Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

KACAANADII SOOMAALIYA

139 views
Skip to first unread message

Faarax Aw Maxamud

unread,
Feb 18, 1996, 3:00:00 AM2/18/96
to soc.culture.somalia

Inteena badani waxaynu si fiican u xasuusanaa Golihii Sare ee Kacaanka
ama, Somali Revolutionary Council (SRC). Sababtuna waxay tahay inuu ahaa
kacaankii qudha ee ku dhawaaqay inuu kacaan ahaa. Waxay aniga ila tahay
in afar kacaan ina soo mareen:

1.Kacaankii Daraawiishta
2. Kacaankii SYL
3. Kacaankii SRC
4. Kacaankii S+Clans

Kacaanka 1aad waxaa hoggaamiye ka ahaa Sheekh Maxamed Cabdulle Xasan,
kaas oo hagankiisu u dhexeeyey (1856-1920). Guul iyo guul daroba
kacaankaasi asbaabuhuu u dhacay ilaa maanta aad ayaa la isugu khilaafaa.
Aakhirkase arrintu qabiil ayey iska tagtaa oo dhexdhexaad nimadu way ku
yartahay.

Kacaanka 2aad Wuxuu abuurmay 1943 ka dib markii ingiriisku dagaalkii
labaad Talyaaniga koonfur kaga qabsaday. Wakhtigii Talyaaniga wax
xisbiyo dadka waddanka u dhashay (Soomaalida) lama oggolayn. Sidaas
darteed ayaa Ingiriisku wuxuu muddadii uu koonfur haystay uu dhiirri
geliyey taabba galka SYL. Isagoo xaqiiqdii ku xumaynaayey Talyaaniga oo
Jaaliyad aad u fara badani Somaliya ka degganayd Taageera badana
Soomaalida qaarkeed ka haystay. Kacaankii SYL wuxuu sii jirey isagoo
xeelado badan kala duwan ku shaqaynayey ilaa 1969 markii uu kacaankii SRC
uu afgembiyey.

Kacaanka 3aad wuxuu ahaa kii SRC oo ka koobnaa dhowr iyo labaatan askari
dhacayna 1969. Kacaankan oo aad uga xeelad dheeraa kii SYL, wuxuu si xun
ugu turunturooday maradiisii. Markii uu si xun u dhacayna wuu kala
dhambalmay, wuxuuna u kala daatay qaybo yar yar oo badan, kuwaas oo qayb
waliba iskeed u noqotay S+clan.

S+clans, waxaa ka mid ahaa SSDF, SNM, USC, SPM etc. S+Clans-ka waxaa ugu
hor abuurmay S+clan (Majeerteen), ka dib markii inqilaabkii 1979kii ka
fashilmay. 17 sarkaal oo inqilaabka wax ka waday (sida Kacaankii October
Sheegtay) lagu toogtay, boqolaal kalena xabsiga lagu guray. Waxaa ku
xigay SNM(Isaaq) oo ay abuureen rag la casilay ka dibna shacbiga
gadaashiisa ku soo gabaday...in the name of freedom!!. Ma wada tirin
karee inta kalena waxaa abuuray masayr iyo yaan lagaa badin.

Aan soo koobee, kacaanadaasi waxyaabo badan ayey iska shabaheen wax yarna
way ku kala duwanaayeen. Waxay iska shabaheen:

1. Bililiqada
2. Kufsiga???? Taas ma hubo
3. Naxariis la'aanta
4. Dulmiga Shacbiga
5. Dembi ay galeen dulmane saarka.
6. Dafiraadda dulmigooda.
7. Xukun Jacaylka
8. Diin Nacaybka ..Daraawiish may be not??

Waa maxay farqiga u dhexeeyaa? Maxaa kaloo ay iska shabahaan?

Ok, muxuu kacaanka 5aad noqon doonaa? aan bal eegno.

Khayr Inshaa Allaah.

Faarax


Said Arwo

unread,
Feb 18, 1996, 3:00:00 AM2/18/96
to

Faarax Aw Maxamud (fmoh...@osf1.gmu.edu) writes:
> 1.Kacaankii Daraawiishta
> 2. Kacaankii SYL
> 3. Kacaankii SRC
> 4. Kacaankii S+Clans
>
> Aan soo koobee, kacaanadaasi waxyaabo badan ayey iska shabaheen wax yarna
> way ku kala duwanaayeen. Waxay iska shabaheen:
> 1. Bililiqada
> 2. Kufsiga???? Taas ma hubo
> 3. Naxariis la'aanta
> 4. Dulmiga Shacbiga
> 5. Dembi ay galeen dulmane saarka.
> 6. Dafiraadda dulmigooda.
> 7. Xukun Jacaylka
> 8. Diin Nacaybka ..Daraawiish may be not??
> Waa maxay farqiga u dhexeeyaa? Maxaa kaloo ay iska shabahaan?
>

Sidda la wada ohyahay umada waliba wax soo food saara isbadalo
faraban kuwaasi oo ay sababi karaan arimao badani mar ay noqato qaar
dabiiciya iyo mar ay noqato mid ay bulshadu is ku keento, hadab ku
ay bulsho isku sababto wax uugu horeeya is badal kacaan, kaasi oo
noqon kara mid bulshada u horseeda horu mar iyo wax qabad ama'se
dib u dhac iyo wax yeelo.
Nasiib daro kacaamadii soo maray Somaliya
wax ay aad ugu egyihiin kuwa dibudhac horseedkoogu yahy, waayo midba
kuu ka danbeeyay ayuu ahaa mid kasii liita waa nasiib xume'e . Bulsho
horumar doonysaa waa tii ku tusaala qaadata waxtiyadii soo maray, Somliya
taasi ma ay dhicin sidoo kale bulsho horumar doonaysaa waa in ay garto
xilkeeda imika jooga. taasi ma ay noqon mid ay Soomaalidu ku guulaysatay
waayo wax aynu had iyo jeer xal u raadinaa arintii shalay iyada oo ay
tii maantu joogto. Hadaba waxba yaynanu kala qaadin qadhaadh iyo xumaane
aayu ogaano in ay kacaamadii soo mary Soomaali ay ahaayeen qudcur saconaya
amase Habeen gudaya.

