhigo caasimado? dadka runtii
xusuustii baa u gooysay.


peace - ahmad!

--
[2.163] And your God is one God! there is no god but He; He is the
Beneficent, the Merciful.

Sent via Deja.com http://www.deja.com/
Before you buy.

mohamed

unread,
Jul 21, 2000, 3:00:00 AM7/21/00
to
In article <8l7el1$vtt$1...@nnrp1.deja.com>,
Ahmad <ahmad...@hotmail.com> wrote:
>
>
> asalama `alaykum muslims,

Nabad baan sheegnay.

Axmed

Waxaan filayaa Magaaladii sida taariikhdu sheegatay ay soo booqatay
boqoraddii Xithsabshuut ee Masar(misra) in ay ahayd magaalada Saylac.
sida dad badani qabaanna amaba runtu tahayba waa magaalo somaali
sheegato ta ugu da'da weyn.

Geedka la yidhaahdo XiJiga oo laga aloolo dheecaanka marka uu qallalo la
shito ee udgoonka badan lana yidhaahdo "Foox" waa geedka ay reedintiisa
u imaan jireen Masaaridu una shidi jireen Ilaahyadooda. wuxuu geedkaasi
ka baxaa buuraha silsildda Golis loo yaqaanno {Calaha madow iyo calaha
miskeed}. ee ka soo bilowda barig Ithiopia ilaa Caluula somalia. geeska
afrika.inta u dhaxaysa buurta Surrad ee ceerigaabo kusoo jeedda ilaa
Bosaso wax yar marka dhanka bari loo socdo.waana geedkaas waxa ay
dhulkaas u magcaabi jireen dhulkii ilaahyada ama dhulkii
udugga(puntland).

Marka Dr.ku leeyahay waa magaalo madaxda ugu qadiimsan afrika marka laga
reebo Al-Qahira macneheedu ma aha waa magaalada labaad ee afrika ugu
da'da weyn leh. sidaad u fahantay.Al-qahira waa magaalo da'yar marka loo
eego magaalooyika kale ee Masar ku yaal. Ma ogtahay dawladdii
faadumiyiinta ayaa asaasay Al-Qaahra.
Magaalooyin badan ayaa ka fil weyn marka laga hadlayo magaala ahaan.
maha madax ahaan.

Magaalo madaxnimadu kuma xidhna da'da magaalada sida aad rumaysan tahay.
ee hadba dadka degaankaasi waa meesha ay iyaga ula qummanaato.

Aniga laf ahaantada haddiiba magaalo madax cusub la magcaabayo waxxan ka
dhigi lahaa meel dhexe oo la soo wada gadhi karo.

Xamar waxay ahayd magaalada ugu quraxda badan ugu qaayo badan
dhankastaba ha noqotee.hase yeeshee ma aha in ay xaq gaar ah u leedahay
caasumad ahaanshaha.

axmed nabad

Ahmad

unread,
Jul 21, 2000, 3:00:00 AM7/21/00
to


asalama `alaykum muslims,

> Waxaan filayaa Magaaladii sida taariikhdu sheegatay ay soo booqatay
> boqoraddii Xithsabshuut ee Masar(misra) in ay ahayd magaalada Saylac.
> sida dad badani qabaanna amaba runtu tahayba waa magaalo somaali
> sheegato ta ugu da'da weyn.

boqoradu ma'aysan soo booqan laakiin dad bay u soo dirsatey. hase
yeeshee, aniga waxaan ka hadlayaa -- boqoradaas ka hor, waqtiga
nebiyullahi yusuf iyo ka hor. ugu yaraan 35 qarni ka hor waqtiga aan
joogno maanta.

saylac? hahahaha! saaxiib, saylac...shalay maanta bay ahayd. in kasta
oo ay ka qadiimsan tahay...magaalooyin badan oo dhinacaas. hadana, waa
meesha maanta ah tuulada la yiraahdo; "bandar beyla"...meesha dadkii
gariiga imaan jireen. aqri buuga "Arkiyos and Dasibur" a sorta
collected sayings of two major giriik explorers. waxay ka hadlayaan --
magaalo kaluunku aad arki kareysid -- sababtoo ah...xeebta ay ku taala
baa waxaa ku yaal buuro aad hadii aaad ku istaagto, biyaha aad kuugu
muuqanayaan. maanta, in kasta oo adigu ilaa iyo one kilo mitir biyihii
dhinaca xeebta u soo baxeen(sababtoo ah dhulka oo wareegaya
aawadii)...hadana buurahaas uu arkiyos sheegayo weli waa ku yaalaan
banderbeyla area. and oy vey, this goes back to over 40 + ceturies.

> Geedka la yidhaahdo XiJiga oo laga aloolo dheecaanka marka uu qallalo
la
> shito ee udgoonka badan lana yidhaahdo "Foox" waa geedka ay
reedintiisa
> u imaan jireen Masaaridu una shidi jireen Ilaahyadooda. wuxuu
geedkaasi
> ka baxaa buuraha silsildda Golis loo yaqaanno {Calaha madow iyo calaha
> miskeed}. ee ka soo bilowda barig Ithiopia ilaa Caluula somalia.
geeska
> afrika.inta u dhaxaysa buurta Surrad ee ceerigaabo kusoo jeedda ilaa
> Bosaso wax yar marka dhanka bari loo socdo.waana geedkaas waxa ay
> dhulkaas u magcaabi jireen dhulkii ilaahyada ama dhulkii
> udugga(puntland).

aniga waxaan ka hadlyay geedka reer markuhu ay u yaqaan "xulbis" oo ay
maanta ku daweeyaan calool xanuunka, iwm. waqtiga aan sheegayo,
masaarida waxay alla bari u bixin jireen DADKA nool. waxa kaliya oo
dadka bedeli jirey waa geedka xulbiska(oo masaaridu u taqaaney;
"kahnoshi") the word kahnoshi in the ancient egyptian language can be
translated as; "salvation". sawiradii ay darbiyada ku sawiri
jireen...oo maanta dadka fasiraan baa waxaa weli ku yaala kahnoshi oo
laga soo gurayo "yehromood"(pronounced as "yehramuud") yehramuudku
macnaheedu waa; "dhulka ilaaha"(ilaaha uu yahay...cid taqaana weli ma
jirto). inuuba ilaaheena ahaa baa laga yaaba...sababtoo ah, masaaridu
waxay aaminsanaayeeen inuu jirey "ilaaha ilaahyada"(sida
qureyshtii...)...taasoo macnaheedu yahay -- inuu jiro ilaah ka wayn
ilaahyada kale oo dhan.


> Marka Dr.ku leeyahay waa magaalo madaxda ugu qadiimsan afrika marka
laga
> reebo Al-Qahira macneheedu ma aha waa magaalada labaad ee afrika ugu
> da'da weyn leh. sidaad u fahantay.Al-qahira waa magaalo da'yar marka
loo
> eego magaalooyika kale ee Masar ku yaal. Ma ogtahay dawladdii
> faadumiyiinta ayaa asaasay Al-Qaahra.
> Magaalooyin badan ayaa ka fil weyn marka laga hadlayo magaala ahaan.
> maha madax ahaan.

actually, this was the way i understood it as well. qaahiro way ka da'
weyn tahay magaalooyinka afrikada kale oo dhan...sida magaalo caasumad
ahaan. sidoo kale, muqdisho waxay ahayd caasimad...al yacni --- magaalo
dadka oo dhan aaminsanaa inay ahayd tan ugu caalimsan soomaaliya.

magaalada alexandaria...waxay gaaraysaa waqti aad iyo aad u fog. waa
runtaa qaahiro ma'ahan magaalan aad u duqsan, aniga taas kama
hadleyn.(i was just speaking of mogadishu as a BONUS. hahaha) hase
yeeshee, magoolooyinka aduunka ugu qadiimsan...waxay ku yaalaan masar.

>
> Magaalo madaxnimadu kuma xidhna da'da magaalada sida aad rumaysan
tahay.
> ee hadba dadka degaankaasi waa meesha ay iyaga ula qummanaato.

actually, muqdishu waxay soomaalidu u dooratey waa qadiimnimada oo
kaliya. waxay ahayd...magaaladii ugu horeysay...oo dadyowga ka baxsan
anaga...ACTUALLY ku qoraan maabkooda, iwm.

> Aniga laf ahaantada haddiiba magaalo madax cusub la magcaabayo waxxan
ka
> dhigi lahaa meel dhexe oo la soo wada gadhi karo.
>
> Xamar waxay ahayd magaalada ugu quraxda badan ugu qaayo badan
> dhankastaba ha noqotee.hase yeeshee ma aha in ay xaq gaar ah u
leedahay
> caasumad ahaanshaha.

walaalkiis, marka soomaaliya aan dhisno oo aan hagaajino, kuligeed
waxaan isaga bixi karnaa...saacado gudahood. ma lihin dhul AAD iyo aad
u weyn. mida kale, waa maxay "meesha dhexe" oo aad ka hadlayso, we are
in the 21st century. we will shine our country and build it like no
african state. you watch -- all we need is a foot in the door. we
learned our lessons well, or maybe not "well"...but still! heehehe!

carr...@my-deja.com

unread,
Aug 8, 2000, 3:00:00 AM8/8/00
to
There is Somali saying " Inakstoo biyo galo, Doofaar Abadkii ma
daahiro" which can be loosely translated, No matter how hard you try to
shine a junk, it always will be a junk.

Such is the case of the of the misguided adaptation of Qabiil at the
peace confrence in Djibouti, if you could still call it a peace
conference. Once upon a time, way back in Sep of last year, ina Geeleh
had a noble idea of re-establashing the Somali government. His
initiative has called of staying away of the road that had resulted a
dozen or so failures and mapping a fresh start . One, which rightfully
empoweres the civil society and obliterates the role of warlords. At
the time, Majority of Somalis welcomed and backed this new approach of
de_emphasing Qabiil, and eventually building consesus of cross_ clan
civil society.

For whatever reason, something has happened and thrown the process into
chaotic old habits. What is taking place today is futile haggling over
qabiil, and of course to the delight of qabiil peddelers who are
hawking it. The nature of qabiil structure is messy and nothing good
comes out of it. One had hoped, after more than a decade of warlords
and qabiil militia, that lesson should have been learnt by now.

Muslim men could marry upto four women with one big condition. They
should be equally fair and just to all the wives. A lot wise Muslim men
for go the whole deal , beacuse it is human to be bias. Needless to say
government based on qabiil structure has similar fate. There will
always be a slighted and cheated group. Worse yet, breakdown and
violence are never far off. Is this what Somalis want? Cycle of
violence.

Let me give you an example of how futile it is. According to the
drafted national charter, each of the Two major Qabiils,( Daroord,
hawiye) and the coalition groups( Dir(1), and Digil and Mirefleh)got 44
seats out of 225. That is about 20% of the total. What this mean,
(Forget the highly contested posts, such as presidency and Ambasodorial
post(2)) for instance, is Darood should have 20% set aside for every
public postion, from driver and policeman to the head of ministery. And
oh yeah, Darood should have to agree among themselves how many marehan
or majerteen drivers or who will be the next director general of
Wasaardda caafimaadka, which could only be filled by darood according
to the predetermined charter. What a nightmere.!!

Ina Geeleh had to opprotunity to steer away from the pitfall of Qabbil,
yet he headed with full speed into the abyss. All indications are he
panicked and reverted to qabiil system, after he realized the envitable
failure of the outcome . But, he has only himself and his mentor,
David Stephen to blame. The confernce in Djibouti should never have
been billed as 1) the last ditch effort and 2) estabalshing fully
functional Somali government with merely 2000 of self invited people.
Never bite more than you can chew. It should have been only a fact
finding and buliding block for future negotiations. Now that he had
conored himself, he has no choice but to carry on the charade as long
as he could, even if it means into next year, which really isn't that
far fetched.

Footnote

1) Could somone expalin what Dir is? Does it mean Samaron, Issa, Isaq
and Dir of South has common lineage, or is it mambo jumbo political
exploit. If the case is latter doesn't mean that creating more
confusion.

2)Rumor has it the most sought after post is Ambasodor. i guess that
says a lot of the participants. These idiots want to exploit the
somalis from the comfort of the distance. Yeah, why not be in Rome or
Riyadh and by supported by the old lady suffering in qoryoley or
Buurhakabo.


Carrabay.

Omar M

unread,
Aug 9, 2000, 3:00:00 AM8/9/00
to
Carrabay,
Thanks for your article. I fully support your view of the so-called shirka
Djibouti. What a chaos. Did any of the dumies in the coference considered
the pitfalls facing the Qabiil erected government that may come out of
this.
I feel sorry for the millions of Somalis whose utopia for a democratic
government faded after months of wait and wait.

Abi Shuceyb

unread,
May 14, 2022, 7:03:24 AM5/14/22
to
HUBERT HUMPHRY was the secretary of state of the USA his visit to Somalia Mogadishu was 1963 during ADEN ABDULLE OSMAN abdirashid was not president that Era.
ref,Washington post.
0 new messages