Suugaan
Jaamacadda York
Midi Minuit...................................
Saciid Suugaan hadday ujeeddadaadu ahayd in aad iska dhigto, waad ku
dhacday. Golahan in aad u jirjiroolayso ayaad damacsanayd,
isgeedasaarayn kasta isku day, laakiin waxba kuu qarsoomi maayaan.
Jaamacadda York iyo Suugaan waxaad ugu saxiixatay, adoo ah qof
Faransiiska jooga, dan kasta ka lahaw e , ninkastoo caqli lihi in
aad naannaab tahay ayuu garranayaa. Waayo waxaad samaynaysid ma ogid.
Yoolkaagii waad seegtay.
Saciid Suugaan
Nabadgelyo
>Path: newshub.ccs.yorku.ca!torn!howland.erols.net!netnews.com!netnews.com!news.internetsat.com!not-for-mail
>From: Midi-Minuit Strasbourg <br...@cybercable.tm.fr>
>Newsgroups: soc.culture.somalia
>Subject: Marqaan
>Date: Sat, 13 Dec 1997 18:38:22 +0100
>Organization: none
>Lines: 5
>Message-ID: <3492C8...@cybercable.tm.fr>
>Reply-To: br...@cybercable.tm.fr
>NNTP-Posting-Host: r8m60.cybercable.tm.fr
>Mime-Version: 1.0
>Content-Type: text/plain; charset=us-ascii
>Content-Transfer-Encoding: 7bit
>X-Mailer: Mozilla 3.01 [fr] (Win95; I)