Ta kale marka aad is barbar dhigyso laba xumaanood waa in aad runta ka
sheegto labadaba 'taa waxaan ula jeedaa Daraawiishta marka aad ka reebtay
in ay ahaayeen ku diin neceb maxaad ula jeedaa? (mise waa reerka) waayo
sida iggu maqaalah Saydku ma uu ahayn nin xaga diinta ku ammaan waayo
wax aan xusuustaa Sayidka odhaahdiisii ahayd Afmuslin iyo Afgaalo
miduun aan kuugu imaado, taasi oo uu nin ku dilay (gubay) markii
uu yidhi TUSbi halkii uu ka odhan lahaa TUSbax. bal markaasi diintee buu
Sayidku haystay, Nacybka ay Soomaliidu uqabto cida dhibta ama dhibi jirty
wax aynu had iyo jeer ku muujinaa gabyada iyo maansada. bal u fiirso
ereydan makaa noo sheeg waxaad ka fahanto.

Waa lugu digtaa ruux huduu ku darnaan jirye
dadyow daya Wadaadkii waa kaa sii Dabayshadaye.

Kacaanka 5aad waa kee? Maka ka dhalan doona Soomaalya
mise kii ka dhashay Soomaaliland.


Siciid Carwo
--
---------------*******------++++$$$$-----#####------******=========@@@@@!!!!
/\
/\ / \ THE POWER OF POSITIVE THINKING (*!*)
/ \ / \ "Not as we want it. But as ALLAH granted it"

Abdillahi Hashi Abib

unread,
Feb 19, 1996, 3:00:00 AM2/19/96
to

dear brother Said Arwo,

> Kacaanka 5aad waa kee? Maka ka dhalan doona Soomaalya
> mise kii ka dhashay Soomaaliland.

There was no revolution in Northern Part of Somalia, but fantasy that
a particular sector of the Northern Somalia dream about it. May be you
need to understand with due respect the meaning of REVOLUTION.

Egal and Company don't know anything about Revolution but they do
understand dictatorship.

The idea of Somaliland was dream and a dream is not reality but fantasy.

Abdillahi Hashi Abib
http://www2.uwindsor.ca/~abib


Faarax Aw Maxamud

unread,
Feb 19, 1996, 3:00:00 AM2/19/96
to ch...@freenet.carleton.ca
Ciid Mubaarak Siciid,

Aad ayaan ugu bogay sidii qaayaha lahayd ee aad u falanqaysay maqaalkii
gaabnaa ee aan qoray. Run ahaantiina inta aad adigu ka qortay in le'eg
kama aan qorin, sababta aan u soo koobayna waxay ahayd inaynu aragtida
qaybsano. Waxaan aad ugu faraxsanahay in macnihii guud ee qodobka farqi
yari inoo dhexeeyey. Xaqiiqdiina hoos ka tuurkii aad ii dhiibtay ee
Sayidka ku saabsanaa haddii aan kaaga jawaabo, way kaa
xumaatay...jawaabtu waa maya, mana difaacayo. Adiguse qowmiyad wax ha ku
xukmin, gaar ahaan marka aynu ka hadlayno qadiyad siyaasadeed. Aad ayaan
uga xumahay inaad Somaliland kelya kacaankii 5aad ku tilmaantid.
Somalinad waa xubin ka mid ah kacaankii 4aad, waa kuwii jabhadaha'e.
Runtiina anigu weli ma aqoonsan, waayo wax lagu aqoonsado kama socdaan.
Weli waxaa ka socota sheekadii qaybi oo xukun. Waan ku faraxsanaan lahaa
haddii ay kacaankii 5aad meteli karto. Amba halkan ma joogeen!


Khayr Inshaa Allaah.


Faarax


KAA...@bolton.ac.uk

unread,
Feb 19, 1996, 3:00:00 AM2/19/96
to
In article <4g712l$p...@portal.gmu.edu>, Faarax Aw Maxamud <fmoh...@osf1.gmu.edu> writes:
> Waxay aniga ila tahay
>in afar kacaan ina soo mareen:
>
>1.Kacaankii Daraawiishta
>2. Kacaankii SYL
>3. Kacaankii SRC
>4. Kacaankii S+Clans
>

Kacaankii ugu muhiimsanaa baad illowday!!
Waa kacaanka boogta!

>Waxay iska shabaheen:
>
>1. Bililiqada
>2. Kufsiga???? Taas ma hubo
>3. Naxariis la'aanta
>4. Dulmiga Shacbiga
>5. Dembi ay galeen dulmane saarka.
>6. Dafiraadda dulmigooda.
>7. Xukun Jacaylka
>8. Diin Nacaybka ..Daraawiish may be not??
>
>Waa maxay farqiga u dhexeeyaa? Maxaa kaloo ay iska shabahaan?
>

>Ok, muxuu kacaanka 5aad noqon doonaa? aan bal eegno.
>

Kacaan maxaan xanuun ahayn ood ka sugi?!
Allow kaarkiisa naga hay.

Khaliif waylac.

--------------------------------------------------------------------------
Qur'aankuu macbuud soo dajee malag u soo dhiibay
murtidaa rasuulkiyo sunnaha lagu macnaynaayo
inaan midigta saarroon wax kale maya nidhaa weeye.
---------------------------------------------------------------------------

Joel E. Stone

unread,
Feb 19, 1996, 3:00:00 AM2/19/96
to kaa...@bolton.ac.uk


Khaliif, Ciid Mubaarak.

Miyaanay dhici karin kacaan wanaagsan oo xaqsoore ah inuu dhalan karo.
Kacaanku inuu maadi uun yahay macnaheedu. Wax kasta oo wacyiga markaas
lagu nool yahay bedelana wuxuu noqon karaa Kacaan..Sida diinta Islaamka
oo kale.

Khayr Inshaa Allaah.

Btw. I think you are in U.K. do you know someone by the name Sheikh
C/rizak Maxamed Xasan Cadde. Please let me know. if you know him


Faarax


Said Arwo

unread,
Feb 19, 1996, 3:00:00 AM2/19/96
to
Brother Abib

Yuo may as well face it, yesterdays dream is todays raellity!


* don't you know is not goog to disobay your leadars*

Abdillahi Hashi Abib

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to

dear brother said arwo,

> Yuo may as well face it, yesterdays dream is todays raellity!
>
>
> * don't you know is not goog to disobay your leadars*

you need a lot help to understand what reality is all about. there is
no leader in the north of somalia but thieves and i don't need to
follow them just because they come from my clan or subclan. please don't
misuse the word LEADER because these thieves are not leaders but thugs.
there is no somaliland and there will never be a somaliland. you can
dream about it but you will never see it.

AHirad

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to
Faarax:

Wax allaale wixii Soomaaliye khuseeye, qabiil ayaa ku lammaan. Taas
qofkii diidan waa qof caama ah! Markaa, kacaannadaad ka hadashay
fiicnaantooda iyo xumaantooduba waxay ku xirantahay hadba qofka aad
weydiiso. Haddaad si qoto dheer ugu kuur gasho, Soomalida oo dhan (yes, I
am wildly generalizing), hadba iyaga waxa qabiilkooda ah ayaa cirka ku
sharreeran, wixii dadka kale ahna waa wax dhulka ku malaasan!


--------
Hiirad

AHirad

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to
ch...@FreeNet.Carleton.CA writes:


>Waa lugu digtaa ruux huduu ku darnaan jirye
>dadyow daya Wadaadkii waa kaa sii Dabayshadaye.

------

Saciid:

Inkastoon imminka aanan doonayn inaan dood Sayyidkii iyo Daraawiishtii
halkan ka furo, haddana waxaa habboon in haddaad doonaysid inaad wax soo
xigato, aad u soo xigato si saxa:

"Waa lagu digtaa, duul hadduu kuu darraan jiraye"
"Bal dayooy waddaadkii wakaa sii dabayshadaye"

--------
Hirad

AHirad

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to
Abdillahi Hashi Abib <ab...@server.uwindsor.ca> writes:

>There was no revolution in Northern Part of Somalia, but fantasy that
>a particular sector of the Northern Somalia dream about it. May be you
>need to understand with due respect the meaning of REVOLUTION.

------

Good-old Somali euphoria of not acknowledging that others have God given
rights that no one can infring upon to decide their future is why we are
here, the lowest point ever. Somaliland might be a fantasyland according
to some of you, but until such a time there is any viable alternative,
which I don't envision from anywhere else in that wretched place called
Somalia, it goes without saying that, the people living in that area of
the country chose a path for themselves.

Who else has so far done that? Or is this another primordial Somali
wariness, suspicion, and distrust towards what others (clans) form
surfacing as it did many times in our despicable history? I wish we would
have stopped living on the past and looked into the future with a tinge of
hope rather than tainted mind!

--------
Hirad

Mahamood Farah

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to

> dear brother said arwo,

M.M.FAARAH
CARLETON UNIVERSITY
Email address: mmf...@chat.carleton.ca

First of all u r intitle to your opinon,but u r missing the point.
Igal is anelected president by(odayaasha iyo cuqaasha matala dadka
Slland).Secondly the majorty of the Somalilanders are strongly ageinest
the idia of what so called great Somalia simply it didn't work out.However,
if there is a some people who are not happy the Igal administretion doesnt
mean the dreams of strong Somaliland were die,but my dear freind if u have a
better idea other than great Somalia and inselting the president I might
personaly will agree with u. So finlly I will seggest give a time the
revlution and if u r somalilander keep the legacy and inspretion of(LIXLE,
DAGAX ,GACMADHEERE,MAXAMED ALI IYO DHAMAAN INTII FARAHA BADNAYD EE NAFTOODA
UWAYDAY MADAX BANAANIDA SOOMAALILAND),if u are not, and uR a good Somali
man U should understand that we R unable to solve the SOMALIA problem in
this time(illahay baan idiin soo baryaynaa).
Solland waa tee?, taariikh ma leedoo maxaa lagu xasuustaa?.
Waa tayadii(solland).Waxa lagu xasuustaa 26 Juun 1960.
SNM waa tee ma tiinibaa? Taariikh ma leedoo maxaa lagu xasuusta?
Waa taayadii waxa lagu xassuustaa JABINTII JEELASHII AFWAYNE,
Xorayntii Solland Dib u dajintii dad weynaha.
MAANTA SLLAND WAA DOOWLAD CALAN LOO CIDI LAMA HADLAYSEE EE
KAALAY CANABAY AYNU CIIDNEE.OO BAL KAALY ARAG CALANK WALACLE.
DAMAAN SLLANDERS,SOMALIS,WAXAAN IDIN LEEYAHAY:
C I I D M U B A A R A K
NOOO HAD FEELINGS.
"""""""""""""""""





----------------------------------------------------------------------
Mahamood Farah
Carleton University

Email address: mmf...@chat.carleton.ca
----------------------------------------------------------------------

Abdullahi Ahmed Ali

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to
AHirad (ahi...@aol.com) wrote:

: weydiiso. Haddaad si qoto dheer ugu kuur gasho, Soomalida oo dhan (yes, I


: am wildly generalizing), hadba iyaga waxa qabiilkooda ah ayaa cirka ku
: sharreeran, wixii dadka kale ahna waa wax dhulka ku malaasan!

Qabiilkooda vs Qabiilkeenna...Keenna vs Kooda..Jinniga vs Malaa'igta!

Haddaba maxay isu cunayaan ooy isu garaacayaan markay xoroobeen oo ay dadkii
kale iska safeeyeen...Meeday walaalnimadii iyo isku duubnidii? Xuud baa laqay!

Isku qabiil baa nahay, annagaa dadka ugu sarraynna oo dadka kale oo dhan waa
xoolo, Nebi maxemmed(CSWS) ayaan kasoo jeednaa, kuwa kale waa xabashi, bala
bala..bala.

Been baa laysugu sheekaynayaa kadibna maatada carruurta, waayeelka
iyo hooyooyinka ayaa inta meel lagu xeraysto khaq darro lagu xasuuqayaa.
enough is enough! haddaba fadlan naga joojiya beenta aan sal iyo raadka toonna
lahayn.


Ka baxay

AA HAYBE..The Xubeer of Calmadow


Faarax Aw Maxamud

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to ahi...@aol.com
ahi...@aol.com (AHirad) wrote:
>Faarax:
>
>Wax allaale wixii Soomaaliye khuseeye, qabiil ayaa ku lammaan. Taas
>qofkii diidan waa qof caama ah! Markaa, kacaannadaad ka hadashay
>fiicnaantooda iyo xumaantooduba waxay ku xirantahay hadba qofka aad
>weydiiso. Haddaad si qoto dheer ugu kuur gasho, Soomalida oo dhan (yes, I
>am wildly generalizing), hadba iyaga waxa qabiilkooda ah ayaa cirka ku
>sharreeran, wixii dadka kale ahna waa wax dhulka ku malaasan!
>
>
>--------
>Hiirad


Hiirad, Ciid Wanaagsan.

Aad ayaad ugu mahadsantahay sidaa xaqiiqada ugu joogsatay, hase ahaatee,
mustaqbalka waxaan aaminsanahay inuu qabiilku (ku dhaqankiisu) uu noqon
doono wax yaraada ama dabar go'a. Waayo hadda lafteeda ayaad moodaa inay
xumaddii qabiilnimadu ay sii yaraanayso. Waa marka aad wax yaabo badan oo
xaqiiqo ah eegtid, ka sooqaad sida kacaanka 4aad (jabhaduhu xulufo u
yihiin). Waxaa ka dhacday "all mix up and shake well". Bal qaaraanka ka
warran, wuu sii yaraanayaa, waayo qofka shaqsiga ah qabiilka wax ugu soo
noqonaya ayaa iska yar. We are all tax payers in America, howerver we get
tax return at the end of each year. Do we ever get back "anything our
beloved clan..nor really." Haddii aan hadalkaagii u soo noqdo, waa
runtaa oo dadka badankiisu weli "deeply inside" wey aaminsan yihiin
macnawiga qabiilka. Balse haddii aan dhahno kacaankii SRC Mareexaan uun
baa difaacaya, xaqiiqadii run maaha, waayo qabiil kastaa dhiniciisa ayuu
duminta ka waday, waana sharciga Third World-ka oo dhammi ku dhisan
yahay. Maaha wax inuu gaar ah. Haddaba waa inaan loo fiirsan kacaan
hebel yaa u badnaa ama awoodda hayey ee waa inaan ka hadalaa "dhib iyo
dheefba" wixii kacaankaasi geystay.

Khayr Inshaa Allaah.


Faarax


Abdoulkader Bile Abokor

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to
Abdillahi Hashi Abib (ab...@server.uwindsor.ca) wrote:

: There was no revolution in Northern Part of Somalia, but fantasy that


: a particular sector of the Northern Somalia dream about it. May be you
: need to understand with due respect the meaning of REVOLUTION.

SO HOW DO YOU DESCRIBE IT?

: Egal and Company don't know anything about Revolution but they do
: understand dictatorship.

I SEE!!!!

: The idea of Somaliland was dream and a dream is not reality but fantasy.

IT MIGHT BE TO YOU BUT NOT TO EVERYBODY......THEREFORE, WHY DON'T YOU RESERVE
SOME RESPECT FOR YOURSELF. OTHERWISE, DEVELOPE FURTHER YOUR, SORT OF, VERY LOW
STEEM SELF. I GUES YOU STEM FROM ........ AND THAT IS WHY YOU'RE FILLED WITH
INFERIORITY.

"Nimay meeli buktaa isagay balbashaa"

KEEP UP.

: Abdillahi Hashi Abib
: http://www2.uwindsor.ca/~abib


Abdoulkader Bile Abokor

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to
Abdillahi Hashi Abib (ab...@server.uwindsor.ca) wrote:

: dear brother said arwo,

: > Yuo may as well face it, yesterdays dream is todays raellity!
: >
: >
: > * don't you know is not goog to disobay your leadars*

: you need a lot help to understand what reality is all about. there is
: no leader in the north of somalia but thieves and i don't need to

OH YEEH!!....NOW YOU SEEM TO REASONABLE. DO YOU DIFFERENTIATE OR TAKE AS "X"
BETWEEN THIEVES AND LEADERS? IF YOU DO THEN WE CAN TALK BUT IF YOU
DON'T HAVE ANY DISCERNABLE DIFEERENCE, THEN YOU ARE THE ONE WHO NEEDS TO BE
EDUCATED: "cilmiga ha laguu dhigee caqliga kaasho baa la yidhi".

: follow them just because they come from my clan or subclan. please don't

ASA FAR AS I AM CONCERNED, PEOPLE FROM "BORAME" HAVE UTILIZED THIS SORT OF
INDEPENDENCE AND DO HAVE VERY POSITIVE ATTITUDES TOWARDS IT, SO I THINK YOU
DO HAVE TO TAKE THAT INTO ACCOUNT AS WELL.

: misuse the word LEADER because these thieves are not leaders but thugs.

BE CAREFUL BY YOUSELF BEFORE YOU WARN OTHERS. DEFINATELY, YOU ARE THE "MISUSER"
AND VIOLATOR.

: there is no somaliland and there will never be a somaliland. you can

THAT IS WHAT YOU LIKE BUT: "af macaan, gacan macaan baa dhaanta".

: dream about it but you will never see it.

LOOK OUT NOT TO BE THE ONE WHO IS DREAMING.

ILAAHAY HA KU CAAWIYO WAAD CIQAABAN TAHEE (CUQDADU WAXAY KU YEESHO MOOYEE
WAXBA KUUMA TARTO).


AAbdoulkader

Said Arwo

unread,
Feb 20, 1996, 3:00:00 AM2/20/96
to

Abdillahi Hashi Abib (ab...@server.uwindsor.ca) wrote:
> you need a lot help to understand what reality is all about. there is
> no leader in the north of somalia but thieves and i don't need to

> there is no somaliland and there will never be a somaliland. you can

> dream about it but you will never see it.


brother Abib!

Is not me who need to understand the reality, it is you who need to
get up and face to days reality. I do not care what subclan Egal is
or you are in that case but knowing that I have country now and
I'm very proud to say it is my country.
you know what Abib I do know the difference between today and yesterday
unlike you I also know Egal will not go some time but Somaliland is
forever. We may have our difference but at the end we will be as one.

(sacana waysha uu dhalay sanka kalama rooroo sidig kama jeclaado, sidaas
baan ka dhiganoo isa sudhan waxaan nahay sokeeyoo walaalo ah)

you will came around soon Abib, because Somaliland is your country too.


bye now

Abdillahi Hashi Abib

unread,
Feb 21, 1996, 3:00:00 AM2/21/96
to

brothers farah and hirad,

it is a fact that the so-called somaliland doesn't exist in reality,
but it exists in the mind of it's believers. also it is a fact that there
were the british somaliland and italian somaliland. unless i am blind or
deaf it is difficult for me to support something that doesn't exist and
i can't give an alternative solution. you can give alternative solution
when you have a solid and concrete existence of something.

we have been told for the last five years that there is something called
somaliland but i didn't see so far anything that can prove the existing
of this nation. there is no government institutions, law and order,
monetary system and finacial institution, etc. the order that come
from the dream capital doesn't affect the ordinary residence of that
area.

you don't photocopy pieces of papers and then called the currency of a
nation. you don't give uniform to thugs and then call them police
officers, it goes beyond that. people are trying to survive to meet
their daily life needs, and former corrupted and outcasted warloads
are trying to play with emotions of our innocent community. it is
demeaning to know that good guys like you to support this dream
which is fantasy.

era of dictorship and misuse of power is over whether it is in the
north or south and we should stop the cheap excuse of justifying the
tribal based support we give to our answers.

let us talk how we can rebuild our homeland and make land where
everybody finds justices and equal treatment. Let us stop the
superiority talk and discuss our problems objectively.

i have nothing against your believe and i will always respect, and i hope
you will understand my opposition to this non-existing nation that you
guys are talking about.

not.allowed(NEWMAN)

unread,
Feb 21, 1996, 3:00:00 AM2/21/96
to
AHirad wrote:

> Good-old Somali euphoria of not acknowledging that others have God given
> rights that no one can infring upon to decide their future is why we are
> here, the lowest point ever.

Hirad, your above statement is reasonable if your assumptions were correct.
It is true that we are all entitle the right to decide our future. It always
sounds good when someone speaks an idealistic tone, but unfortunately
reality is way far from that idealistic view. Somaliland would have been a
model government if the inhabitants of that land are for it and it was
ideology driven rather than clan. In reality, majority of populace are
against it, as a matter of fact, they have nothing to do with it. They
were not the ones that decided to create such a entity in the first place

> Somaliland might be a fantasyland according
> to some of you, but until such a time there is any viable alternative,
> which I don't envision from anywhere else in that wretched place called
> Somalia, it goes without saying that, the people living in that area of
> the country chose a path for themselves.

