Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

Abiib - Tuug masiixi ah

14 views
Skip to first unread message

omarm

unread,
Apr 17, 2002, 7:31:56 AM4/17/02
to
Abiib Tuugow,
Waa caddahay in aadan xalaal ahayn. Bal dib u baar dhalashadaadii iyo
koritaankaagii. Waxay u badan tahay in adigu aad tahay khaansiirka iyo
eey u shaqeeya kuwa cadawga ku ah muslimiinta. Qurunka afkaaga ka soo
baxaya ha nala soo aadinee orod oo soo rumeyso.
Tuug masiixi ahow, maxaad isugu qarineysaa boorka? Waa la yaqaan meesha
aad ka socoto, Richard Tusconi. Orodoo isaga la dood. Fadlan godka nooga
qaad qurunka aad la wareegeyso. In lagulo hadlo waxaa ka fiican in lagaa
aamuso. Waayo bullaacadna waad ka qurun badan tahay. Tuugii masiixi
ahaayoow. Orodoo masiixiyadda si toos ah u fidi. Halkase loogama baahna.
Ummadda Soomaaliyeedna, ma aha mid ay kaa akhrisanayso koleey iyo
koleeye.
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===ABIIB URAAYE
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===>ABIIB URAAYE
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===>ABIIB URAAYE
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===>ABIIB URAAYE
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===>ABIIB URAAYE
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===>ABIIB URAAYE
TUUG MASIIXI AH OO IS QARINAAYAA LA QABTAY===>ABIIB URAAYE
WECELKII AAN AABBAHA LAHAYNOW

M. Abib

unread,
Apr 17, 2002, 10:49:55 AM4/17/02
to
Omar,

Xaalkaaga anigu waxba ka garan maayo, waxan u maleynayaa
in rasaasti iyo qaxootinimadii aad soo martay, inay wax u
dhimaan xiskaaga iyo xikmadaada. Ma haddaad hooyaday Ina
Qaalib Meecaad, ku sheegtay sharmuuto??? Waa innoo taala
aniga iyo adiga. Allaheenna waa arkayaa anshax xumadaada.

Nabadgelyo
Abib


"omarm" <om...@vif.com> wrote in message news:3CBD5D8F...@vif.com...

omarm

unread,
Apr 18, 2002, 1:32:40 AM4/18/02
to
Abiib,
Anigu waxaad tahay uun baan kuu sheegay. Adiguse ummadda Soomaaliyeed oo idil
ayaad ku magacowday khaansiir. Ummaddaas oo ay hooyadaa ku jirto. Ina Qaalib
Meecaad uma quuro ereyga aad sheegtay. Balse waxaa macquul ah in aad tahay
soo-seexis((kii ay dhashay Ina Qaalib Meecaad baa lagu xaday isbitaalka,
dabadeedna adigaa booskiisii lagu soo dhigay)).
Weliba qurunka aad la wareegeyso seef ayuuba istaahilaa. Waayo waxaad cadow ku
tahay midnimada ummadda muslimiinta ah ee Soomaaliyeed. Ujeeddada aad godkaan
u joogto waa in aad shakisiiso muslimiinta Soomaaliyeed. Waxaad si toos ah u
cayday nebi Muxamed (pbuh) iyo sunnadiisa. War maxaad reebatay oo wanaag ah?
Tuuggii masiixiga ahaayoow. Marka aad joojiso fara-gelinta, cayda iyo
aflagaadda aad nagu hayso ayaad naga heleysaa nabadgelyo. Haddii kale soo
tuuro anna aan tuurtee. Tuuggii masiixiga ahaayoow.

omarm

unread,
Apr 18, 2002, 1:43:07 AM4/18/02
to
Tuuggii Abiib,
Rasaasta aad shegeyso waxaa iiga daran rasaasta aad adigu igu soo tuureyso.
Macnaha tan xagga diinta ah ee aad ummaddeenna rabto in aad ku tash-wiish
geliso.
Waxaan kuu sheegayaa in marna aanan u gefi karin Ina Qaalib Meecaad. Balse ay
soo korsatay mid soo-seexis ah oo aanay dhalin. Maantana iyada iyo inta
Soomaali sheegata aad ku tilmaantay khaansii. ""Khaansii ma cuno khaansiir."
"Mushrikiin." "Gaalo" dhammaan waa ereyada aad ku magacawday ummadda
Soomaaliyeed oo muslimiinta ah. Qoraalkigi dib u akhri.
Marna ma caayi karo qoftaas. Haseyeeshee, bal adigu ka noqo caydi aad ula
bareertay iyada iyo dhammaan inta ay dhalashada wadaagaan. Iyo weliba cayda
joogtada ah ee aad ku heyso caqiidada Isaamka ah ee ay Ina Qaalib Meecaad
aaminsan tahay.

Jama Jibril

unread,
Apr 18, 2002, 8:06:02 PM4/18/02
to
Walaal Abib, Salaamu Calykum.
marka hore qof caytamay afkiisa isaga ayuu ku yaal,
caydiisana waxaa mid qofkaas shakhsiyadiisa wax ka
tilmaamaysa mana noqon karto mid wax u dhimaysa
qofka la caayay, marka iska sabir, dadka qaarkiina
marna ma mudan in loo Jawaabo Alle weynene wuxuu na
faray in Jawaabta keliya ee dadkaa naga mudan yihiina
marka ay nala hadlaan waa "Salaamman".

Midda kale waxaa dad badan iska kaga khaldan Alle ama Eeba
ama Khaaliq(Abuure) Iyo Makhluuq (La abuure), oo lagama yaabo
in Alle keligii u caabudaan in ay makhluuq ku lamaaniyaan mooyee..
Caqiidada saxda ah waa Towxiid ereygana waxaa uu ka yimid waaxid
ama kow ama mid qura, Diinta oo dhanna waxaa ugu muhimsan towxiidka.
Caqiidada khaldana waa shirki oo ah Alle wixii uu keli ahaan xaq u lahaa
oo makhluuq lala wadaajiyo makhluuqaa ha ahaa Nabi ama Rasuul ama Malaaig
ama weli iwm.
Shahaadad ama towxiidka ay Muslimiinta maanta ay daba dhigeen rasuulka
qaarna ay awliyo iyo wax kaleba ay daba dhigeen waa khaldan tahay ,
meelna keliyana kagama jirto quraanka Shahaadadaa la khalday, haddi ay
sax tahayna Alle ayaa na bari lahaa.. Towxiidkana Quraanka waa ka buuxaa.
marka Abiibow adaa ku xeeldheeraa Quraanka noo soo dareeri Aayadaha
quraanka ee Towxiika sida La Ilaaha Illa Huwa.. Laa Ilaaha Ilaa Anta
Shahida Allahu Laa Ilaaha Ilaa huwa.. Iyo aayada aad u tira badan oo la
mid ah. Marka marna yaa la isku khaldin Towxiidka iyo Ayado ka hadlaaya
ama Adeecid ama wax ka qaadasho ama ka maqlid Makhluuq.
Waxa aniga ila tahay in Umadda Islaamka wax badan u hagagi
lahaayeen ciddi ay u noqon lahaayeen Towxiidka dhabta ah.

Jama

"M. Abib" <ab...@worldnet.att.net> wrote in message news:<nYfv8.31038$Rw2.2...@bgtnsc05-news.ops.worldnet.att.net>...

M. Osman

unread,
Apr 19, 2002, 7:02:54 AM4/19/02
to
Salaamun Calaykum Jama Jibriil
Runtii aad baad ugu mahadsan tahay jawaabta qaaliga ah aad soo bixisay oo
muujinaysa Diinta saxa ah waxa ay tahay, oo ka nadiifsan aflagaaddo iyo cay
aan la aqoon meel ay u socoto iyo meel ay ka socoto. Haddaad u fiirsatana
dadkani marka la yiraahdo wax ii sheeg way leex leexdaan, haddaad aragtay
doodahii hore waxaa kuu muuqanaysa inaan sugaayo HAL aayad micnaheeda in la
ii soo gudbiyo, illaa iyo haddana aan la hayn. Ogow waa nidaamka Yahuuda ay
aad uga faa'idaysato oo waddamada muslimka isku sheega sidaa lagu duugay.
Sidee bay ku dhacday boqolaal malyan oo carab ah inay ka adkaan waayeen dad
aan tobaneeyo malyan gaarayn? Jawaabtu waxay ka muuqataa, dadkani oo aan
waxba dadkooda iyo walaalahooda u hayn oo aan ahayn cay iyo "Seef".
M. Osman


M. Abib

unread,
Apr 19, 2002, 9:50:02 AM4/19/02
to
> Tuuggii Abiib,

Waar maxaan kaa xaday? Mise macnaha tuug ayaanad aqqoon.

>inta Soomaali sheegata aad ku tilmaantay khaansii. ""Khaansii
>ma cuno khaansiir." "Mushrikiin." "Gaalo" dhammaan waa
>ereyada aad ku magacawday ummadda Soomaaliyeed oo
>muslimiinta ah.

Waxaas oo dhan waxan ku sheegay kuwa, iyakoo Islam sheeganaya, ku kacaya fal
kasta oo xun oo Allaheen innaga
reebay. Dil, dhac, boob, qaadac-al-dariiq, kufsi, baad, afduub,
biliqeysi, iyo baro-kicis. Dadkaas oo dhammi Islam ayay
sheeganayaan. Haddaba, sidee ayaan ugu tilmaami karnaa
duulkaas Islaam?

Aniga iyo wiilkayga ayaa asbuuci hore la naga casumay guri
ay leeyihiin dad "muslim" ihi. Dad badan ayaa meesha iskugu
yimid. Markaan cashada cuneynay ayaa waxa in badan oo
miiska fadhiday ka hadashay sida taxadarka leh ee ay
khaansiirka iskaga ilaaliyaan. Cashadii dhameysanay, kolkaas
ayaan isku diyaarniyay Salaaddii Maqrib oo soo gashay.
Waxase la noogu yeedhay shaah iyo madadaalo! Wiilkeygii oo
fajacsan ayaa yidhi, "Dad! How come these guys are
not praying!" Wax aan ugu jawaabo ayaan garan waayey. Qol
yar ayaana aniga iyo wiilkii masal la noogu soo tuuray.

Allahood uma sujuudaan, laakiin khaansiirka waa iska
ilaaliyaan!!! Waa xikmad dulow-hoos- ah. Taasaana iga
keentay khaansiirka aan is-cunin.


Abiib


omarm

unread,
Apr 20, 2002, 1:56:12 AM4/20/02
to
Abiib,
1) Waxaad damacsan tahay adigoo lunsan in aad ummad kale lumiso. Ood maankooda
xaddo. Waayo cid Alle iyo rasuulkiisii Muxamad(pbuh) isbar-bardhigtay iyadoo
aanay jirin baad aayaatka qaar ka mid ah oo ujeeddadoodii iyo ka-jeeddadoodii
aadan ogeyn ku dabaqaysaa. Aayaatka Qura'aanka ma aha hadal qofeed oo
macaanigiisa aad ku beegsan karto meeshaad doontid. Metalan maah-maahyada waxaad
ku dabaqi kartaa meel kasta oo ay kuula ekaato in aad u isticmaasho. Balse
Aayaatku sidaas waa ka baaxadweyn yihiin. Oo marka aad micnaha lafdiga ah
dabaqayso waa in aad taqaan sababul-nuzuulkeeda, naxwaheeda iyo weliba xiriirka
ay la leedahay Aayado kale. Inta aadan lafdiyeen bal horta daalaco Aayaatku
ujeeddada ka dambeysa. Sunnada nebiga iyo Axaadiistu waa u sal micneynta iyo
dabbaqidda Qura'aanka. Markaad intaas taqaan waxaa la tiigsan kartaa meeshii ku
habbooneyd. Haddii kale waxaad Aayaddii ku beegsanaysaa meel aanay ujeeddadu
ahayn. Bal horta haddii muslimnimadu dhab kaa tahay qof muslim ah oo khaldan ma
aad ku tilmaanteen gaal, mushrik, khaansiir iwm. Weliba ummaddii Soomaaliyeed oo
aad ka dhalatay ayaad ku wada magacawday qurunkaas. Waxaad mooddaa in aad saxan
tahay, balse waxaa kula habboon in aad isdaba qabatid oo inta aadan dunidaan ka
tegin Allena aadan hor tegin in aad wax maqasho. Aayaatka Allena ha ku dabaqin
meel uusan Alle uugu tala gelin in lagu dabbaqo. Waa iga talo.
2) Abiibow, maxaa kuu diiday in aad Axaadiista iyo sunnada nebiga baratid? Bal
horta dib ugu noqo Axaadiista nebi Muxamad(pbuh). Fiir-fiiri oo dheeho.
Dabadiidna adigoo axaadiistii yaqaan la beegso Qura'aanka Alle. Markaad aragto
Aayat, waxaa habboon bal horta inta aadan sida aad doonto u micnaysane bal aad
fiiriso xiriirka ay la leedahay Axaadiista. Ujeeddadu ma aha in aadan fahmayn
Qura'aanka. Laakiinse waa in aad iska ilaaliso taxriifka iyo tatbiiqa.
3) Abiibow, ogow in nebi Muxamad uu ahaa inta Alle abuuray kan ugu khayrka badan
sida uu Alle Qura'aankiisa ku caddeeyay. Qura'aankana isagaa naloogu soo
dhiibay. Nebi Muxamad(pbuh) waa addoon Alle, sidaada ama sideyda. Balse mar
hadduu yahay kii Qura'aanka loo soo dhiibay, waxaa habboon in siduu noogu
micneeyay in aanu u baranno. Tan kale xagga nolosha, dhaqanka iyo cibaadadana
waxa in aanu ku dayannaa isaga. Inkastoo Alle u dembe dhaafa (Inaa
fataxnaa....), haddana ummadda waa ugu cibaado iyo cabsi badnaa. Bal horta baro
oo wixii aad garan weydo na weydii. Waa iga caqli celin.
WA ALLAHU ACLAM.

