waxaan salalan diiran u dirin dhaman xubnaha groukan
marlabaad waxaan ka codsaani in lagahelo warqado in ay dar dar galyaan afkaar isdhaafsiga
in ay ugu yaraan balalagahelo waraaq ee ku cadayni gog kusabasan naftooda macanaha maga cooda tusalahaan iyo waxaan ku cadeeyey ka rayi ahaan waraqdii hore
waxaan ka codsan maamula groubkana
arintaa in uu ku dhiiriyo isaga laftirkiisuna hormuud unoqdo
From: "cabdale mire" <cabd...@hotmail.com>
Reply-To: pee...@googlegroups.com
To: pee...@googlegroups.com
Subject: PEEDO FW: PEEDO salaan iyo soo dhowayn
Date: Thu, 08 Dec 2005 20:03:57 +0300
walaalayaal waan ini salamay salalan kadib aad baan ugu faraxsanahay in aad isku hawshaan in aadsamaysaan groub kaan waan wax la ini ka sugayey waxa loobaahanyahay oo ah ahdaafta u waa weyn oo laaasaasay waxaakamida dhalintu dalka iyo debeda meel ee joogaan ba in ay isku bartaan is dhaafsadaan aafkaarta ina is dhiiri galiyaanmarlabaad waxaan unuu ku hambalyeeyn shaqada weyn oo aad qabateen waan mid lagu qori boga cad ee taariikhdiina
codsi waxaan jeclaan lahaa intaqof oohada ka tirsan groubka in ey sooqoraan dharsadar oo ay isku tacriifinayyaan magca oo sadexan schoolka uu dhigto haduu dhameeyey uu ku soo cadeeyo magaalada uu wax kabarto haduu jamacad dhigto iyo dalkuu wax kabarto
hadaan is kabilaabo anigu warkaygoo kooban waakan
cabdulaahi farax mire kabaxay dugsiga sare ee muntada ee magalada qardho
hada jooga dalka suudaan
jamacada dhigta :intarnatinal universety of africa
kuliyada :culuum ama saynis faraca : microbiology ama axyaa daqiiqa
dalak debadiisa waxaa wax kabarta laba walallaha ahmaxamed farax mire dhigta ashar shariif kuliyatu tijaara
maxamuud farax mire ashar dhigta siraca
walayaal aad baad umahadsantihiin
F.G [ wixii kusabsan dhallinyara macquulah ah oo lagu saa dari karo waan eeganaa laakiin nin walbaa cida uu ku soo dari waa in ee noqdaan cid uu ka soo fiirsaday lajaan qaadi karta ogna yoolka dheer la hiigsani
FREE pop-up blocking with the new MSN Toolbar MSN Toolbar Get it now!