Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

Halxidhaale (Gabay) ah

610 views
Skip to first unread message

Mahad M. Abdi

unread,
Aug 10, 1997, 3:00:00 AM8/10/97
to


Shankun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta
Oo wada sharaaka ah haday naf u shaqaynayso
Asaan shaada xoola ah lahayn wadana shoobaysa
Aan shabaabka iyo shiikha iyo shaydku kala soocmin
Wadana shiil madow ah aan casaan cidi ku sheegaynin
Maxamuud hadaad shicir taqaan sheeg hadaad garato


waxaa tiriyay gabayaa somaaliyeed

Nabadoon

unread,
Aug 14, 1997, 3:00:00 AM8/14/97
to

In article , "Abdirahman says...
>Waxaa layidhaahdaa Gabayaagani waxa uu ka hadlaayey waa
>Qudhaanjo(Qurranjo)
>
>Abdirahman

hankun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta
>> Oo wada sharaaka ah haday naf u shaqaynayso
>> Asaan shaada xoola ah lahayn wadana shoobaysa
>> Aan shabaabka iyo shiikha iyo shaydku kala soocmin
>> Wadana shiil madow ah aan casaan cidi ku sheegaynin
HADDAAN SHEEGO WIILKAYOW JINNACA SOOW MAHAN?

XXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXX

Hassan Mohamed

unread,
Aug 15, 1997, 3:00:00 AM8/15/97
to

> XXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXX

Waa JINACA nooc ka mid ah oo la yidhaahdo JINAC DUULAAN!

H.Mohamed

0 new messages