Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

AA HAYBE DHAADHAAN,INAN GUMEED

2 views
Skip to first unread message

Warac Aar

unread,
Jan 11, 1995, 4:24:54 PM1/11/95
to

KU: KELEBKA KELAABTA U WEYN EE HAYBE

Maalinba maalinta ka danbaysa,wax layaab leh oo kaa fajaciya
ayaad arkaysaa,waa iska ADUUNYIYO WILWILADKEED.
Kaalay,KELEB yahow,maxaa kuu geeyey SHEEKH BILIGA IYO BARAKADABA LEH,
ee SHEEKH IS-XAAQ BINU AXMED,sidee baad ugu soo qori kartaa "NET"ka
DIRTY HOMO...Adigoo uskag yahow u jeeda,awoowgayo.
Asaladaadii horaa qadhmuunayd,waayo inan gumeed aan meeluu u jeedo
iyo meel uu kajeedo toona garanaynin ayaad tahay.Adigaa bad isku
doontay,oo ummad dhan oo qaran ah caayaye kabax hadeerto.
Hadaad tuuryo barad tahay hadeerto,waa keena ay seeraaradu,dakharo
ka jeexdaa.Uskag yahow,ay "ADHIGA LABADA KALA TIRSADAAN"xaga hoose
eeg oo dulucda iyo ujeedada waan kuu sarbeebayaaye,dhadhanso.waa
hadii aad fahmi weydo,"NASIIBKAA HADII UU HADALKU DAAQADA KAALA BAXO"

BAL HADA FIIRI NOOOOOOOO...


ABTIRSOO AYAAD TAHAY
HOOYADAA MA GABADH BAA
AABAHAASE WAA KUMA?

GARAC yahow,hadii aanad garanaynin waxaad tahay ,ma inaad ummad dhan
caydid baa? Mida kale ma asal la'aantiibaa kaa yeedhsiisey,HINDI baan
ahay,waar dadka haysku dhedhejin,ma tihide,miskiin muxuu hadba gees
isku taaray iyo dhul aanu gaadhaynin

WARAC AAR.......

Abdullah A Ali

unread,
Jan 12, 1995, 6:06:25 AM1/12/95
to

Waryaa Warac maxaa ku kululeeyey?.

Ma dhiig isu yeel bay kaa tahay...mise meel baa ku xanuuntay?
Su'aal baan soo jeediyey, maxaa jawaab fiican kuu diidey?
Midda kale odayga keligaa ma lihide hoos u dhaadhac...Habartee?.
Oday xun oo boqollaal sano ka hor dhintay, wuxuu ahaana aanad fikrad ka haysan
ha ku habsaamine...Nolol raadso. Jiritaankiisaaba laysku haystaa!
Haddaad leedahay odaydu khaniis carab ah ma ahayn...Caddayn keen.
Caafimaadkaaga cudur ha dhaafsan...Waa talo walaal.


AA HAYBE

S0F4000

unread,
Jan 16, 1995, 3:18:40 AM1/16/95
to
In article <3fdjb5$2...@zippo.uwasa.fi> a70...@uwasa.fi (Abdullah A Ali) writes:
>Waryaa Warac Googaa!
>Waa taladii ugu danbaysay ha dhayalsan, aan iraahdo markii ugu danbayey aan
>kula hadlo.
>
>Waad lunsan tahay, sababtana waxaan filayaa inay tahay golahan oo aad ku cusub
>tahay. Dad badan oo sidaada oo kale u hadla ayaa jirey markay golaha ku
>cusbaayeen...Reer hebel baan nahay...annagaa nasab ah...idinkaa guna ah...
>iyo waxyaalo la mid ah. Hadda ay is qoomamaynaan...Yaa hadalladii naga dhacay
>noo soo celiya!...Kaftan ma aha!.
>
>Adigu Waracow haddaad soo degtey...Abtirssiyihii reer Isxaaq...Awliyo...
>Nasab..IWM. Runta waad ogtahay adiguba maxaa waqtiga isaga luminaysaa...
>MA JIRO WAX LA YIRAAHDO SHEEKH ISXAAQ oo dadkoo dhan isku xira...
$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$
Mr. Heybe the above words sound more of exactly Afweyne's word,no
wonder you people speak the same language. Weligayo waanu jirrey waanan
u jiri doona. Kuwa aad sheegeysid ee hadda is qoomameynayana maxaad
ku sameysay, anigu wax is bedel ah ileyn ma arko e . Hoy harowsigsa iska
daaa!

AWOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO
$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$

>Haku waalan anigu ciddaan ahay sababtioo ah ma ogid runta...Faqash...Nasab
>xume...bala bala...Waad niyad jabi doontaa markaad ogaatid ciddan ahay!
>
>Hadduu jiro Isaaq weli ah oo sida xariggii dadka isku xira Maxaa maatada
>iyo caruurta loo baacsanayaa? miyaanaya ahayn shalay markii Siyaad barre
>Hargeysa burbutinayey?...Xasuuqii Imisaa kasoo wareegtey?...Maxaa maanta
>hargeysa ka dhacay? Maxaa soo socda?...Maxaa beenta laysugu sheegayaa?
>Waan fahmayaa dhibta ay leedahay runta la qirtaa marka arrimahan oo kale
>laga hadlayo...Hase yeeshee runta lama qoomamayo!.
>
>Isaxaaq...Weliga....Awowgeen...Ilaaliyaha....Isku xiraha! WAA BEEN AAN
>SAL IYO RAAD TOONNA LAHAYN.
>
>
>"Mar i dage all ha dago...mar labaadse anays dagay"
>
>Dulli ahysku ridin
>Derbi dhagax ha tumin
>Dadka dhinac ka raac
>
>
>
>Waracow waxaad rabtid baad qori kartaa...Xor baad tahay
>Haddaadse diyaar u tahay inaad u dooddid sidii wax garad soo dhowow,
>haddii kale nabadey. " KULA TALIYEY OO DIIDAYE KAA TEGEYE TAGNOW".
>
>
>AA HAYBE
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>
>.
>.

Olol Ali

unread,
Jan 16, 1995, 12:47:33 PM1/16/95
to
ignore please
0 new messages