Again, you are assuming as if Somaliland was such a choice of the majority
to start with!! As I said it above, dwellers of that area have nothing
to do with it. PERIOD.


> Who else has so far done that? Or is this another primordial Somali

Has done what? Continuously dreaming about setting up another dictatorial,
authoritarian, clan based tyranny? Cšmon Hirad, is that what you call an
alternative?

> wariness, suspicion, and distrust towards what others (clans) form
> surfacing as it did many times in our despicable history? I wish we would
> have stopped living on the past and looked into the future with a tinge of
> hope rather than tainted mind!

Yes you are right that we should stop living on the past!! This is exactly
what I am talking about, Somaliland crazed ones dwell the past---they play
fear into peoplešs lives, they picked up were Siad Barre had left it off,
they employ a conspiracy myth that everyone is trying to get Isaaks and
so on. Is that the hope that you have in mind? I hope not.

Peace and Eid Mubarak
A samad

Mohamed Omer

unread,
Feb 21, 1996, 3:00:00 AM2/21/96
to

Oh!!! boy. Heaven help us.

KAA...@bolton.ac.uk

unread,
Feb 21, 1996, 3:00:00 AM2/21/96
to
In article <4garod$8...@portal.gmu.edu>, "Joel E. Stone" <jst...@osf1.gmu.edu> writes:
>Khaliif, Ciid Mubaarak.
>
>Miyaanay dhici karin kacaan wanaagsan oo xaqsoore ah inuu dhalan karo.
>Kacaanku inuu maadi uun yahay macnaheedu. Wax kasta oo wacyiga markaas
>lagu nool yahay bedelana wuxuu noqon karaa Kacaan..Sida diinta Islaamka
>oo kale.
>
>Khayr Inshaa Allaah.
>
>Btw. I think you are in U.K. do you know someone by the name Sheikh
>C/rizak Maxamed Xasan Cadde. Please let me know. if you know him
>
>
>Faarax
>

Ciid mubaarak, faarax.

Walaal kacaan waa kacaan oo asalkiisa waa boog kacaantay, waana tabtaa!!

intaa hore oo dhan kaftan bay ahayde kacaan waxaan anigu u malaynayaa inuu
yahay is badal dagdag u dhaco.
haddaad sidaa igu waafaqsantahay in badbad iyo boodbood badan dhici oo
sida loo hantaa ay adagtahay ma igu waafaqsantahay iyadana?

Control Engineerada waydiiyoo, wax kasta inta uu hadafka gaadhitaankiisa
oga dagadag badanyahay ayay xakamayntiisu ka adagtahay. I.e dagadag hadaad
hadafkaaga ku gaadho haysigiisa muddo dheer kugu qaadanayo, haddaadba awood
u hesho inaad fadhiisiso. Waxaa laga yaabaa hadday arrimo isku hagaagaan
in walhad (oscilation) waligii soconayaa uu dhaco.

Marka walaal intaan walhad "sinosoidal" ah waligay saaraan lahaa waxaa ii
dhaanta aniga oo mid gaabiya muddo iska saarraada oo hadafkayga aayar buuq
la'aan gaadho.

Marka walhadkii kacaankii horaan ku jirraaye bal ku kale u suga!!
hadii aadan kaba helin boodboodka.

wasalaam ucalaykum.

Said Arwo

unread,
Feb 22, 1996, 3:00:00 AM2/22/96
to

Wacan oo wanaagsan Faarax.

(Soomaalibaan ahay suuradaydu waa Gaar" Ka yimid Somaliland)

Horta qodabkan aad soo ban dhigtay wax uu ahaa mid aad loogu baahanyahay.
sheekadu si kastaba ha ahaatee way ka baxday dariiqii aan ku wadnay bal
markaasi aan ku soo noqono kacaamadii soo maray Soomaaliya, khaasatan
sheekadii "walee walee ninney arrami uurka buuxisaan dhimana noolayne"
taasi oo aan ulla gol leeyasay kacaaadii hore wax ay ingaga tageen dhaawac
aan dawo lahayn , haddii aad u fiirsato 12 sano ee u danbeeyay Soomaliya
wax ay ku dhacday hog aad u dheer cid qodayba mooyaane oo aynu imika gunta u
wada fadhin xadhigii lagaga soo baxayna wax aad moodaa in uu geed dushi
ku laanan yahay, waa nasiib xume'e
Marka aad qof walba oo Soomaaliya la sheekaysato wax aad
moodaa in aynu nahay dad aad u maskax furan,(ruuxi iyo goonidii) lakiin
marka la yidhaahdo taliya wax aad moodaa in aynu nahay dad aad u diciif ah
oo ay Muwaadinimadu ku yartahay.
Hadaba Su'aasha is waydiinlehi wax ay tahy waa
maxay Wadan? sidoo kale goorma ayuu kacaan horimareed yimaadaa? yaase
u horkaca kacaankaasi isaga ah? Soomaalida guud ahaantood dantoodu maxay
ku jirtaa oo aan qoriga caaradiisa Ahayn?

Wax aan jeclaan lahaa in aan arimahaa figradeheena isku dhaafsano
si Soomaalinima ah.


waa inoo iyo sidaas iyo figrado furan.
Siciid Carwo

Wacays Bashe

unread,
Feb 22, 1996, 3:00:00 AM2/22/96
to

--

mmf...@chat.carleton.ca (Mahamood Farah) wrote:
>
>
>Abdillahi Hashi Abib (ab...@server.uwindsor.ca) wrote:
>
>
>

>> dear brother said arwo,
>
>> > Yuo may as well face it, yesterdays dream is todays raellity!
>> >
>> >
>> > * don't you know is not goog to disobay your leadars*
>

>> you need a lot help to understand what reality is all about. there is
>> no leader in the north of somalia but thieves and i don't need to

>> follow them just because they come from my clan or subclan. please don't

>> misuse the word LEADER because these thieves are not leaders but thugs.

>> there is no somaliland and there will never be a somaliland. you can
>> dream about it but you will never see it.
>
>
>

>> Abdillahi Hashi Abib
>> http://www2.uwindsor.ca/~abib
>
>
>

Acuudu Billaahi, Far laguma gelinin miyaa.? mise carrabkaad la' dahay.?

Fikraddaada aad ba ka hadashide'e, maad saani u soo qortid. Mise,
Caajisnimo tii ugu darnayd ayaa dhuuxa kaa gashay. Abaal noo gal oo
marka xiga, erayada isku *DhagDhagan* soo kala saar, kuwa kala
*qa adana* isku soo dar. *Hijaadna* ku noqo, kuwa aanan *dham* soo
dhamays tir. "Solland" ma Sool-land baa mise waa "Somali-land" bal soo
kala caddee.


Nxt tm plz b MOR E corect, wil U?


PS: *NO HARD FEELINGS for CIIDMUBAARAK, FOR U, vor Ho* or
*NO HAD FEELINGS AT ALL Not even for ASS!

Just a sincere comment.

>----------------------------------------------------------------------
>Mahamood Farah
>Carleton University
>
>Email address: mmf...@chat.carleton.ca
>----------------------------------------------------------------------

Wacays.


"Aw Maxamuud"

unread,
Feb 23, 1996, 3:00:00 AM2/23/96
to ch...@freenet.carleton.ca
ch...@FreeNet.Carleton.CA (Said Arwo) wrote:
>
> Wacan oo wanaagsan Faarax.
>
> (Soomaalibaan ahay suuradaydu waa Gaar" Ka yimid Somaliland)
>
> Horta qodabkan aad soo ban dhigtay wax uu ahaa mid aad loogu baahanyahay.
> sheekadu si kastaba ha ahaatee way ka baxday dariiqii aan ku wadnay bal
> markaasi aan ku soo noqono kacaamadii soo maray Soomaaliya, khaasatan
> sheekadii "walee walee ninney arrami uurka buuxisaan dhimana noolayne"
> taasi oo aan ulla gol leeyasay kacaaadii hore wax ay ingaga tageen dhaawac
> aan dawo lahayn , haddii aad u fiirsato 12 sano ee u danbeeyay Soomaliya
> wax ay ku dhacday hog aad u dheer cid qodayba mooyaane oo aynu imika gunta u
> wada fadhin xadhigii lagaga soo baxayna wax aad moodaa in uu geed dushi
> ku laanan yahay, waa nasiib xume'e
> Marka aad qof walba oo Soomaaliya la sheekaysato wax aad
> moodaa in aynu nahay dad aad u maskax furan,(ruuxi iyo goonidii) lakiin
> marka la yidhaahdo taliya wax aad moodaa in aynu nahay dad aad u diciif ah
> oo ay Muwaadinimadu ku yartahay.
> Hadaba Su'aasha is waydiinlehi wax ay tahy waa
> maxay Wadan? sidoo kale goorma ayuu kacaan horimareed yimaadaa? yaase
> u horkaca kacaankaasi isaga ah? Soomaalida guud ahaantood dantoodu maxay
> ku jirtaa oo aan qoriga caaradiisa Ahayn?
>
> Wax aan jeclaan lahaa in aan arimahaa figradeheena isku dhaafsano
> si Soomaalinima ah.
>
>
> waa inoo iyo sidaas iyo figrado furan.

> Siciid Carwo

Waad Salaamantahay Siciid.

Aad ayaan ula dhacay maqaalkaagii koobnaa. Xaajadu siday ahaydna waad
asiibtay. Siday ku habboonaan lahaydna waad u taabatay. Su'aalaha aad soo
jeedisayna waa kuwo qofkasta oo Soomaali ah (wax garad ah) maskaxdiisa ku
jirta. Golahanna, haddii ilaa intuu jiray danteenna looga hadli lahaa
waxaan qabaa in ay waxyaabo badan oo "wax ku ool" ahi ka soo bixi
lahaayeen. Waxaanan shaki ku jirin inaynu ku mashquulay tariikhdii
Soomaaliya iyo wixii dhacay, meeshii aynu kaga hadli lahayn
"mustaqbalka", kaas oo ah mid aan ina hurayn. Waxaan hubaa in dad badan
oo firadaas inala qabaa golahan ka tirsan yihiin, oo ay iyaguna
fikradooda dhiiban doonaan.

Khayr Inshaa Allaah.


Faarax

Yussuf S. Ali

unread,
Feb 28, 1996, 3:00:00 AM2/28/96
to
>
>> there is no somaliland and there will never be a somaliland. you can
>> dream about it but you will never see it.
>

Dear Abdillahi,

I believe the last time that you contributed to this forum was
when you wrote the article on how we, the so called Somali
educators, can help the Somali youths in North America
particulary in Canada since there are more of the them there.
That was an enlightening piece of advice, and some of us,
including me commended you for such an idea. Then you
disappeared. l thought that you finally gave up your hatred
toward your reer-Abti and began helping those youngesters
in your city. I was very dispappointed to see you come back
to this forum after being away for almost half a year with same
negative atitude toward Somaliland and its people. Well
I was wrong. "Ninna caadadii ma daayo bahalna ceedhin
ma daayo".

I am sorry to disappoint you. Somaliland is not a dream.
It is there on the Horn of Africa. Neither you nor anybody
can deny its existence. You are the one who is dreaming. Wake
up brother, and smell the coffee.

Long live the MOTHERLAND, Somaliland. And as always
"Ka naxaw nafta waa".

Sincerely,

Yussuf


Abdillahi Hashi Abib

unread,
Mar 1, 1996, 3:00:00 AM3/1/96
to

It is very strange to agrue and to fight for something that does not
exist. I love to debate with you and anybody who believe this dream but
it is waste of energy and time to even acknowledge this UFO that your
clan believe.

With due respect, let us discuss how everybody can help our motherland,
that is, the great undivided Somalia in very constructive and positive
way by educating and enlighting our unfortunate ones.

It is about the time to overcome this fantasy and emotional feelings toward
our tribes. We have been told, that is the warlords, there will be government
which will represent everybody. I don't see any sign of change till we change
our attitude towards what we call tribal affiliation. The only reason you
support this UFO is merely based on your tribal affiliation.

Once more time Mr. Yusuf, my reer abti are not Isak and for your
information I have no blood relationship with Isak and let us discuss the
issues in non-personal level. My reer abti or my reer will not change my
opposition to your fantasy dreams and i am trying to help you out before
it is too late. I wrote my previous article to help you and your younger
brother who believe this UFO before they waste their energy and valuable
time.

I wish you all best in your studies and future goals.

Ainanshe Qablan

unread,
Mar 1, 1996, 3:00:00 AM3/1/96
to
Yussuf S. Ali (y...@allwise.mh.att.com) wrote:
: >
: >> there is no somaliland and there will never be a somaliland. you can

: Dear Abdillahi,

: Sincerely,

: Yussuf

Dear Yusuf:

Dib-U-Fiiri- Waayaha

Dadka wada jirkiisii-Dawladay ku curiyeen- Ninkii dumiyey ee dhacay- dib
markay uraadsheen-Ha dumaalo yaa yidhi?(Somaliland 1960...)
Zubeer Dookhadiisiyo-Cigaal duudsi waynaa!!
Doodaynu wadaniyo-Doraad wada jirkeenii-dawladnimadi waynayd- Markii loo
dabaal degey-Dubqulaalis-huray baa- Dalka Gubeye e yaa shiday?
Makuu doqonku taliyaa-Diric tegey la yidhi waa!!


Runtu Kay ka naxisoow Nafta waa!!

------------------------------Caynansh--------------------------------------

Mahamood Farah

unread,
Mar 2, 1996, 3:00:00 AM3/2/96
to
Ainanshe Qablan (cc...@torfree.net) wrote:

> Dear Yusuf:

> Dib-U-Fiiri- Waayaha

> Dadka wada jirkiisii-Dawladay ku curiyeen- Ninkii dumiyey ee dhacay- dib
> markay uraadsheen-Ha dumaalo yaa yidhi?(Somaliland 1960...)
> Zubeer Dookhadiisiyo-Cigaal duudsi waynaa!!
> Doodaynu wadaniyo-Doraad wada jirkeenii-dawladnimadi waynayd- Markii loo
> dabaal degey-Dubqulaalis-huray baa- Dalka Gubeye e yaa shiday?
> Makuu doqonku taliyaa-Diric tegey la yidhi waa!!


> Runtu Kay ka naxisoow Nafta waa!!

> ------------------------------Caynansh--------------------------------------

Dear QABLAN
WAXA JOOGA GARO
Marka hore anigoon wax xumaana ula jeedin ( Haduu QABLAN ma magac yahay
QAALINA maxay tahay)!.Ta kale yaa kubada kaasoo ciyaarsiiyay dhinac loo
laagab ama garanaayside?! Macnahaygu waxuu yahay ,ma CIGAAL baad kasoo
horjeedaa?,
ma SOMALILAND baad diidantahay oo SOOMAALI baad doonaysaa?,ma ZUBEER AWAL
baad gaar ahaan u necabtahay? mise nin yahow nin jah warreersan oo sida
hadalkaaga ka muuqata mijihiisa iyo madaxiisa kala garanayn baad tahay.
Wallee annigu yaabaye malaha qoladii UFO u sheegay baad tahay?
Arinta somalilandna, dilaacdayaa ama sidii wax waalan u hadashayaa,Amase
HAYBTAADA GARAN WAAYDAYAA SOMALILAND WAA DOWLAD CALANLEH OO GEESKA AFRICA
ku taalla.
F.G
Hadaba hadaanu muran jirin ama laysku maagay macnaha af soomaaliyeed
ee magaca Qablan wuxuu ka soo arrooray geela kiisa haraadan ee aan arragti
kale lahayn biyaha hortiisa ah mooyaanne. sidoo kale astaanta gaarahaaneed
ee lagu gartaa waxay tahay duul-duul iyo hadba daallaa dhac.


0 new messages