FW: PEEDO salaan iyo soo dhowayn

3 views
Skip to first unread message

cabdale mire

unread,
Dec 8, 2005, 12:03:57 PM12/8/05
to pee...@googlegroups.com


walaalayaal waan ini salamay salalan kadib aad baan ugu faraxsanahay in aad isku hawshaan in aadsamaysaan groub  kaan waan wax la ini ka sugayey  waxa loobaahanyahay  oo ah ahdaafta u waa weyn oo laaasaasay waxaakamida dhalintu dalka iyo debeda meel ee joogaan ba in ay isku bartaan is dhaafsadaan aafkaarta ina is  dhiiri galiyaan 

marlabaad waxaan unuu ku hambalyeeyn shaqada weyn oo aad qabateen waan mid lagu qori boga cad ee taariikhdiina

codsi waxaan jeclaan lahaa intaqof oohada ka tirsan groubka in ey sooqoraan dharsadar oo ay isku tacriifinayyaan magca oo sadexan schoolka uu dhigto haduu dhameeyey  uu ku soo cadeeyo  magaalada uu wax kabarto  haduu jamacad dhigto  iyo dalkuu wax kabarto

hadaan is kabilaabo anigu warkaygoo kooban waakan

cabdulaahi farax mire  kabaxay  dugsiga sare ee muntada ee magalada qardho

hada jooga dalka suudaan

jamacada dhigta :intarnatinal universety of africa

kuliyada :culuum ama saynis faraca : microbiology ama axyaa daqiiqa
dalak debadiisa waxaa wax kabarta laba walallaha ah 

maxamed farax mire dhigta ashar shariif kuliyatu tijaara

maxamuud farax mire ashar dhigta siraca

 walayaal aad baad umahadsantihiin

F.G [ wixii kusabsan dhallinyara macquulah ah oo lagu saa dari karo waan eeganaa laakiin nin walbaa cida uu ku soo dari waa in ee noqdaan cid uu ka soo fiirsaday lajaan qaadi karta ogna yoolka dheer la hiigsani







FREE pop-up blocking with the new MSN Toolbar MSN Toolbar Get it now!

c/qaadir maxamed dacar

unread,
Dec 9, 2005, 8:50:30 AM12/9/05
to pee...@googlegroups.com

                       swb

dhamaan tiin waad salaamantihiin sxbayaal salaan kadib waxaan halkaan uga mahad celinayaa walaalkeen C/laahi faarax mire runtii wuxuu inoo soo kordhiyey figrad nagamaqnayda ahna mid lagamamaarmaan u ah golahan taas oo qofwalba cadeynayo meesha uu joogo waxa uubarto  iyo in uu dhamaystay iskoolka iyo inkale //' hadba figradaasi waqa tii aanu u asaasnay gruopkan waxaan kacodsanayaa golaha katirsan gruoppkan in ay sogudbiyaan warbixintooda 

aad ayaad umahadsantihiin dhamaantiin  waxaana adinka sugaynaa ra,yi wanaagsan iyo kaqaybqaadsho sare





*

d

From: "cabdale mire" <cabd...@hotmail.com>
Reply-To: pee...@googlegroups.com
To: pee...@googlegroups.com
Subject: PEEDO FW: PEEDO salaan iyo soo dhowayn
Date: Thu, 08 Dec 2005 20:03:57 +0300


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages