Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

Daarood iyo Gunnimaddooda..

78 views
Skip to first unread message

Hobyo

unread,
Feb 25, 1998, 3:00:00 AM2/25/98
to

Marka laga saaro Ogaadeen oo gob la yaqaan ah, inta kale waa gun gun dhashay..
Taana waxaa cadeeyay H.....e... Waxaa kaloo cadeeyay dhaqankooda iyo
Hadalkoodda oo ah wax lagu la labooddo.... Waxaana ka mid ah dadka sida la
labada u hadla Qoladda isku magcaawda Majeerteen iyo Doqomaddooda....... Lets
find out the deffinition of "Majeerteen" Haddii aan faalo kaa siiyo qolada isku
magacawda Majeerteen, waa midgo is aruursaday isla markaana la baxday
Magacaas.....
M = Midgo
A =
J = Jin
E = Eeyo
E = Eeyo
R = Riyo
T = Tumaallo
E = Eeyo
E = Eeyo
N = Naasdheerayaal
Intaas oo isku tagtay ayaa magacooda la yiraah MAJEERTEEN... haddii aad
faahfaahin intaas ka dheer aad rabtid feel free let me know........

Cabdifataax

unread,
Feb 25, 1998, 3:00:00 AM2/25/98
to


Mudane Hobyo

Haddii hadal iyo dhaqan aan ku caddeeyno *gun gun dhashay* ilaa hadda
qiyaas qofka noqonaya <g>

Hobyo skrev i meddelandet <19980225023...@ladder02.news.aol.com>...
:Marka laga saaro Ogaadeen oo gob la yaqaan ah, inta kale waa gun gun

:
:

A.MohamudOmar

unread,
Feb 25, 1998, 3:00:00 AM2/25/98
to

Saaxiib walaahi wixii sidaad u ceytantey u ceytama ayaa kaa liita adigaana
afkaada ku noqon meyno waxa yaqyaqsiga leh ee aad ku hadashey u maleynmaayo
inaad caafimaad qabto caadi maba tihid saaxiib meshaan dadka waalan looguma
talo gelin ee maana koobiyo ha laguu qaado.

Saaxiib aad baan uga xumahey inaan ku soo jawabo barkee wasakh dibjir
mooriyaan ah ma istaahilo jawaab wax kastoo ee tahey ee aklagaada aadan
cadayan ka daa dad aadan waxbo ka aqoon mooriyaanaimadii aad umadda iyo
wadankii soomaaliyeed ku rogteen ayaad News express la timid waa nasiib darro
in inta loo ogolaado dad adigoo kale ah.\


Sorry to talk to u


bye

rashka


In article <19980225023...@ladder02.news.aol.com>

A.MohamudOmar

unread,
Feb 25, 1998, 3:00:00 AM2/25/98
to

In article <19980225023...@ladder02.news.aol.com>
>Marka laga saaro Ogaadeen oo gob la yaqaan ah, inta kale waa gun gun dhashay..
>Taana waxaa cadeeyay H.....e... Waxaa kaloo cadeeyay dhaqankooda iyo
>Hadalkoodda oo ah wax lagu la labooddo.... Waxaana ka mid ah dadka sida la
>labada u hadla Qoladda isku magcaawda Majeerteen iyo Doqomaddooda....... Lets
>find out the deffinition of "Majeerteen" Haddii aan faalo kaa siiyo qolada isku
>magacawda Majeerteen, waa midgo is aruursaday isla markaana la baxday
>Magacaas....


Saaxiib waxaad rabtaa inaad attention ka heshid umadda inta wax ku soo qorta
marka waxaan ku leenahey saaxiib dadka waalan looguma talo gelin sidoodaba
iney inta wax ku soo

Mohamoud Ali

unread,
Feb 25, 1998, 3:00:00 AM2/25/98
to

A.Moha...@KUB.NL(A.MohamudOmar) wrote:

> Saaxiib walaahi wixii sidaad u ceytantey u ceytama ayaa kaa liita
> adigaana afkaada ku noqon meyno

