Taariikhda Wadanka Singapore

0 views
Skip to first unread message

Inell Krolick

unread,
Aug 5, 2024, 1:01:06 PM8/5/24
to siggasembchim
Taariikhda markay ahayd Feberaayo 2-2016 waxaa diyaarad ay leedahay shirkada DAALLO isku dhex qarxiyay sida la sheegay shaqsi curiyaan ah oo LAPTOPKA uu watay waxyaabaha qarxiya loo geliyay,ka dibna qaar ka mid ah shaqaalaha gegida diyaaradaha ee Muqdisho markii uu soo dhaafay dhanka SECURITIGA si hoos ah ugu dhiibay LAPTOPKA,arintan waxaa si aad ah uga hadlay dhamaan warbaahinta aduunka,iyadoo shaqsiga keliya ee ku naf waayey uu ahaa qofkii la yiri wuu is qarxiyay,diyaarada ayaa ku soo laabatay garoonka ay ka duushay muddo aad u yar ka dib,iyadoo dhamaan rakaabkii saarnaa ay ka badbaadeen,baaritaan dheer oo ay sameeyeen waaxda nabad sugida Somaliya ee NISA,waxay xaqiijiyeen in shaqsiga is qarxiyay isla markaana diyaarada ka dhacay uu ahaa ABDULLAHI ABDISALAAM BORLEH oo ku sii socday wadanka Turkiga isagoo markii hore qorshihiisa ahaa in uu raaco TURKISH AIRLINE,laakiin arimo la xiriira isbedelka hawada ama cabsi ay maqleen aawgeed aan ka soo degin XAMAR.

SOCIAL MEDIYAHA waxaa laysla dhex marayaa waa'ayo shaqsigan isku dhex qarxiyay diyaarada DAALLO?,waxaa shabakado qaarkood iyo barta Facebook la soo dhigay waraaq la yiri waxay ka soo baxday safaarada Somaliya ay ku leedahay caasimada wadanka Turki ee Ankara.Qoraalku waa luqadda Ingiriiska oo ay la socoto saxiix,laakiin aan lagu arkin shaqsiga safaarada ka shaqeeya ee soo qoray.



Ugu horeyn aan isla eegno waraaqda la yiri waxay ka soo baxday SOMALI EMBASSY in ANKARA oo Ingiriis ah.


Ugu horeyn hadii waraaqda la yiri waxaa qoray Safaarada Somaliya ee caasimada wadanka Turkida, ay tahay mid sax ah,micna yeelan meyso waayo hadii aan eegno taariikhda la yiri waa la qoray waa 12.03.2015,waxaa safaarada lagu xukumi karaa oo keliya "GUILTY BY ASSOCIATION" oo ah shaqsigan la yiraahdo Mr Borle wuxuu hayn karaa jago noocuu doono,dembiga lagu eedayo iminka wuxuu dhacay 2.2.2016 oo ay ka soo wareegtay muddo ku dhow 1 sanno,saa awgeed safaarada Somaliya ee Ankara mas'uul kama qaadi karto wadani walba oo ay Baasboor ama waraaq u qorto dembiyada uu geli doono mustaqbalka,taa waa "GUILTY BY ASSOCIATION".


Ugu horeyn safaarada Somaliya ee Ankara waa meel MUSUQ-MAASUQA uu aad ugu badan yahay oo inta badan ay ka hawl galaan dadka aan aqoon u lahayn qaabka uu u shaqeeyo diblomaasinimada,waxaana xusuus mudan MUSUQ-MAASUQA in uu yahay sheey halis ah.


Shabakada SOLAPORTAL.COM waxay daabacday 10.9.2014 qoraal uu soo diyaariyay Dr. Bashir Ali (Lowyan) oo ah wariye madaxbanaan oo xiliga qoraalkana ku noolaa magaalada Istanbul ee wadanka Turki,kaasoo uu ku soo bandhigay musuq-maasuqa aan laga gaban ee ka socda safaarada Somaliya ee Ankara.




Dowladda Bulgaria ayaa gacanta ku dhigtay Kowdii Bishan September nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo sheegeysa inuu yahay Qunsul Sharafeed dowladda Soomaaliya uga wakiil ah gobolo ku yaala dalka Turkiga ( Honorary Consul).


Ninkan ayaa sidoo kale u sheegtay waaxda socdaalka ee dalka Bulgaria inuu yahay Qunsul Sharafeed u qaabilsan dowladda Soomaaliyeed, saddex gobol oo ku yaala dalka Turkiga, oo kala ah Adana, Gaziantep, iyo Diyarbakir, isaga oo tusay cardka aqoonsiga iyo warqad magacaabid ah oo ay u sameysay safaaradda Soomaaliyeed ee Turkiga, fadhigeeduna yahay Ankara.


