Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

DHAQAN DUGAAG.

66 views
Skip to first unread message

aja...@bolton.ac.uk

unread,
Sep 12, 1996, 3:00:00 AM9/12/96
to

FROM: UFO SOMALILAND

Waxa hubaal ah inaynu soo afxidhnay jabtarkii u dambeeyay ee ka-bixidda
aadamiga. Waxaynu in badan falaynay aflaac loo astayn karo inay ka
foogyihiin dhaqan-aadami. Waxaynu iska indhatiray diin ina-qabata,
waxaynu diidnay in caqligeennu ina-hago, waxaynu jeclaysanay inaynu ka
dhega-adaygno talooyinka aadamaha kale ee Eebbe(SWT) uunka guudsaaray,
dabadeedna waxay go'aansanay inaynu qaadno jid lagaga baxo
bini-aadamnimada.

Waxay ahayd maansadaydii "BULSHO HOOGTAYEEY" ee soo baxday 29/02/96
sadaradeedii qaar ka mid ah kuwa aan ku tilmaamayay in aynu Soomaali
ahaan falayno wax bini-aadamnimada lagaga baxo.

Sumcaddaan baxshee Baabi'inayee
Baaruudda iyo Bunduq iyo rasaas
Marla beegsadee Siigada buskiyo
Boodhka ku qasaan Mar u baahdayoo
Baadidoonayaa Bahaloobayoo
Dhashaydii badnayd Ubadkii boggiyo
Barbarkayga iyo Ka unkamay biyaha
Buul ugu dhacoo Sidii beedkibaan
Barqo muudsadoo Bini-aadminimo
Waxan kaga baxaan Berri-nool falaa

Waxa laga yaabaa inaan tuducan dad badani xusuusan ama horeba u arag,
maalintaas waxaan ku jiray ficilkii inaga saarilahaa bini-aadnimada,
maantase waxaynu dhammays-tiray daraasaddaas oo waxaynu haynaa natiijadii
u dambays oo ah ta ku taxan maqaalka aan hore u soo tebiyay ee aan kasoo
xogtay jariidadda maalinleyda ah ee "THE INDEPENDENT", kana soo baxda
carriga United Kingdom.


"Ma hadhin...Hadal-lays-yidhaahdaa"
................Cali Sugulle(Duncarbeed).............................


**** Dhaqan Dugaag ****** soo baxday Thusday 12 September 1996 14:25 GMT
**** Midhihii Cabdillaahi Cawed Cige....

"Dhaqan Dugaag"

Dhulka ooyay ciiddiyo arlada; Dhaxantu ay hayso....
Dhasha Rooma loo soo diree; Dhaca u soo joogtay....
Ee sida dhaqmaadkiyo wanweyn; Saylad lagu dhaabay..
Ee dhiig ninkii ugu xigiyo; Gacalku soo dhoofshay..
Dhiilooday goortay warkii; Igu dhadhaabeene........
Dhulkaa ila-ruxmaday oo walaac; Dhaaddanbay galaye..
Dhafoorkiyo gamciibaan sidii; Kala dhaqaaqayne.....
Sidii ruux la dhoohaan nabdiga; Dhaafshay hadalkiiye

Ummadyahay dhibaato iyo taws; Dhakarkastoo yaable...
Dhiig daata iyo dooxatiyo; Odayo dhuunyeedha........
Umul dhabarka laga toogto iyo; dumar dhibaataysan...
Gacal aan is dhaafayn tollimo; Dhaawac kala-gaadhay...
Dhulka iyo cammuuddoo lararo; Dhagax labiic-geeyo...
Dhibaab iyo wixii guuldarriyo; Dhaharsi soo meeray..
Dhegxumadan tu lala-meel-dhigaa; Nooma soo dhalanne..
Dhulku muu lago'o tii rabbina; Dhaafe duulkaniye.....

Nin dhashiisa iibgeynoo; Dhuraya raaskiisu...........
Dhurwaa kama-duwana baadihelay; Dhacan abaareede.....
Kol hadduu dhulkoodii ka raray; Biicna kula dhaatay..
Dhaylada jidhkoodana ha cuno; Dhuuni-raac noqoye.....
Dhudhumada ha muudsado lafaha; Dhuuxa iyo seedda.....
Ha dhexdego duggaagana dadnimo; Dhaafyay ficilkeede..

Waa Cabdillaahi Cawed Cige oo isaga oo soo xiganaya abwaankii weynaa ee
Sayid Maxamed Cabdille Xasan idin leh.......................
"Hillaab-ooyayeey maan jeclayn; Hadalka qaarkiiye"
..................S.M.C.Xasan...........................................
UFO SOMALILAND...........................

Moh...@mindspring.com

unread,
Sep 12, 1996, 3:00:00 AM9/12/96
to


> "Dhaqan Dugaag"

>Dhulka ooyay ciiddiyo arlada; Dhaxantu ay hayso....
>Dhasha Rooma loo soo diree; Dhaca u soo joogtay....

Waa gabay aad u qiimo badan. Aniguna waxaan idhaahdaa waa
dhaqanka Maafiyda "Mafia subculture". Waxaad is odhan ma furihii sanduuqa
maskaxda ee damiirka ayaa ka lumey. Koleyse dhaqankaa waxa
leh koox yar oo dana qabta oonad qabiil qudha uga abtirineynin.

Abdiqadir Ibrahim

unread,
Sep 16, 1996, 3:00:00 AM9/16/96
to

aja...@bolton.ac.uk writes:
:
: FROM: UFO SOMALILAND
~~~~~~~~~~~~~~

Cige, please forgive my ignorance - but who are the UFO SOMALILAND ? Or
what UFO stands for ? Of course not, the Unknown Flying Objects, right ?


Thanks in advance ... and please disregard my email. It went out to you
accidentally, instead being posted to this ng ...

TO SCS Flocks:

"Hi everyone. Nice to be back from that short break I took Sept last
year. Yes, I had some good quality time ... hope you had the same
and heaps of fun ???


---------
Abdiqadir

:
: Waxa hubaal ah inaynu soo afxidhnay jabtarkii u dambeeyay ee ka-bixidda

:
: "Dhaqan Dugaag"


:
: Dhulka ooyay ciiddiyo arlada; Dhaxantu ay hayso....
: Dhasha Rooma loo soo diree; Dhaca u soo joogtay....

: Ee sida dhaqmaadkiyo wanweyn; Saylad lagu dhaabay..

Mohamed Hebaan

unread,
Sep 18, 1996, 3:00:00 AM9/18/96
to

abdi@itchy (Abdiqadir Ibrahim) wrote:

Dear C/qaadir,

Welcome back. It is good to have you back. BTW, you have a
new address, did you leave Monash U? Forgive me, I was away
myself for about a year.

Regards
Mohamed

Yussuf S. Ali

unread,
Sep 18, 1996, 3:00:00 AM9/18/96
to

In article <51ng8n$5...@aphex.direct.ca>,

Mohamed Hebaan <mhe...@Direct.CA> wrote:
>abdi@itchy (Abdiqadir Ibrahim) wrote:
>

Dear Abdiqadir,

Welcome back to our view. To be honest with you, I gave you and
Mohamed Abdillahi up. But what you know "haddaan la dhiman...".

As you can see, I am still in the good old USA. Where are you?
I can not tell your location from your e-mail. If you prefer, send
me a private e-mail to y...@bell-labs.com, and fill all the blanks.

Sincerely,

Yussuf


A. H. H. Hirad

unread,
Sep 18, 1996, 3:00:00 AM9/18/96
to

Abdiqadir Ibrahim wrote:

> TO SCS Flocks:
>
> "Hi everyone. Nice to be back from that short break I took Sept last
> year. Yes, I had some good quality time ... hope you had the same
> and heaps of fun ???
----

Abdiqadir Dhere:

I did not hear you knock the door, so stand behind the Cave door and
lock it behind you. Welcome back mate and how the heck has the Kangroo
been hopping lately? Next time you depart, there is not going to be a
petition. Man, do I laugh at myself whenever I remember that mockery of
making this anarchy a home for all of us.

What about the Casaysi Mustafe said you were up to? You know, I could
be heading that path very, very soon.

Welcome back and to catch up with the gossib iyo waxa isku dhacaya, talk
to the Cave Artist who also went into hiding but couldn't stay away.
Udub is still around, but this time he and Samatar have burried the
hatchets by taking Xaal from each other.

The most despicable thing this Cave has experienced since you had left
is the complete absense of females--Somali or non-Somalia and the
departure of many worthy contributors--a thrend that is likely to
continue, but hopefully you can reverse it. Somali females have opted
for the fringes for reseans which are as mysterious as finding a Unicorn
in the streets of Sydney.

Regards,

Hirad

Yassin Hassan Abdullahi

unread,
Sep 22, 1996, 3:00:00 AM9/22/96
to soc.culture.somalia

Dear Cabdillahi
Asalamu Calaykum, Waa sidaad u sheegtaye waxaad moodaa in umadii
Somaliyeed ay xadkii xishoodka iyo xayada dhaafeen oo gidaarkii u
danbeeyey oo ah kii ay caruurtooda iibin lahaayey maanta soo taabteen.
Sidaa aad uga tiiraan yaysan tahay ayaa ruux kasta oo Somali ah ama
muumin ahi uga calool xun yahay.
Hadaba waxaan is weydiiyaa tolow tan Somali ahi goormay waxa ay
aduunyada ka tahay ogaan. Ceebtaas caruurtu waa mid dhamaanteen Somali
ahaan ina wada saaran. Waa wax aan Somali hor u soo marin sheekiyo
shaahid toona lagu arag.
Waa dunida Somalidii laga santaagaa(S.max'ed.C.xasan)

Dadkana kuwii reer magaalka ahaa iyo gaal ismood kaa ugu sii liita.
Markay diintii ay ka awoow dugsanayse sii daayeen ayay waxaad Dhaqan
dugaaga ku magacawday la soo baxeen.

Yassin.

Yussuf S. Ali

unread,
Sep 24, 1996, 3:00:00 AM9/24/96
to

In article <3245AA...@utkux.utcc.utk.edu>,