^^^^^^^^^^^^^^

> Saxiib aad baan uga xumahey inaan ku soo jawabo barkee wasakh dibjir


> mooriyaan ah ma istaahilo jawaab


Soomalida waxay ku maahmaahda daanyeer dabadiisa uma jeeda ee dabbo
dadeed ayuu u jeeda. Ma xasuusata markii aad Nomadnetka dadka ku
caynaysay. Adiga iyo kan la magac baxay Hobyo waxaad tihiin dameer
iyo labdiisa dhegood. Ee sharciyada cavekan u degan barta haddii kale
kaasna AOL ayaa ka soo baraya qofka uu yahay waan soo sheega adigana
waxaa laguugu dacweynaya Chatolic Organization lacagta ku siiso ee
Holland oo kaa bixiso qarashka jaamacadda Chatolic ah sababtoo ah
caano boorihi holland ayaa aad ugu dheregtay.


---
Yaa Salaam
Dr. Mohamoud -> 'Undisputed nabadoon in the Cave'

harry kendall

unread,
Feb 25, 1998, 3:00:00 AM2/25/98
to

waxaad tahay ama aad wadaa wixii halkan ina keenay ee ciidii iyo
wadankeenii hooyo inaga soo kaxeyey nin waliba waa qolo!!!!!!t mana ihi
daarood

stupidyahow afkaaga hayso
oo waxa isku fal

Hobyo

unread,
Feb 26, 1998, 3:00:00 AM2/26/98
to

Yaa Salaam baad tiri , anigana Yaa Dhilo baan ku iri.

Idiot.... Doqon runtay ka oydaa..... hadaan runta ku taabsiiyay miyaad ooyi...
do u think aol can stop me .... hell no... i pay $'s si aan runta kuugu sheego
..... 4 that reason Dr oo u dhiganta Doqomadda i will never stop telling you
and your ....... s...


I.Uzoka

unread,
Feb 26, 1998, 3:00:00 AM2/26/98
to

Dr Qaaf


Waxey ila tahey inaad aad u jeceshahey inaad meel walbo aad ku hadashid
hadalo aan loo baahneyn mana u maleynaayo inuu jiro qof kaa caqli xun dunida
Dr qofkii ah uma hadlo sidaad u hadasho ee edebtii iyo akahlaaqdii ayaa lagaa
ilaawey in lagu baro markii aad yareyd sidii aad baadiye uga soo orodey adigoo
lagugu usoo dhuftey irbad tan geela lagu duro oo Qabiil ayaa inta internetka l
atimid saaxiib lagama yaabo inaan sheekada kula wado barkee waxaad ka heshaa
inaad cey iyo aflkagaado aad meherad ka dhigatid anigu shakhsi ahaan weligey
Nomadnet wax kuma qorin meesha aad qurmisey ee Bogga comments laakiin haa
article waan ku qorey bogga Nomadnet newspage saaxiib ma jecli inaan qabiilo
soomaaliyeed cid walbo ha ahaadeen aan wax ka sheego taas adaan kuu daayey.

Aniga ha ka yaabin inaan muran kula galo adoo kale si kastoo oo aad u
hadashid waxaa taheyba waxaan ku arkey sidaad u hadashid mana xishootid
laakiin waxaa fiicnaan laheyd inaad geesinimadeeda leedahey inaad adigoo lagu
arkaayo sidaas u hadashid. Behind computreka u maleynmaayo inaad ku ciil
baxeuysid Iga raali ahow aqyaarka .


rashka


In article <34F507...@pitt.edu>

Cabdifataax

unread,
Feb 26, 1998, 3:00:00 AM2/26/98
to


"Maddii naar galaasey si feeylanaa liin galee"!!

C/fataax


Hobyo skrev i meddelandet <19980226073...@ladder02.news.aol.com>...
:Yaa Salaam baad tiri , anigana Yaa Dhilo baan ku iri.

:

Mohamoud Ali

unread,
Feb 26, 1998, 3:00:00 AM2/26/98
to

A.Mohamud Omar wrote:
>
> Dr Qaaf
>
> Waxey ila tahey inaad aad u jeceshahey inaad meel walbo aad ku > hadashid
> hadalo aan loo baahneyn mana u maleynaayo inuu jiro qof kaa caqli xun > dunida

Dhageyso,

Adiga waan oga'hay inaad netka ku cusub tahay oo aad NEWBIE aad tahay
marka waxaad rabtid waad sheegi kartaa laakin ha isku dhex qarin SMOKE


> Dr qofkii ah uma hadlo sidaad u hadasho ee edebtii iyo akahlaaqdii ayaa > lagaa
> ilaawey in lagu baro markii aad yareyd sidii aad

Adiga marka aad dadka cayneysay in Nomadnet Guesbook iyo meelaha kale
edeb iyo akhlaakh ayaad laheyd miyaa? Adiga edebtaada iyo akhlaaqdaada
fiiri inta dadka kale aadan ka hadlin.

> atimid saaxiib lagama yaabo inaan sheekada kula wado barkee waxaad ka
> heshaa
> inaad cey iyo aflkagaado aad meherad ka dhigatid

Marka ugu horeyso sheeko kaagama baahni ee marka sheekadaada CAANO
BOORAHA ah waa iska haysan kartaa. Mideeda kale dadka marka ay netka
ku cusub yihiin sidaada oo kale khaarkod caay iyo aflagaado ayey
jeceyl yihiin khaarkasna adiga ayaa ka mid ah.

> anigu shakhsi ahaan weligey
> Nomadnet wax kuma qorin meesha aad qurmisey ee Bogga comments laakiin

Adiga iyo faqashkii Hirad ayaa qurmiyey Nomadnetka.

> haa
> article waan ku qorey bogga Nomadnet newspage saaxiib ma jecli inaan
> qabiilo
> soomaaliyeed cid walbo ha ahaadeen aan wax ka sheego taas adaan kuu
> daayey.

Yaa jecel inuu qabiil Somaliyed wax ka sheego. Aniga khabiilkaada ma
aan daba socdo laakin fikradahada faqashnimada ah ee kuu qarsan ayaan
daba socdaa.

> Aniga ha ka yaabin inaan muran kula galo adoo kale si kastoo oo aad u
> hadashid waxaa taheyba waxaan ku arkey sidaad u hadashid mana xishootid

Adiga waayey maxishoodaha weynaadey oo jecel inuu wajiyo badan ku socdo.
Ee sidan isku dhaan haddii kale ?????


> laakiin waxaa fiicnaan laheyd inaad geesinimadeeda leedahey inaad > adigoo lagu
> arkaayo sidaas u hadashid.

Aniga adiga kaama baqaayo ilaah baa cabsi igu leh sidaan inaan u hadlo
iska dhaafe sidan raban u hadla iyada oo ay cabsi igu jirin.

> Behind computreka u maleynmaayo inaad ku ciil
> baxeuysid Iga raali ahow aqyaarka .

Ciil ima haayo lakin waxaan jeclahay inuu ciilka ku hayo uu kugu
qaboobey. Waa ciil wuu ihaan jirey waa waagii Maxamed Siya Barre
lakiin waqtigan xaadirka ah waa maxay ciilka iqaban kara.



> rashka

Abdishakur

unread,
Feb 27, 1998, 3:00:00 AM2/27/98
to

Hallo Doqon aan waxagaranoo,

Waxaan ku iri kakac hurdada oo Hilmaan Qabill, Ceytankana dhaaf, And Show
some Respect to
Qabiilada.

Doqon in lala hadlo ma waajib aha,

Sorry to talk to you,

Good by JAAHIL,DOQON,......... IWM


Hobyo heeft geschreven in bericht
<19980225023...@ladder02.news.aol.com>...


>Marka laga saaro Ogaadeen oo gob la yaqaan ah, inta kale waa gun gun
dhashay..
>Taana waxaa cadeeyay H.....e... Waxaa kaloo cadeeyay dhaqankooda iyo
>Hadalkoodda oo ah wax lagu la labooddo.... Waxaana ka mid ah dadka sida la
>labada u hadla Qoladda isku magcaawda Majeerteen iyo Doqomaddooda.......
Lets
>find out the deffinition of "Majeerteen" Haddii aan faalo kaa siiyo qolada
isku
>magacawda Majeerteen, waa midgo is aruursaday isla markaana la baxday

>Magacaas.....

Metahara

unread,
Feb 27, 1998, 3:00:00 AM2/27/98
to

What always irritates me is what so called Somalilander wants from the other
Somali?

Since I joined this newsgroup I have read many affront Darod articles written
by Somalilanders. I am not going to insult you as you did but if you don't
stop your misjudgement I will say my words.

What do you think Somalilanders are? not better than the other Somali. Indeed
they are worst than Somali wayn. Belive me where I live there are couple isaqs
who are always drunk and homeless while the other Somali are united and
pursuing carriers. No body denaies most of somalilanders are dreamers and
never admit the truth until they found themselves at the drug rehabilation
centers.
Those of you who are still in day dream as Sr. ugas, warar, kenodid and
hobayo..etc better think about your future and realize who you are before it
gets too late. Absolutly will never include Sanag, Awdal and Sool. Wake up
and smell a cup of cano geel. Somaliland is ruled by Ethiopia??? eigal is a
dog for Melas /Tigra/

If you need more I will write you soon.

C/casiis


A.MohamudOmar

unread,
Feb 27, 1998, 3:00:00 AM2/27/98
to

In article <34F602...@pitt.edu>
>A.Mohamud Omar wrote:

Subax wanaagsan?

Anigu shakahsi ahaan ma jecli inaan ceytamo mana dhaceyso inaan kula tirsado
adiga inaan wax kuu sheego maahee. Saaxiib walaahi dunida intaan saarnaa wax
kuma qorin meesha adiga iyo dad badan oo kale aad ku ciyaarteen oo qabillada
soomaalida aad ku afalagaadeysaan mana aha wax xitaa maskaxdeyda ka dhaadhici
karta in aan meel intaan wax ku qoro ka hadlo qabiil iyo wax la mid waase yaab
eh ma waxaan la murmaa dad aan mas'uuliyiin aheyn oo aan u qalmin in lala
hadlo sida adiga iyo kuwa isku sheegaayo qabillo eeysan aheyn oo kale.


Aad iyo aad ayaan uga xumahey in meeshii aad u fekeri laheydeen si haboon oo
caqliyan ah aad u fekertaan sidaa xoolaha cey, aflagaado iyo gardareysi cad oo
aan loo adkeysan karin. Waa nasiib darro in dhalinyaradii soomaaliyeed eey
baneesteen iney si cad u xumeeyaan qof kale oo eeysan xitaa filin ka daawan
weligood.

Saaxiib aniga iyo adiga wax inaka dhaxeyo aaba iska yar mana jecli inaan u
doodo sidii qof waalan haddii aad dood hufan inoo heysid waan kaala doodi
laakiin jooji ceyda aad la daba gashey Hiirad iyo aqyaarta kale anigu weligey
ma arag mana aqaan Hiirad iyo kuwa aad sheegaysid laakiin waa dhalinyarro
soomaaliyeed haddii fikrad uga soo horjeedid ku soso qor isla meesha eey
articleka ku soo qoreen oo ku mucaarad si aqyaarnimo ah fikradooda ee ha ka
ceytamin meel kasto waa sharaf darro iyo maangaabnimo inaad dabeecadaas aad
caadeysatid nin ragaa ilaahey kaa dhigay fikrad ka hadal ee iska ilow cey iyo
aflagaado.


bye

rashka

Mohamoud Ali

unread,
Feb 27, 1998, 3:00:00 AM2/27/98
to

A.MohamudOmar wrote:
>
> In article <34F602...@pitt.edu>
> >A.Mohamud Omar wrote:
>
> Subax wanaagsan?

Wanaagsan!


> Anigu shakahsi ahaan ma jecli inaan ceytamo mana dhaceyso inaan kula > tirsado
> adiga inaan wax kuu sheego maahee.

Adiga hadaladaada ayaa is qilaafsan haddii aadan caytameynin iska dhaaf
kalimadaha aad isticmaaleysid, sida, Dr.Qaaf, iyo cirbad ayaa baadiyaha
lagaaga soo duray. IWM. Middeda kale magacyada aad bedbadeleysid dhaaf
markii hore waxaad isku bixisay I. Uroza meshan NomadNetka ma'aha oo
aad magacyada beenta ku isticmaalijirtey ee magacaada ku har.