M. Abib

unread,
Apr 21, 2002, 9:39:23 AM4/21/02
to
Wa Caleykum Salaam, Jama.

>wax u dhimaysa qofka la caayay, marka iska sabir, dadka
>qaarkiina marna ma mudan in loo Jawaabo Alle weynene
>wuxuu na faray in Jawaabta keliya ee dadkaa naga mudan
>yihiina marka ay nala hadlaan waa "Salaamman".

Walaal, waa runtaa oo sabirku waa haybad Allah siiyo kuwa u
hanuunsan. Duulkan Omar oo kalana waxay ahaayeen kuwii
rususha iyo anbayada Allah dhagaxa ku eryan jiray. Marka
loogu yeedho xagga Allah iyo naxariistiisa, waxay moodaan in
weerar lagu soo qaaday.

Xataa adiga ayaan ka nabadgeli doonin markaad Quraanka oo
keliya ugu yeedho Omar et al. Bil matal, aniga oo aan war ka
heyn meel aad adduunka ka joogto, aqqoonna kuu laheyn,
waaka Omar isku keen lifaaqay, ee kugu sheegay inaad tahay
"richard tucsooni"!

Bal u fiirso waxa aniga iyo Omar na dhexyaala. Allah ayuu
rumeysan yahay, rasuulkiina waa rumeysan yahay. Aniguna
Allah iyo rasuulkiisiiba waan rumeeyay WAX SHAKI ihina
igagama jiraan. Haddaba maxaa na dhex yaala?

Isagu wuxu moodayaa dariiqa toosan sidatan:
Rasuulkii(la abuure) iyo Allah(abuure) inay mar walba wada
soc'daan. Aniguna waxan u arkaa ficilkaasi waxa Allaheen
ku sheegay inu yahay: Shirki. Ama, Allah iyo makhluuqiisii
in shariikad laga yeelay.

Waxay moodayaan marka ay dhahaan: Ashaddu la ilaaha illa
Allah, wa ashaddu Muxamad rasuul Allah, in macnaheedu
tahay rumeeynta Allah iyo rasuulkiisa!! Haddaad kala
reebtana in aad Nebigii diiday.

Ma oga in ereyga "Ash'haddu" macnihiisu yahay "witness"
ama markhaatinimo. Oo aan ereygu aheyn "rumeyn".

Ma oga in Shahaadada towxiidku Allah KHAAS tahay.
waxan ka baraneynaa 3:18, sidatan:

Allah bears witness that there is no god except
He, and so do the angels and those who possess
knowledge. 3:18

U fiirso ashahaada mala'iigta iyo kuwa cilmiga leh.
Waa la ilaaha illa Allah. Taasi waa marag-ma-doonto.

Ma oga marka ay rasuul keliyaha(Muxamad) hadh iyo habeen
ula yeedhaan Allah ama xusaan, inay farqi u kala yeeleen
anbiyadii Allah oo ay mid ka doorteen. Wuxu Allah Quraanka
noogu sheegay sidatan:

Say, "We believe in Allah, and in what was sent down to us,
and in what was sent down to Abraham, Ismail, Isaac,
Jacob, and the Patriarchs; and in what was given to Moses
and Jesus, and ALL the prophets from their Lord. We make
NO DISTINCTION among any of them. To Him alone we
are submitters." 2:136

Anbiyadii iyo rusushii Allah dhammaan waa inoo siman yihiin.
Faraq in loo kala yeelo, oo mid laga doorto kuwa kale waa
ficil Allaheen innaga reebay.

Waan rumeynay in Nebi Muxamad(SCW) ahaa rasuul iyo
nebi Allah, sababtoo ah Allaheenna ayaa taasi Quraanka
inoogu sheegaya. Afar aayadood ayaa nebiga magaciisa lagu
sheegay: 3:144, 33:40, 47:2, and 48:29. Qofkii Quraanka
rumeysan inu yahay qool Allah, sidee ayuu ku beenin karayaa
Nebi Muxamad? Taasi waa su'aal omar/ditto-heads u taala.

Haddaba waa maxay shahaadadu?

Bal u fiirso aayaddan Quraanka ah:

You were not present on the slope of the western mount,
when we issued the command to Moses; you were not a
witness(shaahid). [28:44]

Wuxu Allaheen noogu sheegaya aayaddan inaanan shaahid ka
aheyn markuu Nebi Muuse risaalada siinayey.
Sidoo kale Shaahid kamaan aheyn markuu Allaheen Quraanka
iyo risaalada siinayey Nebiga Muxamad sidaan ka aragno
ayaadaha: 1-2 ee suura 17, iyo sura 53 aayadaha 1-18.

Markhaati-beenaadkuna waa waxa munaafiqiintu sameyso.
Bal u fiirso aayadahan:

When the hypocrites come to you they say, "We bear
witness that you are the messenger of Allah." Allah
knows that you are His messenger, and Allah bears
witness that the hypocrites are liars. 63:1

Haddaba qofkii muslimka ahi waa OGYAHAY in nebi
Muxamad ahaa rasuul Alleh. Laakiin shaahid kamaad aheyn ee
maarkhaati-beneed ha sameyn. Aniga iyo adiguba lamaan
socon markii nebi Muxamad la dheelmiyey. Laakiin wuxu
keenay oo ah Quraanka ayaa naga dhigay Muslim.
Waxa naga dhigay muslim calaamaadka iyo aayadaha Allah ee
adduunkan ku sharaxan. Waxa muslim innaga dhigay
markaan dhuganno sida habsamida leh ee uu ugu faro-
yareysto koonka iyo sida uu tiir la'aanta u taagay.

Have they not looked at the sky above them, and
how we constructed it and adorned it, without a
flaw? And we created the earth, and scattered on it
mountains, and grew in it all kinds of beautiful plants.
This is an enlightenment, and a reminder for every pious
worshiper. 50:6-8.

Su'aal: Allaheen miyaan aragnay? Sideen ashahaddu an laa
ilaaha illa Allah, u odhan karnaa?
Jawaabtu waxay ku taal 7:172 oo innoo xaqiijineysa in aan
DHAMMAAN Allaheen aragnay oo aan la kulanay. Markaa
shaahidnimadaasi waa mid sax ah.

Recall that your Lord summoned ALL the descendants of
Adam, and had them bear witness for themselves: "Am I not
your Lord?" They all said, "Yes. WE BEAR WITNESS."
Thus, you cannot say on the Day of Resurrection, "We were
not aware of this." 7:172

> Caqiidada saxda ah waa Towxiid ereygana waxaa uu ka
> yimid waaxid ama kow ama mid qura, Diinta oo dhanna
> waxaa ugu muhimsan towxiidka.

Towxiidka ama shahaadateynka noo sheeg ayuu Omar
mar iweydiiyey!! Waa yaabe sidee "waaxid" u noqday
"shahaadaTEYN"?

Waana runtaa walaal oo dadku waxay iska rumeystaan hadba
wixii lagu soo ababiyey ama koriyay. Waa iska raac meesha
loo badan yahay! iyo fulinta: Status quo. Caado la jabiyaa
cadho Alleh ayey leedahay!!!

Waxay moodayaan inaan xoolo nahay. Wuxu Allah inna siiyay
caqli aan ku miisaanno runta iyo beenta. Ogow beentuna inay
jirto xagga loo badan yahay. Bal eeg:

If you obey the MAJORITY of people on earth, they will
divert you from the path of Allah. They follow only
conjecture; they only guess. 6:116

Waa in qof waliba ISKIIS home-work kaas uga shaqeeyaa.
Aabahey iyo hooyadey ayaa "muslim" ahaa, therefore,
"muslim" ayaan ahay! Islaamnimadu wax loo dhasho ma'aha
ee waa wax la noqdo. Wuxu Allaheen innoogu sheegay
Quraanka sidatan:

You shall not accept any information, unless you verify it for
yourself. I have given you the hearing, the eyesight, and the
brain, and you are responsible for using them. 17:36

> Shahaadad ama towxiidka ay Muslimiinta maanta ay daba
> dhigeen rasuulka qaarna ay awliyo iyo wax kaleba ay daba
> dhigeen waa khaldan tahay ,

Ma aragtay sida Allah wax kale loogu daro? Shiicada ayaa
iyaguna kusii dara Caliyun waliyu-Allah. Dunida Islaamku ma
oga in mushrikiintii Makka diidanaayeen La ilaha illa Allah
oo keliyah. Waxay doonayeen in la daba dhigo wax ay ugu
yeedheen Allah "hablihiisa" sida Cullat, manaat iyo Allat.
Sidaasi ayuu Quraanku noo sheegayaa:

When they were told, "Laa Elaaha Ella Allah [There is no
other god beside GOD]," they turned arrogant. [37:35]

>Towxiidkana Quraanka waa ka buuxaa. marka Abiibow
> adaa ku xeeldheeraa Quraanka noo soo dareeri Aayadaha

Waa kuwan walaal. Towxiidka sida La Ilaaha Illa Huwa, Laa
Ilaaha Ilaa Anta iyo Shahida Allahu Laa Ilaaha Ilaa
huwa, waxad ka arkeysaa ayaadahan:

La ilaaha illa huwa, Subxaanahu camaa yushrikuun. 9:31
La ilaaha illa huwa, Al-raxmaan AL-raxiim. 2:163
La ilaaha illa huwa, xayun qayuum.. 2:255
La ilaaha illa huwa, Al-casiis, Al-xakiim. 3:6
Shahida Allah annahu, La ilaaha illa huwa. 3:18
La ilaaha illa huwa, khaaliqun kulla shey. 6:102
La ilaaha illa huwa, caleyhi tawakaltu wa ilyhi mataab. 13:30
La ilaaha illa anna fa_ataquun. 16:2

Inanii ANNA ALLAH, La ilaaha illa ANNA. 20:14

Ayaddaas u danbeysay, waxa kale oo ay leedahay, "Wa
aqiimu al-salaata li dikrii". Ama aniga oo KELIYA Salaadda
igu xusuusta. Ma aragtay sida nebiga iyo ehelkiisa Salaadda
loogu magacaabo?

Xataa gaaladii ayey Allah u baryaan. Marka ay leeyihiin,
"Allahu ma salli calaa Muxamad, wa calaa aali Muxamad" ma
oga inay u duceynayaa Abu Jahl iyo Abee lahab oo ahaa
Nabiga ehelkiis iyo adeeradiis. Marka ay u duceynayaan
ehelkii Ibrahiim_na, ma oga in Ibrahiim aabihiis gaal
qudhmuun ahaa.

la ilaaha illa Allah, waxdahu la shariika la.


Wa Salaam,
M.Abiib


omarm

unread,
Apr 21, 2002, 1:40:15 PM4/21/02
to
Abiib,
Waxaad ku dooddaa in aad Alle rumeysan tahay oo rasuulkiisii rumeysan
tahay. Waxaase yaab leh sida hadalkaagu uu isaga hor iyo dabo imaanaayo:

1) ((Ma oga in ereyga "Ash'haddu" macnihiisu yahay "witness"
ama markhaatinimo. Oo aan ereygu aheyn "rumeyn".)) Qofku wuxuu rumeyn
karaa wixii uu xaqiiqo ahaan u og yahay oo uu markhaati ka noqon karo.
Hadduu uu qofku yiraahdo waxaan rumeysnahay in 2+2=4, wuxuu ka marag
kacay in uu 2+2=4. Sidoo kale qofku markuu markhaati furaayo waxa uu
markhaati ka noqonaayo waa wax uu rumeysan yahay waxa ay yihiin oo uu
hubo. Haddaba, adigoo leh waxaan rumeysnahay in sidaas iyo sidaas ay
arrintu u dhacday, sidee baad u oran kartaa kama marag furi karo. Haddii
aad maxkamadaha tagto waxaad arkaysaa markhaatiyo. Kuwaas oo haddii
hadalkoodu uu iska hor iyo dabo yimaado ay burinayso markhaati furkooda.
Marka qofku wax rumeysan yahay waa uu ka markhaati yahay. Sidoo kale
markuu qofku wax markhaati ka furayana wuu rumeysan yahay.
Adiguse waxaad noo sheegeysaa in aad rumeysan tahay 2+2= 4 balse aadan
ka markhaati furi karin. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun. War bal
dib isugu noqo.Adigoo leh waxaan rumeysnahay in Muxamed(pbuh) uu yahay
rasuul, haddana leh kama marag furi karo oo goorta iyo meesha loogu soo
dhiibay ma joogin. Ogow haddii aad dooddaada la hor dhigo maxkamad waxaa
hubaal ah in lagu xiri lahaa. Waa dood jaahilnimo. Mar haddii aad
rumeysay Alle inuu Ilaaheen yahay, Muxamedna uu rasuulkiisii yahay, waad
ka markhaati furtay. In aad joogto goobtii risaalada ma ah muhiim. Waayo
ma aadan joogin goobtii risaalooyinka loogu soo dhiibay rusushii hore.
Balse waad aaminsan tahay in ay ahaayeen rusul Alle. Ha is khaldin oo
qar aad u jeeddo ha iska tuurine dhegahaaga furo oo aan kala
faaiideysanno. Haddii kale qof qollo(cult) u shaqeeya oo ujeeddo gaar ah
wata ayaad noqoneysaa.
2) Aayaatka aad soo daliilisayna meesha aad la aadeyso ma ku habboona ee
ka daa. Weli lafdiga Aayatka ayaad micnahooda la soo ordeysaa adigoon
micnaha hoose u sii daadegin.
3) Waxaan isku diiddan nahay waa adigo meel qallafsan taagan. Bal horta
Axaadiista rasuulka baro oo isticmaal marka aad dabbaqayso Qura'aanka.
Taasoo kuu toosineysa meesha aad u beegsanayso Aayaatka. Bal dib ugu
noqo Axaadiista oo tag masaajiddada muslimiinta sunniga ah oo bal horta
baro. Markaas ka dib wixii kaaga soo baxa arag oo ku dood.
4) Alleh ayaa ka marag kacay in Muxamad (pbuh) uu yahay rasuulkiisii
(IDAA JAA-AKAL MUNAAFIQUUNA ....WALLAAHU YASH-HADDU INNAKA LA
RASUULIHI....). Haddaba sideed u oran kartaa anigu kama marag kici
kari? Weliba adigoo leh wax kasta oo Qura'aanka ku yaal waan
rumeysnahay oo waan aaminsanahay?
War isdaba qabo oo joog. Richard Tucson yuusan ku majara habaabine.
Oorodoo masaajiddada tag oo baro Qura'aanka iyo Axaadiista.

M. Osman

unread,
Apr 21, 2002, 2:49:29 PM4/21/02
to
Mr omarm

> 4) Alleh ayaa ka marag kacay in Muxamad (pbuh) uu yahay rasuulkiisii
> (IDAA JAA-AKAL MUNAAFIQUUNA ....WALLAAHU YASH-HADDU INNAKA LA
> RASUULIHI....). Haddaba sideed u oran kartaa anigu kama marag kici

Oo xaalkaagu wuxuu gaadhay inaad Quraanka Alle xaggaaga u soo janjeediso
(Acuudu billaahi mina shaytaani rajiim). Ee dib ugu noqo aayadda haddaad
qaldantay ee si sax ah u soo qor sidaa ma aha e.
Aayadduna waxayba ku socotaa kuwa MUANAAFIQIINta ah oo mar walba ku haaya
"Ash-hadu anna Muxaammadan rasuulullaah". Waanan aragnay kuwa sidaa yiraahda
oo Quraankii lagu soo dejiyayna aanan aaminsanayn inay yihiin MUNAAFIQIIN.
NACALATULLAAH CALAL MUNAAFIQIIN -
NACALATULLAAH CALAL MUNAAFIQIIN -
NACALATULLAAH CALAL MUNAAFIQIIN -

"IDAA JAA'AKAL MUNAAFIQUUNA QAALUU NASH-HADU INNAKA LA RASUULULLAAHI,
WALLAAHU YACLAMU INNAKA LA RASUULUHU. WALLAAHU YASH-HADU INNAL MUNAAFIQIINA
LA KAADIBUUN"

M. Osman


Jama Jibril

unread,
Apr 21, 2002, 7:25:55 PM4/21/02
to
Salaamu Alaykum Abib,
Allahu Akbar ..Allahu Akbar..Allahu Akbar..
Muhammed Waa rasuulkii Al-llaah

Marka hore Towxiidka fududaa oo macaanaa .. Shirkuguna adakaa oo
qallafsanaa
midda kale qofka waxa uu ka markhaati(Shahaado-witness) kici karaa
waxa uu ogaal toos ah u leeyahay Allana wax kasta waa ka markhaati
kici karaa..
waxa ay ila tahay in aan doodi ka taagneen oo aan la isku diidaneen
Muhammed Waa rasuulkii Al llah .. Muhammed Waa rasuulkii Al llah
Muhammed Waa rasuulkii Alle .. Muhammed Waa rasuulkii Alle
oo ku celceli inta aad rabto cid cid ku haysata ma leh doodan.

Rususha Alle waxa ay dhamaan ka sinaayeen oo isku mid ka ahayeen
Towxiidka
oo Towxiidka waa mid qura.. waxaa taa markhaati ka ah Ayado badan oo
Qura'aanka sida Ayada 25aad ee Suuratul Al anbiyaa " Rasuulkaan hortaa
dirayba
waxaan u waxyoonay ilaah aan Ani ahayn ma jiro ee I caabuda"
Marka Twoxiidka waa asaaska Diinta Islaamka oo dhan ,, waana tiirka
ugu muhimsan ..qofkii towxiidka la yimaada oo shirki ka dheeraada Alle
waa u denbi dhaafaa wax kasta..Sidoo kale Haddi aad shirki la timaado
waa burinayaa camaladaada kale oo dhan , sidaa ayeey muhim u tahay in
la fahmo towxiidka.

Waxaa marka Muhim ah in Alle lagu caabudo cilmi iyo aqoon sida Alle
noogu sheegay Aayada 8aad ee suratul Xajj " Dadka waxaa ka mid ah mid
ku doodi Eebe Cilmi La'aan iyo Hanuun La'aan iyo Kitaab wax Nuurin
la'aantiisa".

Marka Towxiidkaa saa muhimka u ah Alle weyne si cad oo qayaxan ayuu
meelo badan noogu sheegay , Rasuulkeeni suubanaaga 13sano dacawadiisa
salkeedu ahaa towxiidka , Ogaadana Qureyshi marka ay dhibaateysan
yihiin waa yaqaaneen towxiidka dhabta ah , ee waxa ay ka weecan jireen
oo keliya marka ay barwaaqda ku jiraan. Marka maad naga deysaan
Towxiidkaan aan Alle quraankiisa nagu barin
ama uusan raali ka ahayn.
Bal u fiirsada Nebi Yuunis markii uu dhibaateysanaa ee uu ku dhex
jiray caloosha
nibiriga mugdiyada sida Alle uu ugu baryay Towxiidka" An Laa Ilaaha
Ilaa Anta.."
Marka qofkii Daliilka Quraanka ku filneyn waxaa jiran kuwa Xadiithka
oo sidaa
oo kale towxiidka noo baraya.
Gabagabado wax ay tahay in si fiican loo kala garto Allah -Eebe
(Khaaliq) waxa kale oo dhanna ay ku jiraan malaa'ikta Nebiyada ,
rususha ay yihiin makhluuq sidaa darteed aan la is daba dhigin marka
towxiidka laga hadlaayo..ama kelinimada iyo xaq u lahaanshada Alle
ciibadada la qiraayo.

Wa Allahu Aclam..

Jama


"M. Abib" <ab...@worldnet.att.net> wrote in message news:<fizw8.42668$QC1.2...@bgtnsc04-news.ops.worldnet.att.net>...

Wanaag

unread,
Apr 21, 2002, 8:42:04 PM4/21/02
to
Giddigiin waa salaamantihiin (nabad iyo naxariista Eebbe korkiina ha
ahaato),

Waxaan doonayaa inaan ka faa'idaysto raggan diinta yaqaan ee halkan ku
doodaya. Waxaan jeclaan lahaa inaad ii sheegtaan:

1. Qofkii ugu aqoonta badnaa Qur'aanka akhriskiisa, macnayntiisa, ku
dhaqankiisa iyo xifidkiisa?

2. Waxaad ii sheegtaan, intii nebi Muxammad noolaa ummadda ma la
hadlay oo ma u sheegay wixii qalad ah iyo wixii sax ah? Mise aayadaha
Qur'aanka ah ee ku soo dega intuu u akhriyo ayuu iskaga tegi jiray.
Markaa qof waliba siduu doono haw qaatee.

3. Labadan kooxood ee gaalnimada isku tuurtuuraya, ma waxaad
daalacateen quluubta kooxda kale? Sidaa ku ogaateen gaalnimada qof
Alle qiraya, Muxammadna inuu rasuul Alle yahay ogol. Idinkaaba awood
dheeraada isa siinaya. Waxaad ii sheegtaan sidaad qof go'aan uga
gaadhi kartaa iimaankiisa, aqoonteebaa leedihiin.

4. Haddaa muslimiin tihiin, Islaamku ma wuxuu idin farayaa inaad
caydaan dadka kale oo eedaysaan? Mise wuxuu idin farayaa inaad dadka
ta wanaagsan kula doodaan dadku wuxuu doono ha aaminsanaadee?


Waxaan aad idiinka codsanayaa inaad bal iga jaahil-saartaan arrimahan
aan ku wareeray. Waana ku mahadsantihiin aqoontiina aad nala wadaagi
doontaan.


Sidaa iyo nabadeey

Wanaag

Jama Jibril

unread,
Apr 21, 2002, 9:02:41 PM4/21/02
to
Al-salaamu Alaykum Abib

Allahu Akbar Allahu Akbar

Muhammed Waa rasuulkii Al-llah ..Muhammed Waa rasuulkii Al llah
Muhammed Waa rasuulkii Al llah Muhammed Waa rasuulkii Al llah

Alla Towxiidku macaanaa oo fududaa shirkigana adakaa oo qallafsanaa.

Marka hore qofka waxaa uu ka markhaati(shahaado,witness)kici karaa
wixii uu xog ogaal toos ama goob joog ka yahay ,Allena oo cimilgiisa wax
kasta koobay wax kasta ayuu ka markhaati kici karaa..taa waa intaa
midda xigta .. Dood kama taagna la iskumana haysto in
Muhammed Waa rasuulkii Al-llah , qofkii rabana oo inta uu rabo dhihi
karo ama ku celcelin karo .. ee waxa ay doodi ka taagan tahay waa marka
Towxiidka ama Alle keligii la qiraayo in Makhluuq la raacin karo iyo in
kale , marka jawaabta oo kooban waa macay .. daliilkana ama markhaatiga
Quraanka ayuu ka buuxaa.
Arrin Muhim u ah sida Towxiidka waa in Alle lagu caabudaa Yaqiin iyo Hubaal
lagana fogaadaa malo iyo dad saa leh ama sameynaya ayaan arkay Alle wuxuu
nagu yiri Suralu All-Xajj Ayada 8aad.

(Dadka waxaa ka mid ah ku Ku Doodi Eebe Cilmi La'aaniyo Hanuun La'aan
iyo Kitaab wax Nuurin La'aaniisa)"

Fartiinta ugu Muhimsan isku mid ka ahaayeen rususha Alle wax ay ahayd
Towxiidka sidaana Alle wuxuu sheegay Aayado badan sida Ayadan
Suratul Al-anbiyaa 25

(Rasuulkaan hortaa dirayba waxaan u waxyoonay ilaah aan Ani ahayn
ma jiro ee I caabuda)

Muhimada Towxiidka daraadeed Rasuulkeni suubanaa waxa barayay si xoog leh
dacwadiisa sal u ahayd 13 sano ee hore.
In kasta oo ay Qureyshtii nabiga laga soo dhex saaray ay ahaayeen muwaxidiin
marka ay dhibaataysan yihiin ama badda mowjadeeda la kacdo ee dhibaatadoodu
wax ay ahayn in marka ay bar waaqaysan yihiin ay beriga joogaan in Alle
makhluuqaadkiisa ay baryada la wadaajin jireen makhluuq.

Marka qofkii la Yimaada towxiid khalis ah Alle waa ka denbi dhaafi karaa
denbi kasta ee ka dhaca ama la yimaado , sidoo kale qofkii Shirki la yimaada
rajo ma leh Allena kama cafiyo wax kasta oo wanaaga uu sameeyo, sidaa ayeey muhim
u thay kala garasha towxiidka iyo shirkiga. si midnana loola yimaado mid kalena
looga dheeraado.

Gabagabad, waa in aan qofka uusan marna wax kale raacin marka uu xusayo
ama qirayo Alle kalinimadiisa sida Rasuul ama Malaa'ik ama weli iwm.
Alle haddi wax la raaciyo towxiid(la qiraayo kalinimadiisa)
ma noqonayo ee wax uu noqon karaa shirki.
Ogaada haddi aan Towxiid laga hadleen Alle waa la raacin karaa rasuul
mu'minnin , malaa'ik sida ku cad aayado badan sida Ayadan Al-maa'dah 55
(Waliguunu waa uun Al-llah iyo rasuulkiisa iyo kuwa rumeeyay..)
marka sidaa ha loo kala garto oo u kala cadaadaan.
Qofkii aan ku filneen daliilada quraanka ee Towxiidka waa u keeni karaa
Daliilo Xaga xadiithka rasuulka SCW.
Jama

Wa Allahu Aclam.

"M. Abib" <ab...@worldnet.att.net> wrote in message news:<fizw8.42668$QC1.2...@bgtnsc04-news.ops.worldnet.att.net>...

Jama Jibril

unread,
Apr 21, 2002, 9:29:27 PM4/21/02
to
Al-salaamu Alaykum Abib

Allahu Akbar Allahu Akbar

Muhammed Waa rasuulkii Al-llah ..Muhammed Waa rasuulkii Al llah
Muhammed Waa rasuulkii Al llah Muhammed Waa rasuulkii Al llah

Alla Towxiidku macaanaa oo fududaa shirkigana adakaa oo qallafsanaa.

Marka hore qofka waxaa uu ka markhaati(shahaado,witness)kici karaa
wixii uu xog ogaal toos ama goob joog ka yahay ,Allena oo cimilgiisa
wax
kasta koobay wax kasta ayuu ka markhaati kici karaa..taa waa intaa
midda xigta .. Dood kama taagna la iskumana haysto in
Muhammed Waa rasuulkii Al-llah , qofkii rabana oo inta uu rabo dhihi
karo ama ku celcelin karo .. ee waxa ay doodi ka taagan tahay waa
marka
Towxiidka ama Alle keligii la qiraayo in Makhluuq la raacin karo iyo
in
kale , marka jawaabta oo kooban waa macay .. daliilkana ama
markhaatiga
Quraanka ayuu ka buuxaa.
Arrin Muhim u ah sida Towxiidka waa in Alle lagu caabudaa Yaqiin iyo
Hubaal
lagana fogaadaa malo iyo dad saa leh ama sameynaya ayaan arkay Alle
wuxuu
nagu yiri Suralu All-Xajj Ayada 8aad.

(Dadka waxaa ka mid ah ku Ku Doodi Eebe Cilmi La'aan iyo Hanuun La'aan


iyo Kitaab wax Nuurin La'aaniisa)"

Fartiinta ugu Muhimsan isku mid ka ahaayeen rususha Alle wax ay ahayd
Towxiidka sidaana Alle wuxuu sheegay Aayado badan sida Ayadan
Suratul Al-anbiyaa 25

Rasuulkaan hortaa dirayba waxaan u waxyoonay ilaah aan Ani ahayn
ma jiro ee I caabuda)

Muhimada Towxiidka daraadeed Rasuulkeni suubanaa waxa barayay si xoog
leh

dacwadiisana sal u ahayd 13kii sano ee hore.

In kasta oo ay Qureyshtii nabiga laga soo dhex saaray ay ahaayeen
muwaxidiin
marka ay dhibaataysan yihiin ama badda mowjadeeda la kacdo ee
dhibaatadoodu

wax ay ahayd in marka ay bar waaqaysan yihiin ay beriga joogaan in


Alle
makhluuqaadkiisa ay baryada la wadaajin jireen makhluuq.

Marka qofkii la Yimaada towxiid khalis ah Alle waa ka denbi dhaafi
karaa
denbi kasta ee ka dhaca ama la yimaado , sidoo kale qofkii Shirki la
yimaada
rajo ma leh Allena kama cafiyo wax kasta oo wanaaga uu sameeyo, sidaa
ayeey muhim u thay kala garasha towxiidka iyo shirkiga. si midnana

loola yimaado midka kalena looga dheeraado.

Gabagabad, waa in aan qofka uusan marna wax kale raacin marka uu
xusayo
ama qirayo Alle kalinimadiisa sida Rasuul ama Malaa'ik ama weli iwm.
Alle haddi wax la raaciyo towxiid(la qiraayo kalinimadiisa)
ma noqonayo ee wax uu noqon karaa shirki.
Ogaada haddi aan Towxiid laga hadleen Alle waa la raacin karaa rasuul
mu'minnin , malaa'ik sida ku cad aayado badan sida Ayadan Al-maa'dah
55
(Waliguunu waa uun Al-llah iyo rasuulkiisa iyo kuwa rumeeyay..)
marka sidaa ha loo kala garto oo u kala cadaadaan.

Qofkii aan ku filneen daliilada Quraanka ee Towxiidka waa u keeni


karaa
Daliilo Xaga xadiithka rasuulka SCW.

Wa Allahu Aclam.
Jama


"M. Abib" <ab...@worldnet.att.net> wrote in message news:<fizw8.42668$QC1.2...@bgtnsc04-news.ops.worldnet.att.net>...

Jama Jibril

unread,
Apr 21, 2002, 10:05:42 PM4/21/02
to
Al-salaamu Alaykum Abib

Allahu Akbar Allahu Akbar

Muhammed Waa rasuulkii Al-llah ..Muhammed Waa rasuulkii Al llah
Muhammed Waa rasuulkii Al llah Muhammed Waa rasuulkii Al llah

Alla Towxiidku macaanaa oo fududaa shirkigana adakaa oo qallafsanaa.

Marka hore qofka waxaa uu ka markhaati(shahaado,witness)kici karaa
wixii uu xog ogaal toos ama goob joog ka yahay ,Allena oo cimilgiisa wax
kasta koobay wax kasta ayuu ka markhaati kici karaa..taa waa intaa
midda xigta .. Dood kama taagna la iskumana haysto in
Muhammed Waa rasuulkii Al-llah , qofkii rabana oo inta uu rabo dhihi
karo ama ku celcelin karo .. ee waxa ay doodi ka taagan tahay waa marka
Towxiidka ama Alle keligii la qiraayo in Makhluuq la raacin karo iyo in
kale , marka jawaabta oo kooban waa macay .. daliilkana ama markhaatiga
Quraanka ayuu ka buuxaa.
Arrin Muhim u ah sida Towxiidka waa in Alle lagu caabudaa Yaqiin iyo Hubaal
lagana fogaadaa malo iyo dad saa leh ama sameynaya ayaan arkay Alle wuxuu
nagu yiri Suralu All-Xajj Ayada 8aad.

(Dadka waxaa ka mid ah ku Ku Doodi Eebe Cilmi La'aaniyo Hanuun La'aan

iyo Kitaab wax Nuurin La'aaniisa)"

Fartiinta ugu Muhimsan isku mid ka ahaayeen rususha Alle wax ay ahayd
Towxiidka sidaana Alle wuxuu sheegay Aayado badan sida Ayadan
Suratul Al-anbiyaa 25

(Rasuulkaan hortaa dirayba waxaan u waxyoonay ilaah aan Ani ahayn

ma jiro ee I caabuda)

Muhimada Towxiidka daraadeed Rasuulkeni suubanaa waxa barayay si xoog leh

dacwadiisa sal u ahayd 13 sano ee hore.

In kasta oo ay Qureyshtii nabiga laga soo dhex saaray ay ahaayeen muwaxidiin
marka ay dhibaataysan yihiin ama badda mowjadeeda la kacdo ee dhibaatadoodu

wax ay ahayn in marka ay bar waaqaysan yihiin ay beriga joogaan in Alle

makhluuqaadkiisa ay baryada la wadaajin jireen makhluuq.

Marka qofkii la Yimaada towxiid khalis ah Alle waa ka denbi dhaafi karaa
denbi kasta ee ka dhaca ama la yimaado , sidoo kale qofkii Shirki la yimaada
rajo ma leh Allena kama cafiyo wax kasta oo wanaaga uu sameeyo, sidaa ayeey muhim

u thay kala garasha towxiidka iyo shirkiga. si midnana loola yimaado mid kalena
looga dheeraado.

Gabagabad, waa in aan qofka uusan marna wax kale raacin marka uu xusayo
ama qirayo Alle kalinimadiisa sida Rasuul ama Malaa'ik ama weli iwm.
Alle haddi wax la raaciyo towxiid(la qiraayo kalinimadiisa)
ma noqonayo ee wax uu noqon karaa shirki.
Ogaada haddi aan Towxiid laga hadleen Alle waa la raacin karaa rasuul
mu'minnin , malaa'ik sida ku cad aayado badan sida Ayadan Al-maa'dah 55
(Waliguunu waa uun Al-llah iyo rasuulkiisa iyo kuwa rumeeyay..)
marka sidaa ha loo kala garto oo u kala cadaadaan.

Qofkii aan ku filneen daliilada quraanka ee Towxiidka waa u keeni karaa


Daliilo Xaga xadiithka rasuulka SCW.

Wa Allahu Aclam.

"M. Abib" <ab...@worldnet.att.net> wrote in message news:<fizw8.42668$QC1.2...@bgtnsc04-news.ops.worldnet.att.net>...

omarm

unread,
Apr 21, 2002, 11:32:46 PM4/21/02
to
Horta waa lagaa qaaday salaanta:
1) Qofkii ugu aqoonta badnaa Qura'aanka akhriskiisa iyo macnayntiisa iyo
ku-dhaqankiisa waa rasuulu-Laah (scw).
2) Haa, oo haa oo ummadda waa u akhriyi jiray, waa u macnayn jiray waana
uga jawaabi jirey sua'aalaha ay qabeen.
3) Tan gaalnimada ah: Horta qofku mar hadduu qayb diinta ka mid ah dafiro
ama beddelo ama wax ka dhimo ama wax ku daro , waa qof iyadoo idil
dumiyey. Qof ummadda ula soo bareeray in uu lumiyo oo wis-wis geliyo waa
gaal kan ugu daran. Seef buuna xaq u leeyahay.
4) Cayda iyo af-lagaaddada nin Abiib la yiraahdo oo ka mid ah submitter
(not Muslim) ayaa halkaan la soo fadhiistay. Si kasta ood wanaag ugu
sheegto wuxuu kuula soo taagan yahay dood iyo cay.
Bal inta qoraal oo wanaag iyo sharaf leh oo aan u qoray iyo siduu u soo
jawaabay fiiri.

A. Gulled

unread,
Apr 30, 2002, 6:38:53 AM4/30/02
to omarm

On Thu, 18 Apr 2002, omarm wrote:

> Tuuggii Abiib,
> Rasaasta aad shegeyso waxaa iiga daran rasaasta aad adigu igu soo tuureyso.
> Macnaha tan xagga diinta ah ee aad ummaddeenna rabto in aad ku tash-wiish
> geliso.

Waxaan u maleynaayey in xikamdii ka dhamaatay Somaaalida! Si xikmadi ku
dheehantahay ayaad u sheegtay in cadawga guduha ka daran yahay kan dibada
ama masiixiyiinta.

A. Gulled

A. Gulled

unread,
Apr 30, 2002, 6:51:06 AM4/30/02
to

Abiib

Dadka aad u tagtay waxay sameeyeen wixii aanu sameyn lahayn! Anagu koleey
kulama tukaneen ee waxaa ku siin lahayn masal aad Illaahaaga ugu tukato
maxaa yeelay isku Illaah ma aynu nihin.

A. Gulled

M. Abib

unread,
May 2, 2002, 1:49:26 AM5/2/02
to
Gulled,

Waa runtaa oo isku ilaah ma aynu nihin. Anigu waa hore ayaan ka tagay
caabuditaanka rasuulkii iyo makhluuqqa Allah.

Allah oo aan nebi Muxamad la socon, awood kuuma laha.
Allah oo keliya marka loo yeedhana, waa kuu aflagaado.
Allah kelidiis kuguma filna.
ilaahaa awood ma leh(ibliis).
ilaahaa waa beenaale(ibliis).
ilaahaagu ma ogola, "La ilaha illa Allah..."
ilaahaagu markuu maq'lo, "la ilaha illa Allah...La ilaha illa Allah...la
ilaha illa Allah...La ilaha illa Allah...la ilaha illa Allah...La ilaha illa
Allah...la ilaha illa Allah..." wuxu mooda in Nebi Muxumad la inkiray ama la
beeniyay.

[6:106]
Follow what is revealed to you from your Lord, there is no
god except He, and disregard the idol worshipers(mushrikiin).


Abib

"A. Gulled" <ag...@gold.mdx.ac.uk> wrote in message
news:Pine.GSO.3.96.1020430114612.9547C-100000@gold...

omarm

unread,
May 3, 2002, 1:31:19 AM5/3/02
to
Abiib,
Horta waa sua'aale: Ma taqaanaa ninka la yiraahdo Rashad Khalifa? Bal horta
aragtidaada iyo Rashad noo caddee. Runtana ka sheeg. Ma booqatay bogagga looga
sheekeeyay Mr.Khaliifa.
0 new messages