Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

WAXAAN RABAA TALO!!!

45 views
Skip to first unread message

carleton.ca

unread,
Dec 10, 1997, 3:00:00 AM12/10/97
to

Akhyarta sharafta leh marka hore waad salaamantiin.
walaalayaal hadii aan isu kiin sheego waxaan ahay nin soomaaliyeed oo
dhibaato la soo deristay.
waxaan aan jeclahay in aan fikradiina iyo talo wixii aad haysaan si
naxariis leh iila soo talisaan.
walaalyaal anoo idiin bilaabaya dhibaatada ila soo deristay waxa ay
tahay,
waxa aan dalkan canada keeney haweeney soomaaliyeed oo aan ka soo
kaxeeyey qoxootigii kenya mudo markii ay joogtay ayaan waxaan go aan ku
gaarnay in aan is guursano intaas ka gadal waanu aqal galnay si fiicana
waanu u wada nooleyn waxse ubada oo aanu kala helnay ma jiraan wakhti
hada laga joogo hal sano iyo bar.qoftii xaaskayga ahayd waxay bilowday in
ay igula hadasho af kale oo yacni yasid iyo hadalo kul kulul oo aanan
runtii i raali gelin.
anigoo hore uga war qabay waxa ka jira canada ayaan hadana intaas wanaag
iyo walaaltinimo tusaayey wax dhib ah oo aan u geystana ma jirto.
waxa ay la xiratay nin jumaykan ah oo ah kuwan gada budada (drug dealer)
lix beri ayaayn war ka la'aa.
maalin maalmaha ka mid ah anigoo dhibtan isoo gaartay cidna uga waramin
ayaa waxaan la kulmay wiil aanu saaxib nahay oo xaaskaygii iyo ninkii
jumaykanka ahaa ku soo arkay night club.
markii uu i rakay wuxu iigu slaamay saaxiboow warbaan kuu hayaa laakiin
uma malynaayo in aad ku farxi doontid.
ninkii saaxibkay ahaa warkii oo idil wuu ii sheegay, naxdin iyo warwar
ayaan meel aan joogo kasi waayey.
wakhti yar ka bacdi waxaan maqlay wuxu la aaday toronto, markii ay iga
maqneyd mudo lagu qiyaaso sadex bilood ayaa waxa dhacday in maalin
dhaweyd si lama filaan ah iigu soo laabatay,waxa uu soo baray qurun oo
dhan.waxaan wacay cidii ay ka dhalatay waxse wara ka maan helin.
walaalayaal anigu hada waxaan taaganahay quus iyadiina garka ayey hada i
qabanayesaa ma u noqonaayo ayey i leedahay maxaan yeela?
walaalyaal idinkoo mahadsan talo i soo siiya.
waad mahadsan tiin.

Osman Adam


Ibrahim Aden ali

unread,
Dec 10, 1997, 3:00:00 AM12/10/97
to OAdam@treenet, carleton.ca

This is a multi-part message in MIME format.

---------------------------------15063485214468
Content-Transfer-Encoding: 7bit
Content-Type: text/plain; charset=us-ascii

After salaan kadib soomaalida waxay ku mahmaahda


>ayaan meel aan joogo kasi waayey.
>wakhti yar ka bacdi waxaan maqlay wuxu la aaday toronto, markii ay iga
>maqneyd mudo lagu qiyaaso sadex bilood ayaa waxa dhacday in maalin
>dhaweyd si lama filaan ah iigu soo laabatay,waxa uu soo baray qurun oo
>dhan.waxaan wacay cidii ay ka dhalatay waxse wara ka maan helin.
>walaalayaal anigu hada waxaan taaganahay quus iyadiina garka ayey hada i
>qabanayesaa ma u noqonaayo ayey i leedahay maxaan yeela?
>walaalyaal idinkoo mahadsan talo i soo siiya.
>waad mahadsan tiin.
>
>Osman Adam
>
>


---------------------------------15063485214468
Content-Transfer-Encoding: 7bit
Content-Type: text/plain

Osman Adam


---------------------------------15063485214468--

Abdirahman Osman

unread,
Dec 10, 1997, 3:00:00 AM12/10/97
to

Akhyaarta Godka:

Sheekadan gabdhaha Soomaaliyeed ee Canada kunool meesha looga dhacayo
waxaa qoray nin madaxa kajiran oo kunool Waddanka Australia wuxuuna
kasoo qoray qoraalka Jaamacada Monash.

Abdirahman.

Mohamud Cisman

unread,
Dec 10, 1997, 3:00:00 AM12/10/97
to

Osman Adam wrote:

> wakhti yar ka bacdi waxaan maqlay wuxu la aaday toronto, markii ay iga
> maqneyd mudo lagu qiyaaso sadex bilood ayaa waxa dhacday in maalin
> dhaweyd si lama filaan ah iigu soo laabatay,waxa uu soo baray qurun oo
> dhan.waxaan wacay cidii ay ka dhalatay waxse wara ka maan helin.
> walaalayaal anigu hada waxaan taaganahay quus iyadiina garka ayey hada i
> qabanayesaa ma u noqonaayo ayey i leedahay maxaan yeela?
> walaalyaal idinkoo mahadsan talo i soo siiya.
> waad mahadsan tiin.


Ugu horeeyn subixi hiiradi adoon wax kale sameeyn gacanta ka qabo ee
geey health Clinic-ka kuugu dhow ee AIDS ka baar. Hadoow AIDS ku soo
boxo, u faatexeey. Hadoowsan ku soo bixin soo cesho.
SOO BARI-
CISMAN-

Mahad M. Abdi

unread,
Dec 10, 1997, 3:00:00 AM12/10/97
to

Waan kusalaamay Saaxiib Osman salaan kadib si fiican ayaan u darsay
dhibaatada ku qabsatay ee aad kala kulantay xaaskaaga inbadana waan
aragnay
arintaa oo kale dad ay qabsatay waana arrin aad looga xumaado
waxaa laga sameeyay filim iyadoo ay dhalinyarada iskusoo dubariday filin ka
ay
rabeen in ay tusaale fiican siiyaan dumarka kunool Canada wuxuuna ku
saabsanaa
dhowr qiso oo ay ku jirtay mida ku qabsatay oo kale
filinku wuxuu kusaabsanaa nin dhalinyaro ah oo yimid Canada kadibna wuxuu
u dacwooday xaaskiisii in loo keeno wayna u timid ugu dambayntii markii ay
joogtay
ilaa dhowr bilood ayay ka raacday dhalinyaro kuwaas oo aan iyada u wadin
wax
horumar ah una jeeday in ay dumiyaan qoyskeeda markii ay ka dhamaysteen
dantii ay kalahaayeena waxay uga dhaqaaqeen meel cidla ah.
waxayna kusoo laabatay ninkeedii ay sida fooshaxun u gashay kamase ay helin
sidii ay filaysay waayo wuxuu helay xaas kale oo ka wanaagsan.....

hadii aan gadaal ugusoo noqdo sheekadaada waxaad soo dhex dhigtay bulshada
somaaliyeed waxaadna heli talooyin aad u kala gadisan kuwaas oo ka kooban
dhan walba qaar ku dhahaaya sii jaanis kale iyo qaar ku dhahaayo ka
dhaqaaji intaba.
anigu waxaan kugula talin lahaa in aad mar walbo xusuusnaato in
maahmaahdii Soomaaliyeed ee oranaysay MAR I DAGE ALAHA DAGO
aadna ka fiirsataa si aysan kuugu dhicin arintaa markale
waayo sida sheekadaada iiga muuqato waxay kaa maqnayd mudo dhan ilaa 3
bilood
ayna kulasoo xiriirin.
waxaan ku dhihi lahaa kafiirso arintaa........

waxaa jirto hees oranaysa
MARKI AAN KURABAYBAAD RAADKAYGA GOOYSOO MIDKALE U RUCLAYSEE KII LAYGA
ROGAYBAA REERYADA KUSAAREE
ANNA KAAMA RIDAYEE
RABIGAY KA YAABAYE
HA I RAALI GALININE RUUXAAGA IGA QARI...

magaca filim ka waa DADWAYNAHAA LAWAYDIIN
waxaa lagu sameeyay Vancouver B.C

Mahad E-mail ma...@globalserve.net


Osman Adam <OAdam@freenet carleton.ca> wrote in article
<66lk8u$ts4$1...@towncrier.cc.monash.edu.au>...

> wakhti yar ka bacdi waxaan maqlay wuxu la aaday toronto, markii ay iga
> maqneyd mudo lagu qiyaaso sadex bilood ayaa waxa dhacday in maalin
> dhaweyd si lama filaan ah iigu soo laabatay,waxa uu soo baray qurun oo
> dhan.waxaan wacay cidii ay ka dhalatay waxse wara ka maan helin.
> walaalayaal anigu hada waxaan taaganahay quus iyadiina garka ayey hada i
> qabanayesaa ma u noqonaayo ayey i leedahay maxaan yeela?
> walaalyaal idinkoo mahadsan talo i soo siiya.
> waad mahadsan tiin.
>

> Osman Adam
>
>
>

Abdirashid A Hussein

unread,
Dec 10, 1997, 3:00:00 AM12/10/97
to

In article <01bd0592$6c94d820$45662fd1@mahad-m.-abdi> "Mahad M. Abdi" <ma...@globalserve.net> writes:


Gacaliye(Dear ?) Mahad,

Sheekatha ninkani uu so qoray in ay beentahay ayay ubadhantahay oo uu
donayaa in uu habalaha Soomaliyeed ku faxshilo. Fiiri meesha uu ka soo qorayaa
iyo magaca uu isticmaalayo. Hasa a haate qisayoonka noocaasi
way daceen oo wax laga naxo weyaan.Waxaan hasuusta Konfur Afrika oo arin
nowcaasi ka dacthay. Kabadh Soomaliyed ayaa ferenji raacday. markii u
dambaysay badh waynta hindiya ayaa u ku shegi in ay ku haalatay ama ku
muustay. Gabadhan dibaato uma gayn Ferenjigan lakin way dhamacday.Marka
halaa yaabin jaha warerka iyo nolal fiican raadiska hablaha
Soomaaliyeed badhankoodha dib ayuu ukeenaa.

Allahayoo inoo saqir.

Mahadsanid haysta aad no so banddiktay:-)

Abdirashid.


--

mohammad Abdulkadir

unread,
Dec 16, 1997, 3:00:00 AM12/16/97
to

From: Mohammad Q. Abdulkadir

Newsgroups: soc.culture.somalia
Subject: WAXAAN RABAA TALO!!!
Date: 15 December 1997 21:30 CET
Email: moha...@online.no

Walaal waad salaaman tahay. Sidaad aragto dhowr qof baa kuusoo jawaabay.
Fikradaha lagu siinayana waa kala duwan yihiin.
Sida uu kusoo yiri qoraaga kuu carabaabay Maahmaahda
MAR I DAGE ALLAHA DAGO….
Waan ku raacsanahay ra'yigaas.
Nin rag ah baa Ilaah kaa dhigay mana waayaysid Naag kale.
Soomaalidu waxay tiraahdaa WAXAAD BARATO WAA BAASKAA.
Hadii arinta aad sheegtay run tahay oo qoftaasi ku xumaysay oo intay ku
bariday aad u ogolaato inay kula joogto, ogow inay ku sugayso kaa tegid
kale. Waayo qoftaan sidaad sheegayso soo baratay Fisqi oo dhan Noloshaadu
BORING bay ku noqonaysaa.
Waa un ay kugu meel gaaraysaa.
Ha noqon DOQON DACDA LOOGA TILAABSADO!

Just remember this. The World is big and there are a lot of women out
there!
Don't cry, be a man.
You don't need to have something special, just use what you have got from
ALLAH. From now on think about a new mariage!!

NABADGALYO.


harry kendall

unread,
Dec 16, 1997, 3:00:00 AM12/16/97
to

Osman waxaan ka xumahay waxa kugu dhacay ha ahaatee adiga ayaa ka daran
iyada waayo guriga ayaad weli ku haysataa qoftii hawshaa soo martay.
Erri Erri .

Mohamed Yusuf

0 new messages