Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

Heebaan, What is your e-mail address?

0 views
Skip to first unread message

Mohamed O. Musa

unread,
Jan 12, 1997, 3:00:00 AM1/12/97
to

As-salaamu calaykum.

Walaal Heebaan waa maxay addresskaaga saxa ahi? Waxn isku deyey inaan
e-mail kuu soo diro waanay igu soo noqotey "unknown address" ddarteed.

Mahadsanid
--
Mohamed,
Nabadgelyo.

Mohamed Hebaan

unread,
Jan 12, 1997, 3:00:00 AM1/12/97
to

dj...@FreeNet.Carleton.CA (Mohamed O. Musa) wrote:
>
>
> As-salaamu calaykum.
>
> Walaal Heebaan waa maxay addresskaaga saxa ahi? Waxn isku deyey inaan
> e-mail kuu soo diro waanay igu soo noqotey "unknown address" ddarteed.
................

Walaal Maxamed, Wacalaykum asslaam,

E-mailkaygu waa sida lasocota magacayga "he...@direct.ca"
Waxaan u malaynayaa inay hadda kuu shaqaysay, intaad qoraalkan
qortay ka dib, waayo mar dhoweyto ayaan warqad kaa helay.

Salamu Calaykum
Heebaan

0 new messages