salaan iyo soo dhowayn

9 views
Skip to first unread message

ashk...@hotmail.com

unread,
Dec 3, 2005, 11:06:59 AM12/3/05
to Protection Of Erossion & Enmverment Devoloment Org
sxbayaal kusoo dhowaada ururka BOM waxaan idinka codsanayaa idina
ogaysiinayaa inuu groupka wali tijaabo kujiro sidaas daradeed naga
raali hahaada wixii cilad farsmo ahna nalasoosocod siiya sidookle
waxaad noosoo qortaan dhamaan ardayda katirsan BOM ee waxbarta Email
ladooda gaar ahaan kuwa fegreda fiicn qaba ee aan laduuf sakarin
sidaas iyo wad shqayn wacan

abshir ciro

unread,
Dec 4, 2005, 11:19:25 AM12/4/05
to pee...@googlegroups.com

marka dhamaan tiin waan idin salaamayaa salaan kadib waxaan aad ugu faraxsanahay inaan ka mid noqdo ururuka dhalinta reerka oo runtii mudo badan ay u taahayihiin dhalinta reerku in loo sameeyo urur noocaas oo kale si laysugu xiro dhalinta bahda waxa kala barta daafaha aduunka iyo kuwa wadanka joogaa  iyo in la mideeyo aragtida ardayda oo meelahaas fog fog kala jooga si ay meel ugu soo wada jeestaan horumarka wadanka iyo meelaha ay bahdu degto 

   marka  aad ayay u mahad sanyihiin dhalinta isu xilqaantay arintaan waana fikrada kuligeen maskaxdayada ka guuxaysay  marka  arintaan waa gaarsiinaynaa cid kasta oo fikirkiisu fiican yahay oo  uruka wax kusoo kordhinayaa

 marka runtii waxaa  lagu jiraa tartan iyo dagaal  ah mid waxbarasho marka waxaan u malaynaa dagaal dhinceena ayaan ka galaynaa oo asaageen baan la tartami

         abshir c/qaadir  axmed

   sudan------ khartoum

   gacmo wada jir ayay wax ku gooyaaaaaaaaaaaaaaan



 


From:  ashk...@hotmail.com
Reply-To:  pee...@googlegroups.com
To:  "Protection Of Erossion & Enmverment Devoloment Org" <pee...@googlegroups.com>

Subject:  PEEDO salaan iyo soo dhowayn
Date:  Sat, 03 Dec 2005 08:06:59 -0800


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!

khadar musemaxamad

unread,
Dec 4, 2005, 12:13:51 PM12/4/05
to pee...@googlegroups.com

      

  marka hore walaalayaal waxaan aan idin kusalamayaa salaanta islaamka Acww
salaan kabacdii waxaa mahad iska leh eebahii ina abuurey waxaan kale oo aan u mahad calianayaa xubnaha golahaan figirkooda lahaa in eey sameeyaan waxeeyna horu mar u tahey dhaliyardeena teeyda kale maanta waxaa lagaarey horu mar Qabiil walabanah waa leeyahey networkaan ogsoonaada balse inagu wax inaga dhimayah majiraan hadii dhaliyaradu saas isugu xirnaato waxaana insha alaah idiin rajeeynayaa in eeynu gaarno hadaf muhiim ah waxaana aan idiin soosocod sii doonaa ardeyda halkaan neyrobi wax kabaratah emailkooda  wabilaahi toowfiiQ iyo wada shaqeeyn wacan 

                                          codsi

 

halkaan waxaan idin kacodsanayaa in aad kudartaan c/raxmaan hiirad oo wax kabartah dalka kenya ee casumada neyrobi .....................hiirad95@hotmail.com waxaana E_mailadooda aan idiin soo qori doonaa ardeyda kale ee reerka wax kabaratah kenya waxaana aan idiin rajeeyn GUUl walaalayaal
       wabilaahi tow fiiq,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,khadar muuse C/o neyrobi kenya

            

  

From: ashk...@hotmail.com
Reply-To: pee...@googlegroups.com
To: "Protection Of Erossion & Enmverment Devoloment Org" <pee...@googlegroups.com>
Subject: PEEDO salaan iyo soo dhowayn
Date: Sat, 03 Dec 2005 08:06:59 -0800
>

Cabdi Maxamuud Cumar

unread,
Dec 5, 2005, 1:21:56 PM12/5/05
to pee...@googlegroups.com







Cabdi Maxamud Cumar


walaalkeen khadar aad & aad ayuu ugu mahadsan yahay talooyinka uu na siiyay, waxaan ka rajaynayaa in ay dhamaan dhalin yartu ka faa'iideensan doonaan hadii ale idmo

waxaana u sheegaynaa walaalkeen khdar inaanu ka aqbalnay codsigii uu noo soo gudbiyay.

waxaana dhamaan dhalinyarta dibada & gudahaba u sheegeynaa in uu group emailkan u furan yahay mar waliba & xiliba

 

waad     mahahsantiin


From: "khadar musemaxamad" <profk...@hotmail.com>
Reply-To: pee...@googlegroups.com
To: pee...@googlegroups.com
Subject: PEEDO salaan iyo codsi
Date: Sun, 04 Dec 2005 20:13:51 +0300


Create your own custom mailing list called Groups with MSN Hotmail

ayaanle20 ayaanle20

unread,
Dec 15, 2005, 12:50:53 PM12/15/05
to pee...@googlegroups.com

walaalayaal marka hore waxaad iga gudoontaan salaaln walaaltinimo salaan ka dib caafimaadkaygu waa 100% idinkana waxaan idiin rajaynayaa sidaas iyo ka wanaagsan

hadaan u guda galo  walaalehen soo bandhigeen run ahaantii aad baan ugu faraxsanahy gaar ahaan wakhtigan la joogo in la helo isku xirnaan iyo isku doobnaan dhex marta dhalinyarada waxbada waan u taahaynay cid  barnaamij noocan oo kala ah nogu soo biirisa

iyadoo ay tahay sida aan u malaynayo howl bilow ah hada waxaan jeclaan lahaa in marka hore dhalinyarad dhexdooda ay is bartaan

si markaas kadib aan ugu gudubno dhaqan galinta barnaamijka oo run ahaantii u baahan dhabar adayg iyo samir

walaalayaal hadaan anigu iskiin baro oo aan faah faahin iska bixiy waa sida tan soo socota:

magaca: ayaanle c/laahi cali

da,da:20sano

meesha aan wax ka barto:dalka suudaan

jaamacad aan dhigto iyo kuliyada:international africa university kuliyad computer science

tell no:mobil=00249922807848

waxaan idiin rajaynayaa dhamaantiin khayr iyo guul


From:  ashk...@hotmail.com
Reply-To:  pee...@googlegroups.com
To:  "Protection Of Erossion & Enmverment Devoloment Org" <pee...@googlegroups.com>
Subject:  PEEDO salaan iyo soo dhowayn
Date:  Sat, 03 Dec 2005 08:06:59 -0800
>


FREE pop-up blocking with the new MSN Toolbar MSN Toolbar Get it now!

khadar musemaxamad

unread,
Jan 5, 2006, 12:41:57 PM1/5/06
to pee...@googlegroups.com

      

dhamaan waad salamantahiin walaalayaal salaanta islaamka A,C,W,W salaan kadib walaalayaal waxaan jeclahey bal in aan figir yar aan iraahdo

horta maxaa loo samayey golahaan dhaliyarada om? waxaan filaayey in loo sameeyey waxii horu mar ah in laga wada hadlo iyo aqoon isweeydaarsi dhexmarah dhaliayarada ku jirtah iskama daayeeh wax waraaq ah maba soo gashoh mise waxaa lawaayey wax wax soo qorah oo barnaamij uun kahadlah

waxaa haboon madaama lasamaayey galahaan wax uun in lagawada hadlo xag aqoon iyo xag kalebah  balse madaama loo badan yahey dad ardey ah iyo dad kalaba  in badanaa laga hadlo xeerka wax barsho ee dhalin yarada sababtoo ah waxbarashadu waa waxa kaliyah oo hadhow eeynu ku faani garno sida aan awal xeerka wax barashada marka loo eego qabaa ilada kale aan ugu horeeyney

hadaba waxaan idin ku darsanlahaa in eey sameeyaan golaha maamulka haya in eey samaayaan xubno joogta ah oo loo diro barnaamijyo kala duwan sida

1) aqoon isweeydaarsigah dhex marax dhaliyarada

2)su,aalo aqooneed oo lasoo bandhigo galaha qofkii garanaayanah kasoo jawaabo kii kalenah kafa,iideeystah

3) history uu soo diyaariyo qof yaqaanah taariikhda ha ahaato mid diineed iyo midkaleba

hadaba waxaa haboon in saas lagu dhaqaaqo hadii kale waa laga caajisayaa galaha waxaana filayaa in waxii dhiman walaalaheeyga kujirah golaha kudari doonaan waadna mahadsantahiin dhamaantiin waxaana aan idin leeyahey wada shaqeeyn wacan wabilaahi toow fiiq

1

  

From: "Cabdi Maxamuud Cumar" <cmc...@hotmail.com>
Reply-To: pee...@googlegroups.com
To: pee...@googlegroups.com
Subject: PEEDO Re: salaan iyo codsi
Date: Mon, 05 Dec 2005 18:21:56 +0000
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages