scm wallaayaal waa ini sallaan kadaib khayar ayaan inii rajaynayaa
waxaa moodaaa ragu in aan loo badanay netka sidoo kale qoraalka iyo in waxlasoogudbiyo yeelkeedee in inihanatirta waan helnay ee walaha nayroobi iyo gudaha dalakaba ee ka soo direen ana cawada waxaan oranlahaaaa ama ku bishareyn lahaa in dhalin yara fir fircoo oo ah ardada wa kabarata masar in ay goor dhaw ini ku soo biiri doonaan warbixin xubin walaba oo aan urashaxi in ay ka qaybgasho groubka ku saabasan na aan soo diri doono lakiin si eenaan unoqon ibliiskii xabada qaadi waayey ee tukale kudaray waxaan ka codsanayaa afkaarta iyo warbixinada in sidaradar le loosoo diro bal uu qofku ku soodiyaariyo guriga kadibna uu soo diro oo laga soo fakero
walaalayaal waxaan aad u jeclaan lahaa in een bal isku dayno baxsi ama taqriir in een ka diyaarino xaalada waxbarasho ee bahwadaag teena [om] iyadoo labarbar dhigaayo bahaha kale ee reer adeerkeen ilaa casrigii een wax ku maamuli jirnay waaya argnimada waa dhamaaday oo yaa wax yaqaan ama wax soo baratay bee noqon sheekadu run ahaantii anaga waxaan ka soo diyaarinaynaa dalka suudaan inta waxkabarata wexee bartaan tayada iyo inta rajo laga qabi karo ma tayadoodu ay fiicanatahay
lakiin runtii tiina ayaa hawl badanaysa lakiin arintaa xil iska saara qiyaa iyo dhega dhegaysba hanoqotee lakiin waqti kulumiya kumana koobna bosasee isku daya rugtiina shaqo in aad balarisaan casimadaa rag ee inii joogaan waa muhiim [qardho] dacar waxaan ka codsan in uu baxasi gaar ah ka soo diro bariga mama degmooyinkaa muhiim kah oo ey ka jidho run ahaantii bahi weyn oo xaga wax barashada saabtoo ah dugsi sare iyo daka oo xoogaa aan u janjeerin waxbarshada mushkilaadkaa iyo ku wala limd ah ba ragu wexe hayaan si looga doodo lagana soo saaro macluumaat faaiido leh
raga waxaan ugu dari runta yaan laga leex leexan qaladka mar kii la ogaado ayaa wax lasixi karaa
qaladka se hadaii laga laab laabto iyo boogta waa sii qurmaa ragaw warka kor ku qoran yeenaan yareysan een isku dayno in uu noqdoshqada u horeysee een falanqeeda galno ururku xaga gudaha dalka ha u saaro lajnad anaga sudaan waan shaqaynaynaa wana soo diyarinaynaa raga nayroobi sidoo kale ayaa loogabahanayahay waliba in ay ku daraan dadka araba in ay hajiraan ama dhoofaan
raga masar kolkay arintooda islameel dhigno ayey inoo soo diri doonaan warbaxin ku saabsan xagaa
codsiyo:
1- raga xubinta ka ah groubka waxaan ka codsan in ay war bixin ku saabsan naftooda soo diraan
2- gudiga ururka waxaan ugabahanahay in ay na isu kaya tacriifiyaan raga haay jagaoouin ka iyo POD]
3-lajanada ka masuul ah groubka in ay iyadana sidaas oo klae si wax walabaa iyo shaqa walbaa ee u cadato raga cananata is taahila aan u gu gaaryeelno cananatooda
waxaan umalayn in aan dheereeyey hala iga raali haado
cabadala farax mire
sudaan