Trying to be "Geed sare waab"!!
You have got it all wrong.
Khaliif Waylac.
--------------------------------------------------------------------------
Qur'aankuu macbuud soo dajee malag u soo dhiibay
murtidaa rasuulkiyo sunnaha lagu macnaynaayo
inaan midigta saarroon wax kale maya nidhaa weeye.
---------------------------------------------------------------------------
What do I got wrong?
The meaning of Ethiopia can be found in encyclopedia - just
go down to the library. By definition, Somalis are Ethiopians
or Habashi and I told you that:
a)Ethiopia, in Greek meant just African (black face)
b)Then it came signify the whole Horn (anywhere south
of Egypt.
c)Habash is an Arabic word for Ethiopia - for Arabs all the coast
of the Horn was ardul habash (the lands of the Ethiopians),
that prophet Mohamed told his followers to go.
Anyway, it looks that you have too much anti-Ethiopian
hate propaganda from the father of all hatreds - Siad Barre.
Furthermore, if you walk around black neighbours in the US
you will some churches named Ethiopian churches -
do you know? They are using the word in its original sense -
African. Got the light? I hope so.
Marka hore waan ka xumahay inaanan kuu sheegin sababta aad khaladka ku tahay.
Bal waa maree horta erayga "Xabasha" waxuu la mid yahay "Abyssinia" ee
"Ethiopia" meella iskama soo galaan.
Xabasha waxaa la odhan jiray waligeed dal xaddidan oo ay dagaan Tigree iyo
amxaaro, dhul ahaan hadda waa qayb erateriya ka tirsan iyo waqooyiga Ethiopia.
Dalkaas diintiisa waxay muddo badan ahayd kirishtaan boqortooyana way lahaan
jireen oo waa kuwii qabsaday yaman, waa kuwuu nabigu saaxiibadii u soo diray
ee uu ku yidhi waxay leeyihiin xaakim aan dadka dulmiyin.
"suudaan" ayaa la macno ah erayga "Ethiopaia", oo dadka madmadow oo dhan lagu
yidhaaahdaa, haddaad aad u akhriso buugaagta ay qoreen socdaayaashii carabta
ee hore waxaad arkaysaa farqiga labadaa u dhaxeeya.
Matalan marka uu tilmaamayo nin qoray kitaab la yidhaahdo "Mucjama al-bildaaan"
800 oo sano ka hor Barbarka ama Zaylaca dadka la odhan jiray (waa soomaalidee)
waxa uu leeyahay waa qolo "suudaan" ah oo u dhaxaysa xabashida iyo Zinjiga
(nigrod) waa dhul ahaane.
Qarnigii tagay daba yaaqadiisii waakay reer yurub qaybsanayeen africa oo
abyssinia oo ahayd dowladda kaliya ee Kiristaanka ah africa ay ka qayb qaadatay
qaybsigii markay waynaatay waxay la baxday magac cusub oo ah "ethiopia" oo
dhul ahaan ka kooban Abyssinia iyo dhulalkay markaa qabsatay.
Dal kale oo dalalka madmadow ka tirsanaa ayaa isna magaca "Suudaan" la baxay.
Marka xabashi horta isaga warkiisaba daa oo soomaali waliged ka mid ma noqonin
suudaan iyo ethiopiana dalal baa la baxay gar iyo gar darraba.
Marka innaga soomaali baa inoo soo hadhay ee ku raali noqo. Oo nin kasta oo hal
soo maalana soomaali ha dhihin, inneen dad badan baa soo maala oon soomaali
ahayn sidoo kale dad badan baan suudaan iyo ethiopian midna ahayn oo madow.
Qolyahaa madmadow iyagu waxooda waa xeer gaara oo aragtay baan filayaa kuwa
xayle-salaase caabuda, identity problem baa haya.
Xalay mid waxaan daawanayay ku doodaysa ingiriisow ilma adeertiin baan nahay oo
wecello aad dhasheen baan nahay!! cigaa iiga markhaati ah.
Waxaa kuu soo hadhay colaadda aan u hayo Ethiopia, ma inaan jeclaadaad iga
sugaysay? Aabahay baa la dirairay oo awowgay baa la dirriray oo awowgaygii
kalaa la dirriay oo yaanan kuu dhayrayninee awoowgaygii 12aad baa ku dhintay
isagoo kula dagaallamaya Haadaama (Nazret baa hadda loo bixiyay), aniguna
inta aan arkahayo masjiodul-jaamacii harar oo ay istallaab ka dul mudantahay
wallaanan ninkaa hishiis noo oolin, ama igu raac sida ay iyaba isu
raacsanyihiin ama igaga hadh sidii noo caadiga ahayd:)
Dalab baa hadalka nimankaa hadalka nimankaa dhameeyay oo yidhi:
Hawaash iyo jardoon Harar galloo gumucu hoos yeesho
oon haray u guurroon Maqalee kugu hareerayno
hishiis iyo inay nabad dhacdaa waa habeen tagaye
hab nugaylka daayoo adaa hiifay nabaddiiye
HAGAAG NOOGA GUUR DHAHA CIDLUU KU HADFI DOONAAYE.
Masjidka aan sheegayo haddaad doonin inaad aragto isku day:
http://basil.acs.bolton.ac.uk/~kaa1mms/mas.html
Wasalaamu calaykum.
That is exactly what the word stands for. May I suggest a book by Ali
Mazuri "The Africans" to be referred to? Particularly there is a map in
that book that might have come as a shock to some. Abdi Aidid has a
point.
Peace to all of us!!!
Wondimu
: Ethiopia came from a Greek word for black face. It means thus
: African. Secondly, Ethiopia was more precisely the name
: of the whole Horn - do not confuse it with some ethnic
: groups you do not like. You are an Ethiopian too if
: you are a Somali or Somalian. You are also a habashi
: whether you like it or: the word is Arabic for Ethiopia.
EXCUSEME MR. AIDID.
It is an insult calling me and rest of my Somali brothers and sisters an
Ethiopians. Nothing wrong being an Ethiopian, but weren't. You are also
calling us habashis, which is degrading word in my opinion.
Ahmed Ali
*********
--
>what does Ethiopia mean?
\\\\.....neo-African aparthied regime...../////
\\\\.....ego-development, thug-state, rather economic development...////
> >
> >Ethiopia came from a Greek word for black face. It means thus
> >African. Secondly, Ethiopia was more precisely the name
> >of the whole Horn - do not confuse it with some ethnic
> >groups you do not like. You are an Ethiopian too if
> >you are a Somali or Somalian. You are also a habashi
> >whether you like it or: the word is Arabic for Ethiopia.
> Trying to be "Geed sare waab"!!
> You have got it all wrong.
> Khaliif Waylac.