mahadsanid brother heebaan
abdirashiid
Walaal Abdirashiid waxay ila tahay inay tahay too late too
little waayo markaan si kasta ugu qaboojinnay waxaa noo
caddaatay inuu Abiib diyaar u yahay inuu bidcadiisa diin
ka baxa aha sii faafiyo.
Waxaad ogaataan inay Soomaliya uu ka billaabay oday la
odhan jiray Xirsi Magan bidcadan gaalnimada badan 80's,
kaddib mar Ayl weerareen koox raacsanayd.
Waa inayan diintu noqon political foot ball ay
commentariesku sida ay doonaan uga sheekaayaan. Bidcada
ninkan needs in Madaxa laga jebiyo, oo aanan la tusin wax
naxariis iyo dul qaad ah.
Authencity and validity of Hadith is not open for lewd
people to have such wicked discussion before the
sincers eyes. We.ve to warn every Somali about this new
bidcas before it dellude it by new naive clients. Take out
your glove to silence Quraaniayah alone bidca.
Omar Khadhib
Sida uu walaalkeen Cumar Khadiib halkan ku sheegay, M.Abib waano
iyo wax u sheeg waa lagala quustay, sababtuna waxaa weeye waa
nin agenda madow wata. Laakiin qiiq kasta ha isku qariyo, ama
"Qur'aan Alone" slogan ha la wareegaysto, meel uu ku gabado uma
hadhin. Godkii uu galaba waan ka saaraynaa.
Nabad galyo
Hebaan