> Saaxiib walaahi dunida intaan saarnaa wax
> kuma qorin meesha adiga iyo dad badan oo kale aad ku ciyaarteen oo
> qabillada
> soomaalida aad ku afalagaadeysaan mana aha wax xitaa maskaxdeyda ka
> dhaadhici
> karta in aan meel intaan wax ku qoro ka hadlo qabiil iyo wax la mid
> waase yaab

Aniga khabiil Somalia degan ma aflagaadeyn laakin ninka khabiilnamada
u kharsaneyd waa adiga sababtoo ah haddii aan tusaale u soo qaadano
Faqashkii Hirad wuxuu taagareeyey General Mohamed Said Morgan
inuu ka maqan yahay shirka markii uu Brother Ismail ugu jawaabey in
Morgan uu yahay the father of the criminals adiga waa is celin waaysey
oo isla markiiba dhaleeceyn ayaa Ismail u soo jeedisay. Ogsonow in
ay fiican tahay in la hirgaliyo 'healthy critism' lakin adiga taada
wax kale ayaa kuu qarsanaa oo 'your ill-critism focused on hidden
agenda to attack certain man because it happens to be he is clan x'
Right?

> eh ma waxaan la murmaa dad aan mas'uuliyiin aheyn oo aan u qalmin in
> lala
> hadlo sida adiga iyo kuwa isku sheegaayo qabillo eeysan aheyn oo kale.

Aniga hore ayaan kuugu sheegay hadalkaada waa iska ceshan kartaa sabab
too ah hadaladaada wali CAANO BOORE ayaa ka buuxa. Mideeda kale, aniga
waligey kuma aan soo qorin this forum or other place khabiilka aan
ahay. Ee marka hadalkaada marka aad hadleysid macno uyeel oo hala
fahme pointiga aad sameyneysid.


> Aad iyo aad ayaan uga xumahey in meeshii aad u fekeri laheydeen si
> haboon oo
> caqliyan ah aad u fekertaan sidaa xoolaha cey, aflagaado iyo gardareysi > cad oo
> aan loo adkeysan karin.

Qof meeshan yimaada oo sidii xoolaha u fakiraya ma jiro. Adeer,
daadacsiga iska dhaaf. Adiga iyo kuwo fara badan oo Nomadnetka galey
dadka qabiiladooda caynaya ka dibna iska dhigaaya sidii nin aan waligis
aan khabiil caynin. Adiga iyo faqashkii Hirad sooma aheyn wixii
gardareystey Bro. Ismail ka dibna dadka ku caynaya Nomadnet's Guesbook.


> Saaxiib aniga iyo adiga wax inaka dhaxeyo aaba iska yar mana jecli
> inaan u
> doodo sidii qof waalan haddii aad dood hufan inoo heysid waan kaala
> doodi


Waa runta aniga adiga wax naga dhaxeeya malaha. Dood hufan waxaa laga
doodi kara marka qofka niyadiisa ay wanaagsan lakin qof sarbeeb wata
oo raba inuu SMOKE isku dhex1qariyo sidee dood hufan ula galeysa.


> laakiin jooji ceyda aad la daba gashey Hiirad iyo aqyaarta kale anigu
> weligey
> ma arag mana aqaan Hiirad iyo kuwa aad sheegaysid laakiin waa


Dhageyso, aniga caay faqashkaas weynaadey aan la daba galey ma jirto oo
runta ayaan u sheegay ah inuu Xaaskisa Roda si wanaagasan u dhaqdo ka
dib markii ay complain fara badan ka sameysay sababtoo ah waqtigiisa
wuxuu ku dhumiyaa inuu qabiilo caayo meesha uu Taxi giisa ka wadan lahaa
.Middeda kale ninkan haddii aadan aqoonis u laheyn ninkan caveka waa
la yaqaana inuu aad aflagaado badan yahay. Sababtoo ah wuxuu ka hadlaa
dawladii Siyad waxay u qabatey Somalia, wuxuu supportigareeya Moragan
waxaa kale uu aflgaadeeyey dadka waqooyi uu ku yir Somalilaland =Nacalad

Marka adiga aan ku warsadee dawlada Mohamed Siyad ma ka hadli laheyd?

Wali Morgan ma taagersan tahay?


> bye
>
> rashka


---

S. Shire

unread,
Feb 28, 1998, 3:00:00 AM2/28/98
to

Hobyo (ho...@aol.com) writes:
> Yaa Salaam baad tiri , anigana Yaa Dhilo baan ku iri.
>
> Idiot.... Doqon runtay ka oydaa..... hadaan runta ku taabsiiyay miyaad ooyi...
> do u think aol can stop me .... hell no... i pay $'s si aan runta kuugu sheego
> ..... 4 that reason Dr oo u dhiganta Doqomadda i will never stop telling you
> and your ....... s...
>

Now this guy really needs help BIG TIME. I can't believe people
like him are still around, this is dull.
All I can say to you is GET A LIFE YOU STUPID IDIOT!

S. Shire
cq585

S. Shire

unread,
Feb 28, 1998, 3:00:00 AM2/28/98
to

Metahara (meta...@aol.com) writes:
> What always irritates me is what so called Somalilander wants from the other
> Somali?
>
> Since I joined this newsgroup I have read many affront Darod articles written
> by Somalilanders. I am not going to insult you as you did but if you don't
> stop your misjudgement I will say my words.

You're not any better yourself, if not worse.



> What do you think Somalilanders are? not better than the other Somali. Indeed
> they are worst than Somali wayn. Belive me where I live there are couple isaqs
> who are always drunk and homeless while the other Somali are united and
> pursuing carriers. No body denaies most of somalilanders are dreamers and

You mean "careers"?

> never admit the truth until they found themselves at the drug rehabilation
> centers.
> Those of you who are still in day dream as Sr. ugas, warar, kenodid and
> hobayo..etc better think about your future and realize who you are before it
> gets too late. Absolutly will never include Sanag, Awdal and Sool. Wake up
> and smell a cup of cano geel. Somaliland is ruled by Ethiopia??? eigal is a
> dog for Melas /Tigra/
>
> If you need more I will write you soon.
>
> C/casiis
>

Grow up people.
S. Shire
cq585


Mahamod

unread,
Feb 28, 1998, 3:00:00 AM2/28/98
to

MAJEERTEEN WAXAY LEEYIHIIN

ALL EYES ON ME!

A.MohamudOmar

unread,
Mar 2, 1998, 3:00:00 AM3/2/98
to

Subax wanaagsan. Mohamud ma u malynaayo inaan wada doodi karno maxaa yeelay
waxaad aaminsanathey wax aan loo fadhiyin waa nasiibdarro in aad ilaa muddo
aad sidaan u hadleysey oo aadan isbedelin marna mowqifkaaga aidigoo aflagaado
xitaa u geysanaya dad xaasaskii . Waxaan aaminsanahey inaad aad u qiireysan
tahey oo aadan xasiloonbeyn shakhsiyad ahaan

Anigu ma jecli marna inan qof iyo qabiil soomaaliyed wax ka sheego oo aan ku
aflagaado waxa shakhsi yahey.True waan ku canbaareeyey Ismail fikrad mana
aflagaadeyn weliba isagu waxbo ma dhaamin habkuu u qorey articalkiisa kuwii ka
horeeyey oo labadooduba eey kala taageeren qabiilda ee kakala yimaadeen .
Saaxiib Ismail waa nin walaalkey ah mana u malynaayo inaad taqaanidba anigu
sharaf weyn ayaan u hayaa waa nin aqooonyahan aah oo fikradiisa dhiibtey .
Adigu ma aqaan waxaad ugu doodid isaga miyaa ku yiri iiga dood meel walbo?

Tan aad i weydiisey arimo siyaasadeed oo ah inaan taageersanahey Morgan iyo
inkale saaxiiib taas adiga kaala doodi maayo maxaa yeelay ma u bislid
siyaasad iska hadal ayaad ku jirtaa marka waa laga yaabaa in haddi aad ka
bedeshid "attitude" kaaga aan si haboon aan uga doodno arimahaas iyo kuwo
kale.

Hadda ka dib haddii aad sii wadid sidaad u hadleysid saaxiiboow amaan aan
isasiino aflgaadadana jooji !! Aduunku ma ahan waxaan ku fadhiyaa behind
Computer la imana arko marka waxaan rabaa ku hadlaayaa .

Yours

rashka

Mohamoud Ali

unread,
Mar 2, 1998, 3:00:00 AM3/2/98
to

A.Moha...@KUB.NL(A.MohamudOmar)wrote:

Mudane Abdirashid Mohamud Omar:

Wacan oo wanaagsan. Aniga iyo adiga bal aan iska xerno baalka mugdiga ah
ee aan ku jirno oo baal cusub oo ah Somalinimo aan sarbeeb ku qarsaneyn
iyo khabiilnimo ka dheer aan furuno oo si daacad iyo niyad sami aan
uwada hadalno. Waxyaabihi naga dhexdhacay aan iska ilowno ee aan is
cafino.

Aniga khabiil Soomaliyed waligeyba ma aan caynin laakin kuwa fikrada ah
khabiilnimada ku wacdiya aniga iyo ayaga si kale ayaan isku haleelna.
Marka adiga ha ku dhexdhicin dabinta dadka ay u dhigayaan haddii kale
dhibaatoyin ayaa kaa soo gaari kara. Waa runta marnaba maysan aheyn in
aan ku su'aalo ismail iyo adiga waxa idiin dhex maray. Lakin sidaa aan
cabirtey adiga Soomalinimo ayaa u hadleysey kadib canbaareyntada hal
dhinac ayey khuseysey taasoo dadka qaar u qaaten inaad magac Somaliyed
isku dhex qarineysid si dantaada kuu qarson aad u hormarisid. Marka nin
walba oo Somali ah xaq buu u leeyahay inuu ku su'aalo sababta aad isagu
dhexqarisay magaca Somali iyo dantaad gaarahaned. Aniga khabiil iyo wax
la mid ah fikradihiisa ma taagero taasna waxaa cadeynkara aniga inkastoo
aan kaaga soo horeeyey forumkan waligey kuma aan qorin khabillka aan u
dhashey hadana kuma aan soo qori doono halkan.

Sabatoo ah waxaan ogosoonahay in khabiil khabiil ka xoogbadan inuusan
jirin dagaal khabiilna uu yahay dagaal jahili ah oo diiinta sharuucdeda
mid ka soo horjeeda ah. Marka sidad la socotid Somalida waxaa jira qar
"afmiisharin" iyo "jeeb ku tuuglayaal" ah oo jecel iney dadka u sheegan
ama ka hadlan khabiil iyo wixii la mid ah taaso baabi'isey sumcadeeni
aan ku laheyn adduun weynaha. Haddaba haddii aan kuwaas iyo qaarka la
midka ah aanan iska qabanin yaa naga qabanaya? Marka tusaale waxaa inoo
ah wixii Somalia ka dhacay maantana ma jiro khabiil dawlad noqdey,
addunka waligeed kama dhecin Somalia na kama dhici doonto. Arinatan
aan halkan ku soo gudbinaayo waa arin iga ah "frank response" marka
Somalia dadka ay u baahan tahay waa in ay noqdaan dad daacad ah haddii
ay daacadnimo jirin Somalia na warkeeda ma jirto. Haddii afmiisharin
nagu dhex qasan yihiin Somalia warkeeda ma jirto.

Hadal iyo gunaanadkisa, qof walba oo halkan yimaada "attitude" kala
duwan ayey qabaan. Mideeda kale adiga ma'aha mid shaqadaada ah qofka
attitudekiisa. Taasina dad badan waxay u khaadan karaan caay. Anyway
welcome to the cave. Waxaanse jeclaan lahaa haddii aad heysid muwduucyo
ku saleysan jaaliyada Somaliyed ee degan Holland cadadkooda iyo sida
ay isku kaashadan inaad noo so gudbisid. Thanks in advance.

---
Yaa Salaam
Dr. Mohamoud.

A.MohamudOmar

unread,
Mar 3, 1998, 3:00:00 AM3/3/98
to

Dr Mohamud Ali:

Subax Wanaagsan

Walaahi waa runtaa waa haboon tahey ineynu si walaaltinimo ah u wada
sheekeysasno oo aan iska ilowno wax alla wixii ina dhex marey waana kaaga
mahadcelinayaa arintaas aad noo soo jeedisey. Laakiin saaxiiboow haddi aan
been iska dhowro daacadnimo waa shey qaali ah sida muuqatana maba jiro aduunka
qof daacad ah hadduu jirona waa yarayhey marka aaan ku dadaalno inaan bal in
yar oo daacadnimo ah aan muujino taas qudheeda waa wax loo baahan yahey haba
yaraatee. Aniga cafis iyo nus ayaa iga tahey nin walaakey ah ayaa tahey oo
soomaaliyeed dadkuna waa bani'aadam waa qaldami karaa laakiin waxa fiican inuu
qofku og-yahey inuu qalad ku jiro anigu waan qaladamaa waana geli doonaa
qaladaad badan marka laakiin ha la isuu dulqaato.


INkastoo dadku eysan isku si wax u fahmin anigu aad baan u soo dhaweynayaa
haddii shakhsi ka dhiibto fikaradiisa articlekii aan ku qorey nomadnet
newspage oo waa furan tahey doodu mar walba.Xaqiiqdii waxaan helay reactionno
kala duduwan oo badankood eey ka yimaadeen dad aanba fahnmin ujeedaddi aan u
qorey articalka waxey qaarkood igu eedeeyeen inaan wax ka sheegay Hirad iyo
Gacmadheere oo aan ku tilmaamey iney pissimistic point of view ka bixiyeen
laakiin aragtideydu waxey aheyd mar walbo inaan qanciyo qofka walaalkey ah
marka sidoo kale waxaan helay possitive responses dhinaca dad aad u fara badan
oo intooda fara badan eey wax ka dhigaan ama wax ka bartaan aduunka
dacaladiisa aad baana ugu mahadcelinayaa labadaas dhinacba oo fikaradooda ka
dhiibtey articlekeyga. Arimaha qabaa'ilka soomalida ma jecli inaan ka doodo
maxaa yeelay ma laha dhamaad iyo mawduuc la isla fahmi karo waa dood ku dhisan
i jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis marka wax aan gunaanad laheyn ma fiicna
inaan isku daalinimo oo energy iyo wakhti ku lumino.

Waa runtaa sida cadba dagaalkii soomaalida ee ku dhisnaa qabaal iyo reereysi
waxba waa lagu kala qaadi waayey maxa yeelay qabiilna awood uma laha inuu
qaran keligiis dhisto taas ayaana ah positiveka ee leedahey kuwa weli ku sii
haminaayo iney qabiilkooda daraadeed ku noqon karaan dawlad iyo qaran marna
looma fadhiyo in Soomaalidu ee dawlad stable ah dhistaan inta shakhsiyaad iyo
dad aan u qalmin hanaan qaranimo eey doonayaan iney sidaas ku hirgashadaan
howlahooda iyo danbahooda waxaan u maleyn iney soomaaliya eey sida eey hadda
tahey ku geli doonto qarniga soo socda taas oo ah arin murugo leh oo laga
tiiraanyooda. Afmiishaar inuu mar danbe soomaliya ku qaraabto waxey ila tahey
iney meesha ka baxdey. Dadka soomaaliyeed ee shacbiga ah ayey u taal iney
danahooda gartaan oo aayahooda ka tashadaan haddi kale sidaan ayaan ku
dhameysaneynaa inta dunida ka hartey .

Saaxiib waxaan ku soo jeedinayaa mahad aad u balaaran anigu waan ka qataa qof
haddi uu fikarad ii soo jeediyo iyo haddii uu i saxo meel aan ku qaldanhey waa
runtaa in qof walabaa u la imaanayao inta dabeecadiisa u gaarka ah laakiin
waxaan ino wanagsan inaan mar kasto maskaxda ku heyno inaan walaalo nahey oo
aanan kala maarm,in dhinac kasto !!! dhinac dhaqan, diin , deegaanba.
HAddii alla idmo waxaan warbixin kaa soo siin doonaa waxyaabaha ijtimaaciga ah
ee reer holland eey ku hayaan wadankaan inkastoo nasiibdarro soomalidu ey
noqdeen dad aan waxbo baran oo qaad iyo waxyaabo aan naftooda anficin ku
jiraan haddana waxan rajeyneynaa in mustaqbalka aanu noqonno soomaali hadaan
nahey dadka ugu cilmiga iyo aqoonta badan dadka afrikaanaka marka loo eego.


Yours

rashka

0 new messages