Yassin Hassan Abdullahi <ayha...@utkux.utcc.utk.edu> wrote:
>Dear Cabdillahi

> Waa dunida Somalidii laga santaagaa(S.max'ed.C.xasan)
>

>Yassin.

Waad salaamantahay Yassin. Wuxuu ninkii jirey yidhi "waa adduunyo, iima
oydee, weygu urisaa". Ma Somali oo ugu cawaaddiyeysanay dadka Afrika
ku nool ayaa maanta caruurtoodii Yurub lagu kala iibsadaa?

Haddii taasu wax weyn tusi weydo dadka Somaliyeed maanta, qaran-
imadeena ayaa khatar ku jirta. "Allow sahal amuuraha".

Wasalaamu Calaykum,

Yuusuf


Abdiqadir Ibrahim

unread,
Sep 27, 1996, 3:00:00 AM9/27/96
to

abdi....@nasmhpd.org ("A. H. H. Hirad") writes:
:
: Abdiqadir Dhere:


:
: I did not hear you knock the door, so stand behind the Cave door and
: lock it behind you. Welcome back mate and how the heck has the Kangroo
: been hopping lately? Next time you depart, there is not going to be a
: petition. Man, do I laugh at myself whenever I remember that mockery of
: making this anarchy a home for all of us.


Dear Abdiqani,

Oh gosh, how did you spot me creeping under the wire ?
Brother, I'm doing fine ... really fine and I see you are well and kicking ...
BTW, don't get too much carried away by seeing our home going down to the
gutter. There will be for sure nice days to come. Last time I was briefed
about it ...From coast to coast, everywhere over land, the wind_of_the_peace
is about to blow ... It might be a sometime to see its real effect though.
Hirad, the gloomy days are counted, that is for sure.


: What about the Casaysi Mustafe said you were up to? You know, I could


: be heading that path very, very soon.

Really, are you ? Might we know the prospect ? talk to you privately.

: Welcome back and to catch up with the gossib iyo waxa isku dhacaya, talk


: to the Cave Artist who also went into hiding but couldn't stay away.
: Udub is still around, but this time he and Samatar have burried the
: hatchets by taking Xaal from each other.

:

_And did you say Atto attempted to commit a suicide_? Come on Hirad, that
must be a joke.

_Udub_&_Ahmed_? They had to have it out a long time ago. A well overdue
gesture ... But I'm skeptical for one thing: We're Somalis ... We can
get easily tempted.


: The most despicable thing this Cave has experienced since you had left


: is the complete absense of females--Somali or non-Somalia and the
: departure of many worthy contributors--a thrend that is likely to
: continue, but hopefully you can reverse it. Somali females have opted
: for the fringes for reseans which are as mysterious as finding a Unicorn
: in the streets of Sydney.


Mr. Hirad, I've noticed in the scs many things that have changed during
my absence, most noteably, I see that the vulgarity which was once the
order of the day, takes now the back seat. Yes, the SCS get matured. And
as a result, I wonder what happened to the Somali women? Is it possible that
they might got more greener place to spend their time rather than here ?


Take care brother, and I'll write to you privately.


Abdiqadir
---------
email: ab...@adacel.com.au


:
: Regards,
:
: Hirad

Yussuf S. Ali

unread,
Sep 27, 1996, 3:00:00 AM9/27/96
to

In article <52fjtr$4...@scratchy.adacel.com.au>,
Abdiqadir Ibrahim <abdi@itchy> wrote:
>
>
Dear Abdiqadir,

It is a pleasure to hear from you again. I regret the fact that you are
still down under (Australia). I thought you might be that able
Mayor of Hargeisa (or NEW HARGEISA!!!) by now.

Any way, I also received your e-mail, a long one, I may say, and
will respond to you shortly. Whatever needs to settled between the
two of us (think about Togdheer) will be settled soon. I also have some
information that you might interested in. So Brother Ismail Dheere,
Remember "Waan soo socdaa kow dheh, waxna waan sidaa laba dheh,
...Saxarlay ha fududaan...You know the rest.

Dear Ina Suldaan Ali,
>
>
>Thanks a lot brother. I think, I have to write to you privately.
>You know, we have a lot to settle ... Don't we ? And interestingly
>I have some news for you. So, would you mind Yusuf, if I come over
>for a lunch or drink or something to have a long nice talk ?

By all means, come on down. As our brothers and sisters in the
south would say "minanku manakaagii waayee". Hey Atto, Haybe and
Abdighani, did I get it right.

Wa salaamu calaykum,

Yuusuf


0 new messages