Came on somalians open your hearts to each others don listen
some one use QABIIL qabiil is cudur caloosha kaa galayo ka dibna ku cuno
cid aad uga sheega kartidna ma jirto;ee ilah ka cabsada aqiiro sammaan
ayaa lagu jiraa ee yaanan mar dambo ku arkin halkan wax yaabo aan hada
ka hor ku arkay;; hadii aad diidana anaa garanayo waxa lagu xaliyo
ee carefull.............................................................
somalia is my country somalians are my people mogadisho is my capital
hargeyso is my hodan city...kismayo is my cool city...belt /weyn is my
booming city......galkacyo is my game city....marka is ocean city....
burco is my sweet city...jowhar is my jano city...baydhabo is my green city
lascaanood is my lovely city...afgooye is my flower city...berbera is my
busy city...bosaso is my peel city....balcad is my surub city...
all magaalooyinka somalia midiba mida kale ka daranaa
dadka somaleyeedna maskaxdaranaa;; meel aadan boot winter xeraneyen oo aadan
dhaxamooney oon lagu dhahay fad ayaa ku koray,alla macaanaa
Any all I can say is that not qabiil iyo qurin
thanks brothers
: Came on somalians open your hearts to each others don listen
Walaal mahadsanid sida qiirada iyo niyad saafiga ee aad
noo xusuusisay qiimaha wadankeena. Waxaan Alle ka baryayaa in kuweena aan
wali baraarugin sidaada oo kale in Alle danteena natuso. Dadaalka
meeshaada kawad yayna ku nayid jebin dhibaatooyinka yar yar ee maanta
na haysta. Soomaalida waxay tiraahdaa "WAA LA DOOGOOBIYE YAAN LA
DACAROON."
Walaalkaa,
Mohamed Amin.