Taariikhda Dds

0 views
Skip to first unread message

Christain Cobb

unread,
Aug 4, 2024, 3:06:26 PM8/4/24
to pergecami
Waxauu weligiiba ahaa reer Washington, Marko waxa uu ku dhashay oo uu ku koray bulshada dhexdeeda uu ku matalayay Xeerka ilaa 2008. Kadib markii uu ka qalinjabiyay dugsiyada shacabka Mukilteo, waxa uu noqdan qofkii ugu horeeyay qoyskiisa ee gala kuuliyad oo waxa uu markaa gaadhay Georgetown University kaas oo heley daynta ardayda iyo deeq waxbarasho. Waxa uu ku qaaday Maaster Maamulka Shacabka oo uu ka qaaday Daniel J Evans School of Public Policy & Governance ee Georgetown University.

Kuuliyada kadib, Marko waxa u janjeedhsamay ganacsi yar oo qoyska ah kaas oo markaa ka shaqayn jiray dhismaha deegaanka u wanaagsan. Maadaama oo uu ka mid ahaa rugta ganacsiga deegaanka Marko waxay ku dhalisay inuu dawlada galo. Waxaa markii ugu horeysay Dawlada Hoose ee Magaalada Mukilteo loo doortay 2005, halkas oo uu kula shaqeeyay dadka deegaanka iyo kooxda bulshada si ay markaa u badbaadiyaan wax ka badan 100 eekar oo kaynta quruxda badan ah si ayna u dhisin Japanese Gulch, taas oo markii danbe laga dhigay beer nasasho.


Xildhibaan Liias waxa uu kaa cidii kowaad ee kafaale qaaday ansixintii Sound Transit 3, balaadhintii ugu balaadhnayd ee tareenka taariikhda gobolka. Shaqada xaafada oo dhan, waxa uu ahaa cidii kowaad ee heshiisyada la gorgortamaysayn maalgelinta gaadiidka ee ugu balaadhan ee taariikhda gobolka iyo sidoo kael hormarka ugu wayn ee barnaamijka fasaxa mushaharka leh ee qoyska iyo caafimaadka ee shacabka.


Xildhibaan Liias waxa uu hogaaminayay ilaalisan dhalinyarta khaniisiinta (LGBTQ) ah ee Washington isaga oo markaa mamnuucay dabiibka sidoodii kasoo celinta. Waxa uu diirada saaray la dagaalanka daynta ardayda, waxaanu dhawr xeer kasoo saaray oo ku saabsan Student Loan Bill of Rights (Xuquuqda Sharciga Daynta Ardayda), iyo barnaamijyada dib u maalgalinta daynta kuuliyada, iyo barnaamijka cusub ee ribada yar ee daynta ardayda ardayda aan waraaqaha haystan iyo Dadka Ku Dhashay Maraykanka Lakiin Bilaa Waraaqaha ah (Dreamers).


Sanadii ugu danbeeyay, Xildhibaan Liias waxa uu diirada saaray abuurida shaqooyinka iyo fursado qayb kasta oo gobolka ah, kaas oo markaa ansixiyay xeerka baalindhia wax soo saarka geedaha timberka ka baxa Washington, ka taageeraya ilaalinta beerista iyo barnaamij caafimaad ciida gobolka oo dhan, oo waxa uu ka ilaaliyay barnaamijka socdaalka hawada sare ee gobolka cashuuraadka Yurub.


Sidoo kale intii uu Xeer Dejinta ahaa, Marko waxa weeye borofeesar jaamacadeed, waxaanu dhigaa duruusta Dawlada Maraynka. Waxa uu sidoo kale wakhti ugu deeqaa barnaamijka Daynta Kamiak High School (Dugsiga Sare ee Kamiak), waxa uu kasooni ugu adeegay Seattle Repertory Theatre, waxaa uu sidoo kale xubin sharafeed ka yahay National Nordic Museum.


Ka hor isku daygii dil ee Sabtidii shalay lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump waxaa jirtay in taariikhda Maraykanka horey loo khaarajiyey afar madaxweyne, halka siyaasiyiin kale oo ay ku jiraan musharrixiin madaxweyne-na la bartilmaameedsaday.



Wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa warbixintan ka qortay dilalkii iyo isku day-yadii dil ee ka dhacay Maraykanka tan iyo markii qaranka la aasaasay sannadkii 1776.



Waxaa inoo soo jeedinaya Haaruun Macruuf.


Taariikh waa barashada dhacdadii tagtey iyada oo meeqaam la siinayo falalka aadanaha ee deegaan degan iyada oo sheekada si taxane ah loo tebinayo ilaa laga soo gaaro marxlada markaas lagu jiro. Ereyga asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa afka Carabiga. Taariikh waa ururinta, qaabeynta iyo run ka sheega waxa dhacay waayihii hore cabirkii la doono ha la adeegsado sida sanado qarniyo. Taxanaha waqtigii soo jireenka ahaa in laga sheekeeyo keliya ma ahen taariikh ee wax ogaanshaha qaabta dhacdooyinka xaadirka ah ay u muuqdaan ayaa ah "taarikh" maadaama taariikhdii hore ay tahay mid qusaysay dad, meel iyo dhacdo. Dareensanaanta jiritaanka dhacdooyin taariikhi ah waxay sawirmaan ama u sawirmaan dadka qaabeeya taarikhda.iyo dadka taariikhda aqrisan dono


Dhulka Soomaaliya wuxuu weligiisba ahaa xarun dhexe oo maamusha ganacsiga qeybo badan oo dunida ka mid ah,[5][6] Intasi waxaa dheer, waxaa deegaanka Soomaalidu ahayd mid wax soo saar leh; xaga beeraha, xoolaha iyo kheyraad kale oo dunida inteeda kale ka manaafacaadsato.[7][8] Siday ay isku raaceen in badan oo taariikhyano ah, Geeska Afrika wuxuu xidhiidh la lahaa Boqortooyadii Faraaciyiinta wakhti imika laga joogo ilaa 3,000 sano,[9] kuwaasi oo ganacsi toos ah la lahaa meelo badan oo ka mid tahay Saylac iyo Dhulka uduga (Puntland).[10]


Dhulka Soomaalya waxaa uu ahaa mid dadku degan yihiin inka badan 10,000 sano Ciise Hortii, wakhtigaasi oo dadku intooda u badan ahaayeen duurgaleen dhaqda beeraha iyo xoolaha.[11] Sidaasi ay tahay waxaa jirtay xadaar tartiib isku soo taraysay; oo waxaa la sheegay in dadkaasi ay lahaayeen xidhiidhyo ganacsi xoolaha iyo dhirta ah; iyo weliba cilaaqaad xog dheer oo ku salaysan maamul iyo horumar.[12]


Si kastaba ha ahaatee, wakhtiyadii dhexe waxaa soo shaacbaxay boqortooyooyin Soomaali ah kuwaasi oo ku salaysan beelo iyo deegaan. Saldanadii Cadal, Saldanada Geledi, Saldanadii Warsangali iyo Saldanadii Majeerteen waxay ka mid yihiin kuwa ugu awooda badnaa ee wakhtiyadii dhexe ka ariminayay deegaanka Soomaalida. Dhamaan boqortooyooyinkani waxay horumar ku sameeyeen xidhiidhka ganacsi iyo siyaasadeed ee mandaqada Geeska Afrika la lahayn dunida inteeda kale.[13]


Si kastaba ha ahaatee, xadaaradihii ugu horeeyay waxaa ka mid ah farshaxanka, beeraha, xoolo-dhaqashada iyo maamulo yaryar oo ku salaysan beelo ama deegaan. Deegaanka Laas Geel oo ah meel u dhow magaalada Hargeysa, waqooyigalbeed Soomaaliya waxaa uu ka mid yahay taariikhda qadiimiga ah, waxaana lagu qiyaasay in uu farshaxankaasi jiro ilaa 5,000 sano.[14]


Taariikhda Badmareenka Soomaalida waa taariikhda dadka baxaariga ee u dhashay ama asal ahaan ka soo jeeda wadanka iyo dadka Soomaalida.[15]Sida lagu sheegay buugaag badan oo taariikhi ah, dadka Soomaalida ahi waxay tan iyo wakhtiyo hore ahaayeen kuwo ku safra badaha waaweyn ee caalamka, ayagoo u socdaalaya sababo kala duwan, sida ganacsi, aqoonraadis, dalxiis, iyo kuwo kale.


Marka aynu ka hadleyno taariikhda dowladda Islaamka, waxa lagama maarmaan ah inaynu taariikhdaasi u qaybinno toddobo casri ama xilli. Haddaba haddaynu toddobadaasi casri mid-mid si kooban ugu sharraxno waxa weeye sidatan:


Aasaaska iyo jiritaanka dowlad Islaam ah waxa markii ugu horreysay la dhagax dhigay kolkuu Rasuulku (SCW) intuu Makka ka haajiray Madiina u haajiray, halkaasi oo uu ku unkay unuggii ugu horreeyey ee ay dowlad Islaam ahi ka abuurantay. Maalinkaas bay haddaba billaabantay taariikhda Islaamka ee loo yaqaan Hijriyadu.


Kedib furashadii Makka sanadkii siddeedaad ee Hijriyada, dowladdii Islaamku waxay billowday isfidin, qabaa'ilkii Jasiiradda carabtuna waxay markaasi si jumlad ah usoo gelayeen Islaamka. Kolkii Rasuulka (SCW) uu Eebbe oofsaday, dowladda Islaamku waxay wada gaadhay Jasiiradda Carabta oo dhan.


Kedib geeridii Rasuulka (SCW), Muslimiintu waxay Khaliif u doorteen Abuubakar (RC). Muddadii u dhaxaysay doorashadaas ilaa waqtigii Cali bin Abii-Dhaalib (RC), waxa loogu magac daray Casrigii Khulafaa'ur-Raashidiinta, waxayna ahayd muddo soddon sanadood ah.


Muddadaasi Khulafadu ay talinayeen, dowladda Islaamku waxay dibadda uga baxday Jasiiradda Carabta, iyada oo gaadhay dalalka Shaam (Suuriya, Lubnaan, Jordan iyo Falastiin), Qubrus, Ciraaq iyo Masar. xilligaasi caasimadda dowladdu waxay ahayd Madiina Al-Munawwara.


Dowladdii Umawiyiinta waxa billaabay Mucaawiye bin Abii-Sufyaan, waxanay jirtay muddo sagaashan sano ah. Dowladda Islaamku muddadaasi waxay u ballaaratay dhanka bari, iyada oo ka dustay Iiraan siina dhex martay Hindiya ilaa ay ka gaadhay Shiinaha iyo dalalka Aasiyada dhexe. Waxay kaloo u fidday dhanka galbeedka, laga billaabo dalalka Afrikada waqooyi ilaa ay dhex dabaalatay dhulkii la oran jiray Andalus (Isbeyn, Bortoqiiska iyo Koofurta Faransiiska). Casrigaasi isaga ah caasimadda dowladda Islaamku waxay ahayd Dimashiq (Suuriya).


Cabbaasiyiintu waxay afgembiyeen xoogna ku dhaxleen Umawiyiintii. Dowladdii Cabbaasiyiintu waxay ahayd mid awood badan si aad ahna u ballaaratay ilaa laga soo gaarayey Qarnigii afaraad ee Hijriyada, markaasi oo ay billowday inay tamar darreyso ilaa ay gebi ahaamba isbuuratay. Burburkii dowladdii Cabbaasiyiinta waxa ka hoos dhashay dowlado fara badan, ugu dambayntiina Khaliifkii Cabbaasiga ee la oran jiray Al-Mustacsim waxa uu sanadkii (656H) (1258CD) ku dhintay gacantii Mangooliyiinta oo uu hogaaminayey Holaako. Casrigaasi dowladda waxa caasimad u ahayd Baqdaad (Ciraaq).


Xilligii Cabbaasiyiinta, Islaamku waxa uu gudaha usii galay dalalkii Aasiyada dhexe. Waxa kale oo uu kusii fiday Qaaradda Afrika, isagoo gaaray dadyowgii degganaa galbeedka, bartamaha iyo bariga Afrika oo dabcan Soomaalidu ay kamid ahayd.


Mamaaliiktu waxay xukunka kaga dambeeyeen Ayuubiyiintii, labadubana waxay samaysmeen maamulkii Cabbaasiyiinta oo weli jira. Maamulkii Mamaaliiktu waxa uu ka billowday Masar, ha yeeshee kedib markay jebiyeen ciidamadii Mangooliyiinta ee qabsaday Ciraaq iyo Shaam, waxa u suurtagashay inay saddexda gobolba iyagu gacanta ku dhigaan. Taliskii Mamaaliikta waxa ka faquuqmay dowlado Islaam ah oo fara badan sida; dalalka Afrikada waqooyi, Andalus, Hindiya, Shiinaha iyo Aasiyada dhexe.


Mamaaliiktu waxay xukunka kusoo celiyeen Cabbaasiyiintii, waana xilli ay dadka qaar ugu yeeraan Casrigii labaad ee Cabbaasiyiinta. Si kastaba arrintu ha ahaatee, awoodda dhabta ah ee dowladda Islaamku waxay xilligaasi gacanta ugu jirtay Mamaaliikta, halka ay Cabbaasiyiintu ka ahaayeen uun maqaarsaar.


Dowladdii Cusmaaniyiintu waxay Turkiga ka billaabatay 1300CD, ha yeeshee waxay dhaxashay hoggaanka dunida Muslinka kedib markay ka guulaysatay dowladdii Mamaaliikta ee ka jirtay Masar, Shaam iyo Ciraaq bilowgii Qarnigii lix iyo tobnaad.


Maamulkii Cusmaaniyiintu waxa uu markaa kedib ku fiday dhulalka Balqaanka laysku yiraahdo iyo dalalkii Yurubta bari iyo dhexe. Waxa kale oo uu si fiican u gaaray Afrikada galbeed, Hindiya iyo weliba bariga iyo koofur-bari Aasiya, caasimadda dowladduna waxay xilligaasi ahayd Istambuul (Turkiga). Dowladdii Cusmaaniyiintu waxay burburtay Dagaalkii Koowaad ee Adduunka, waxana ka faquuqmay dhammaan dalalkii maamulkeeda ku hoos jiray ee Turkiga dibadda ka ahaa.

3a8082e126
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages