Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

Heeso soomaali

95 views
Skip to first unread message

Heeso

unread,
Jun 21, 1996, 3:00:00 AM6/21/96
to

Listga Heesaha caladaha aanu hayno


HASSAN AADAN SAMATAR

1- Beled wayn
2- Sida hogosha roobka
3- Siraad
4- geestaydan caashaqa Ka godladay ha gaagixin
5- Kuwa loogu magac daray
6- Qorrax doo aroortii (Qarad)


AXMAD CALI CIGAAL

1- Dhunkashadu siday tahay
2- Deeqay walaaleey
3- Caynkii araweeliyo
4- Ma 'ogtahay warmoogeey (Maryan mursal & Cigaal)
5- Matagee cishqigu Qalbiguu mirtaa
6- Ilkaheeda dhuuxaa
7- Batalaale


AXMED MOOGE LIIBAAN
1- Anaa jamashadaa qaba (Sahra axmed & A. Mooge)
2- Gaasira
3- Godadle waa gadiisii (Hibo,Magool & A.Mooge)
4- Ciriblaay
5- Inan yahay ma sheegaa (Axmed Mooge & Sahra Axmed)
6- Taageer
7- Waayaha aduunka
8- Mee jaallahay (Sahra siyaad & A. Mooge)


MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
1- Riyo
2- Jugna igama daayo
3- Malyuun hibo
4- Baldadyow aduunka
5- Anigu kaa helay hubaale
6- Amaanda ilaahay
7- Dhool da'ay lamoodyeey


MAXAMED AXMED KULUC IYO MAGOOL
1- Inanyohow Jacaylkii (magool)
2- Sida canabka beeraha (Magool & Kuluc)
3- Waa qodob su'aaloo (Maryan mursal, dhuule, A.Mooge, & Magool)
4- Waa qayb aduunoo (Magool)
5- Ubax lamood
6- Dadnimo
7- Calaf duug ma yeeshee

Hassan Aadan Samatar cajalada labaad
1- Balan baalis
2- Maalmaha qalooca
3- Waa in laysla dhawraa
4- Hanaanka
1- Galan gooleey
2- Caashaqii ilumiyoo
3- Amarkaan kufaray
4- Dhoof caashaq
-------------------------------------------------------
hadii aad danaynaysaan cajaladaha la xiriir
Ma...@mindlink.bc.ca for more information.

thanks

_------------------------------------------------------------------------------
-------------------------------------------------------------------------------

ayu...@charlie.usd.edu

unread,
Jun 24, 1996, 3:00:00 AM6/24/96
to

Dear Mahad!
Thank you for putting this report together! I always liked the songs of Hassan
Adan Samatar and Hibo Mohamed, but I see no Hibo's songs here. I heared Hibo
is in Canada, but I have no idea which city of canada she resides in. I would
like to sponsor her if she is willing to come to Minneapolis, Minnesota and
to do some show. If you happen to know where to find here would you please
return your mail with some good info.

Thanks

Abdi Yusuf


0 new messages