"" Walaalo is neceb way xabaalo badiyaan,
Walaalo is jecelna way xoolo badiyaan "".
waa inoo next week
A.Ali
: waa inoo next week
: A.Ali
I will add the following:
Geel Jeri geela waa wada jirtaa handa waa kala jirtaa; geel Jire isagoo
og halkuu usha ka goosan doono ayuu ku waydiiyaa helkee ayuu ka
goostaa. ninaa caanahaa dhimay ayaa caydaada yaqaana.
It seems, we have as much mahmaahyo about forgiveness as we have about
deciet and vengeance!
Sincerely,
Amina Mire
Tukulish Timir deeri waayey ufaa aree! This is my second language!
waxaan filayaa in qof kastaaba hada maahmaah isku dayey oo horaa loo
yidhi ninba ceesantii ceel keen bal ana hada aan maahmaah isku dayo.
"Naag hadal badani saymo waa u halis"
La soco arbacada dambe
the peace loving Mujaahid
Sir Ugaas Nur.
Wax leys warsada maxumo Su'aashan waa su'aal iga daacad ah magacaan "Awlan"
ma magac raggu la baxo miyaa mise waa magac Hablaha ay la baxaan sababtoo ah
caveka ayaa hadda ka hor waxaa looga hadley magaca "Burhaan" oo ragga iyo
hablahuba ay la baxaan = Burhaan - Ragga, Burhaano - hablaha. Maadama aan
magacan weligey maqlin halkeese bu ka yimid yaase la baxo ma ragga baa mise
waa hablaha?
Thanks in advance
--
Yaa Salaam
Dr. Mohamoud
University of Santa at Wyoming State
In article <01bcdc55$654e6a60$141a67d1@default>, "Awlan says...
>
>Waxaa la yiri :
>
>"" Walaalo is neceb way xabaalo badiyaan,
>Walaalo is jecelna way xoolo badiyaan "".
>
>
>
>
In article <62pfu6$rkl$1...@towncrier.cc.monash.edu.au>, Sir says...
>"Naag hadal badani saymo waa u halis"
"saymo" maxaa la yiraahda?
--
Posted using Reference.COM http://www.reference.com
Browse, Search and Post Usenet and Mailing list Archive and Catalog.
InReference, Inc. accepts no responsibility for the content of this posting.
>Mohamoud wrote:
>
>>" In oneself lies the whole world and if you know how to look and learn the
>> door is there and the keys in your hand. Nobody on the earth can give you
>> either the key or the door to open, except yourself " --Ahmed Turabe--
>>
>>--
>>Yaa Salaam
>>Dr. Mohamoud
>>University of Santa at Wyoming State
>
>Dr Mohamoud,
>
>Let me set the record straight.My name is M.I.Tahar.There are people in this
>newsgroup who could testify to that.Anyway,Do you really understand the meaning
>of Mr.Turabe's "Xigma": "In one self lies the whole world,and if you know how to
>look and learn,the door is there" I don't think so.Do not be so prtentious as to
>presume that you realy do.IMO,you are so narrow-minded you can look through a
>key-hole with both eyes" Get a life ok?
>
>Tahar