Warqadan ayaa ka baxday xafiiska Safiirka Safaaradda Turkiga ee Ankara, Mr. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, waxayna ku socotay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga, taasoo lagu ogeysiinayay in loo magacaabay Mr. Cengiz Duman Niyazi, inuu yahay Qunsul Sharafeed u qaabilsan dawladda Soomaaliya gobolada kala ah Adana, Gaziantep, iyo Diyarbakir (Honnorary Consul of Adana, Gaziantep, and Diyarbakir.


Daba-gal madax banaan oo aanu sameynay ayaanu ku ogaanay in ninkan Cengiz Duman Niyazi uu ka tirsanaan jiray ciidanka Boliiska ee dalka Turkiga, gaar ahaana kuwa la dagaalanka Tahriibta iyo Daroogada, kaasoo markii dambe xiriir la yeeshay kooxaha ka ganacsada Daroogada, sidaasi owgeedna dawladda Turkiga ay ka eriday shaqada Boliiska, isla markaana ku dartay liiska dadka ka shaqeysta ganacsi sharci daro ah.


Ninkan ayaa markii lagu helay dembiyadaasi la xariira inuu ku xiran yahay kooxaha ka ganacsada Daroogada ee dalka Turkiga, waxaa marar badan loo taxaabay xabsiga isaga oo muddo kadib markii uu xabsiga ka soo baxay saaxiib dhow la noqday nin lagu magacaabo Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) kuna magacaaban Xoghayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Turkey, Ankara.


Ninkan lagu magacaabo Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa saaxiib dhow la noqday ninkan lagu magacaabo Mr. Cengiz Duman Niyazi waxayna wada galeen heshiis ah in Mr. Cengiz loo magacaabo Qunsul Sharafeed ka wakiil ah Safaaradda Soomaaliyeed ee Ankara, taasoo u suurtagelineysa in Boliiska Turkey aaney ku dhiiran inay baaraan gaarigiisa iyo shaqsiyan isagaba, maadaama uu jiro axdigii Viana (Vienna Convention on Diplomatic Relations of 1961), taasoo qodob ka mid ah uu dhigayo in Diplomaasiyiinta aan lagu xadgudbi karin, maadaama ay leeyihiin maamuus gaar ah (Immunity).


Mr. Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa arrintan ka dhaadhiciyay Safiirka dalka Turkiga u fadhiya dawladda Soomaaliya Mr. Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan, waxaana isla markiiba loo sameeyey warqad magacaabid ah oo dhigeysa in Mr. Cengiz uu yahay Qunsul Sharafeed u qaabilsan Soomaaliya goboladaasi aan kor ku soo xusnay, waxaana sidoo kale safaaradda Turkigu ay u sameysay Baasaboor Diblomaasi ah (Diplomat Passport), waxayna arrintani sahashay in ninkani uu isaga kala goosho dhamaan dalalka ku xeeran Turkiga ee la isku yiraahdo Balkans countries, sida Greece, Albania, Macedonia, Bulgaria, Romania, rump Yugoslavia (Serbia and Montenegro), and Bosnia Herzegovina, waxaana ninkani uu caan ka noqday dalalkaan.


Ninkan ayaa la aamisan yahay inuu yahay ninka ugu caansan ka ganacsiga Daroogada ee dalka Turkiga iyo dalalkan Balkans-ka, waxaana u sahlay howlwadeenada safaaradda Turkiga oo San-dareerto yar ka qaadan jiray ninkan si uu ugu qaraabto magaca dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed si sharci darro ah.


Dawladda Bulgaria ayaa markii ay qabatay ninkan, waxay warqad qoraal ah u soo dirtay safaaradda Soomaaliyeed ee Moscow, Russia, iyada oo ka codsaneysa inay soo kala xaqiijiyaan in ninkani uu ka tirsan yahay shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda, maadaama uu sito Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah isla markaana wato warqad magacaabis inuu yahay Qunsul Sharafeed Soomaaliyeed.


Arrinta xusida mudan ayaa ah in fadeexadan oo aan ugu magac darnay (Fadeexadii Qarnigan), ayaa ku soo aadeysa xilli Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dawladda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Bayleh uu dadaal xoogan ugu jiro sidii uu dib u dhis iyo kala huf ugu sameyn lahaa dhamaamba howlwadeenada Safaaraddaha oo intooda badan aan lagu soo xulin (Qualifications), waxaana sidoo kale uu ku howlan yahay Wasiirku sidii uu u xiri lahaa qaar ka mid ah safaaraddaha aan muhiimada u laheyn dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed, taasoo ay ka howlgalaan shaqaale aanu tababar-neyn Diblomaasiyadda, balse ku tuugsada dawladdaha caalamka magaca iyo calanka Soomaaliyeed.


Sidoo kale, arrintan ayaa ku soo aadeysa xilli Wasiirka arrimaha dibedda Mr. Bayleh uu ku howlan yahay xakameynta bixinta/samey-sashada Baasaboorka siyaasiga ah (Diplomatic Passport), waxaana jira sharci la marsiiyay golaha Wasiirada kaasoo qeexaya cida xaqa u leh heysashada Baasaboorka Diblomaasiga ah, waxayna tani oof wareen ku noqoneysaa qorshaha Mr. Beyleh ee xakameynta Baasaboorka maadaama ay heystaan dad aan Soomaali aheyn oo dano badan u adeegsada, sida Argagixiso iyo Daroogo.


Dhanka kale, arrintani waxa ay dharbaaxo xoogan ku tahay siyaasada guud ee dawladda Xasan Sheekh Maxamuud oo markii ugu horeysay ee la doortay khudbadii uu Baarlamaanka ka hor aqriyay ku sheegay in dawladdiisu aaney dulqaad u yeelan doonin Musuq-maasuqa lana dagaalami doonto (Zero tolerance for corruption), waxaana laga dhursugayaa tallaabada ay ka qaadaan fadeexadan qaran, ee qatarta ku ah jiritaanka Qaranimada iyo sharafka ummadda Soomaaliyeed.


Tan labaad shaqsiga farsamada PHOTOSHOP wuxuu ilooway in uu isticmaalo midibka iyo qoraalka waraaqda la yiri waxaa loo qoray shaqsigii la yiri wuxuu qarxiyay DAALLO,iminka aan isu eegno sawirrka hoose labada qoraal iyo midibka farta:


Dawladda Puntland oo Heshiis La Saxiixatay Shirkada DPWORLD Ee Wadanka Isutaga Imaaraadka CarabtaDawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6 April 2017 la saxiitay heshiis taariikhiya shirkada DPWORLD ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, heshiiskaas oo ku saabsan balaarinta dekada magaalada Boosaaso oo laga dhigi doono dekad casri ah oo la jaanqaada dekadaha waaweyn ee adduunka.


Weftigii balaadhnaa ee Madaxweynaha Dawladda Puntland ku weheliyey safarkiisa shaqo ee goobjooga ka ahaa heshiiska maanta ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiya Baarlamaanka Puntland Mudane. Axmed Cali Xaashi, wasiirka Dekedaha Iyo Ladagaalnka Budhcad Badeeda Siciid Maxamed Raage, Wasiirka Maaliyada Puntland Cabdillaahi Sheekh, Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Dawladdaha Hoose Axmed Cilmi Karaash, Wasiiru Dawlaha Xidhiidhka Gobolada Bashiir, Agaasimaha PMPF Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland


Heshiiskan maanta ay wada gaadheen Dawllada Puntland iyo Shirkada P&O (DPWORLD) ayaa dhinacyada Puntland iyo P&O (DPWOLRD) waxaa ukala metelayey wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo dhinaca kale oo ay u matalayeen madaxa shirkada P&O (DPWORLD) mudane. Sultan Ahmed Bin Suleyman iyo masuuliyiin kale oo wehelisay, waxaana dhinca Puntland u saxiixay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Dekedaha Siciid Maxamed Raage halka dhinaca P&O DPWORLD uu usaxiixay Maamulaha shirkada DPWOLd Sultaan Ahmed Bin Suleyman.


Qodobada gundhiga u ah heshiiska ayaa ah in deked balaceedu yahay 450 mitir joogeeda hoosena yahay 12 mitir oo cusub la dhiso, isla marhaantaana la dayactiri doono dekeda hada jirta ee Magaalada Boosaaso, lacagta lagu maalgelinayo mashruuca ayaa dhan $ 336 million Dollar, lacagtaas oo wejiga koowaad ee dekada la gelin doono $ 2oo million Dollar, halka wejiga labaad ee dekada la gelin doono lacag dhan $ 136 million Dollar, dhismaha dekada ayaa lagu dhamays tiri doonaa mudo 24 bilood gudahood ah oo ka bilaabmaysa taariikhda heshiiska la saxiixay, heshiiska ayaa waxaa uu socon doonaa mudo 30 sanadood ah oo ka bilaabmaysa taariikhda heshiiska la saxiixay.

3a8082e126
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages