Kitaabka Tajwiidka

0 views
Skip to first unread message

Anush Faigley

unread,
Aug 4, 2024, 9:44:38 PM8/4/24
to micaputcons
Haddiiaad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka qoraha kitaabkan bariidka xaasuubkiisa "e-mailkiisa" oo ah: ina_w...@hotmail.com.

Waxaan ugu horeyntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad iyo dhiiragalin, gaar ahaan Xaaji Xasan Maxamed Aaden iyo Yaasiin A. Ciid. Waxaana idin leeyahay جزاكم الله خيرا .


Waxaana ku tala jiraa kitaabkan ka dib inaan soo saaro labadan kitaab oo kala ah sheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص, iyo taariikh nololeedkii nebi Maxamed n.n.k. oo kooban iyo Asxaabtiisa r. نبذة يسيرة في سيرة النبي و الصحابته hadduu Eebbe yiraahdo.


2) الحدر: Waa in loo aqriyo si degdeg ku jirto loona aqrinayo xeerarkii tajwiidka waafaqsanaa sida in xarfaha la muujiyo, la iskuqabto, shaqalka gaaban, shaqalka dheer, xarfaha oo sidooda loo aqriyo iyo astaamahooda.


Xarfahaan ayaana loo yaqaan xarfaha hunguriga حروف الحلق , maxaa yeelay xarfahaasi dhawaaqooda wuxuu ka imaanayaa xagga hunguriga, sidaas darteed ayaa loogu magac darey xeerka muujinta hunguriga: الإظهار الحلقي.


2) الإدغام: Iskuqabashada waa ku qabashada nuunka reebban ama labashaqlanaha xaraf ka mida xarfaha iskuqabashada حروف الإدغام iyagoo noqonaya xaraf kaliya oo labalaaban, kaas ayaa la yiraahdaa xarafka iskuqabashada.Xarfaha iskuqabashada ee nuunka waa lix: Waxaana kulmineysa erayga (يرملون).


Sida loogu dhawaaqo: Waxaa lagu qabanayaa nuunka mana la aqrinayo, ee waxaa la labolaabayaa xarafka xiga, waxaana la muujinayaa codka sanka oo loo aqrinayo xarafka labolaaban muddo qiyaastii labo xaraf ah.


Sida loo aqrinayo: Markuu noqdo xarafka qarinta حرف الإخفاء nuunka reebban ama labashaqlanaha ka dib nuunka waxaa loogu dhawaaqayaa iyadoo laga maqlayo sanka mana la adkeynayo, mana la adkeynayo xarafka qarinta ee ku xiga.Wuxuuna noqonayaa qarinta eray ama laba eray.


2) Qaafka ayaa lagu qabanayaa kaafka sida: المْ نخلقْكُم Waxaad u aqrineysaa: " نَخْلُكّمْ ".Waxaa la ogol yahay qaabkan iney ahaato astaanteeda adkeynta qaafka, wuxuuna noqonayaa iskuqabasho dhiman ama waa laga tegayaa astaantan oo wuxuu noqonayaa iskuqabasho dhameystiran.


Wuxuu leeyahay laamka qodobka gartada ee ay qaataan magacyada laba xeer uu yahay kan hore in la muujiyo ka hor xarfaha dayaxa الأحرف القمرية kuwaas oo ay yihiin xarfahan: "ابغِ حجك وخف عقيمه" Kan labaadna uu yahay in la iskuqabto ka hor xarfaha qoraxda الأحرف الشمسية xarfahaas oo ay yihiin xarafyada ugu horeeya erayada tuducan:


1) المد الطبيعي أو الأصلي: Waa shaqalka dheer ee caadiga ah, mana lagu istaagayo hamzada oo ka dambeysa darteed ama reeb, sida: نوحيها. Qiyaastana shaqalkiisa dheer waa labo xaraf, lamana ogola in laga kordhiyo ama laga dhimo laba xaraf.


2) المد الفرعي: Waa wixii lagu kordhiyo shaqalka dheer ee caadiga ah, waxaana ugu wacan inuu ku xigo xarafka shaqalka dheer hamzo ama reeb.Hamzada iyo reebka ayaa ugu wacan shaqalka dheer ee aan caadiga ahayn, sidaas darteed shaqalka dheer ee aan caadiga ahayn waa labo jaad: Shaqalka oo loo dheereenaayo hamzada darteed, iyo shaqalka oo loo dheereenaayo reebka dartiis.


B) Hadduu yahay hamzada ka hor xarafka shaqalka dheer waxaa la yiraahdaa shaqalka dheer ee la bedeley مد البدل: magacaas beddelna wuxuu u qaatay xarafka shaqalka dheer lagu bedeley darteed hamzada reebban.


المد المتصل: Shaqalka dheer ee ku dheggan waa marka hal eray ay ku wada jiraan xarafka shaqalka dheer uu ka dambeeyo hamzada ayaa loogu yeeraa shaqalka dheer ee waajibka ah ee ku dheggan. Waxaana la dheereenayaa shan xaraf.


B) سكون عارض: Reeb lama filaan waa inuu ahaado xarafka u dambeeya kan ka horeeya ee erayga xarafka shaqalka dheer, xarafka ugu dambeeyana uu yahay shaqal, haddii la sii aqriyo lana gaaro erayga ka dambeeya wuxuu noqonayaa shaqalka dheer mid caadi ah, haddiina lagu istaago xarafka ugu dambeeya reeb ahaan wuxuu noqonayaa shaqalka dheer ee ka horeeya xarafka ugu dambeeya shaqal dheer reebka lama filaanka dartiis waxaana loogu yeeraa: Shaqalka dheer ee lama filaanka ee reebban. Waxaa la dheereenayaa lix xaraf, ama afar ama labo.


T) سكون لازم: Reeb lagama maarmaan waa inuu ku jiraa hal eray xarafka shaqalka dheer ka dib reeb lagama maarmaan ah iyadoo la aqrinayo laguna istaagayo, qiyaastiisa la dheereynayana waa lix xaraf. Waana labo jaad:


1- كلمي: Eray ahaan waa inuu ku jiraa xarafka shaqalka dheer ka dib xaraf reebban, haddii lagu qabto (uu yahay xarafka ka dambeeya shaqalka dheer mid la adkeeyay) ayaa loogu yeeraa mid la cusleeyay.


Waxaana lagu lifaaqayaa shaqalka dheer waana markuu qaato hamzada weydiinta magac lagu garanaayo: Qodobka "ال" ee gartada, oo lagu beddelo alifka qodobka "ال" ee gartada alif shaqal dheer ah si uu u kala bixiyo weydiinta iyo sheegtada الخبر .


Tusaale: آلذَّكرين, قل ءآللهُ أذِنَ لكم, ءآللهُ خيرٌ أمّا تشركون haddaan lagu qaban (uu yahay xarafka ka dambeeya shaqalka dheer mid reebban oo aan la adkeyn) ayaa loogu yeeraa mid la fududeeyay.


1- مد العِوض: Wuxuu noqonayaa marka lagu istaago labashaqlanaha lafalaha ah المنصوب erayga dhamaadkiisa, oo waxaa loo aqrinayaa alif ahaan halkii labashaqlanaha, waxaana la dheereenayaa qiyaastii labo xaraf, haddaan lagu istaaginna lama dheereynayo.


Xarfaha weyneynta kan u weyn waa hadduu kordhoban yahay xarafka weyneynta, uu ka dambeeyo alif sida: طائفة dabadeed kordhoban yahay uuna ka dambeyn alif sida: طَبَعَ, dabadeed godan yahay sida: طُوبَا, dabadeed hoosdhaban yahay sida: طِبتُم.


2- القلقلة: Waa codka oo isku qasma marka la aqrinayo xarafka reebban si loo maqlo xarafka adkaantiisa, waxaana keena xarfaha adkaantooda isku qasankaasi marka la aqrinayo ayaa kor loo qaadaa lana adkeeyaa, xarfaheedana waa:


Xarfaha isku qasma marka la aqrinayo القلقلة tan ugu sareysa waa طاء , tan u dhexeysana waa جيم , inta kalena waa ugu hooseeyaan. Waana in aad loo muujiyaa marka lagu istaagayo, Gaar ahaanna marka lagu istaagayo xarafka labalaaban sida: بالحقِّ.


Xarfaha hoos u dhigidda waa tobankan xaraf ee isla socda: فحثَّه شخص سكت.Xarfaha kor u qaadidda waa xarfahan kale ee isla socda: عَظُمَ وَزْن قارىء ذي غضّ جِدّ طَلَب.


Xarfaha adkeynta waa xarfahan sideedka ee isla socda: أجِدْ قَطٍ بَكَتْ. Xarfaha u dhexeeya adkeynta iyo jilcidda waa shantan xaraf ee isla socda: لِنْ عُمر .Xarfaha jilcidda waa xarfahan kale:


Xarfaha weyneynta waa todobo, waana kuwan iyagoo isla socda: خُصَّ ضَغْطٍ قِظْ. Xarfaha fududeynta waa xarfahan kale ee isla socda: ثَبَتَ عِزّ مّنْ يُجَوّدْ حَرْفَهُ إذ سَلَّ شَكا.


1)الروم: Waa codka oo hoos loogu dhigayo shaqalka (godka iyo hoosdhowga), intuu codka ka yaraanayo, oo uu maqli karo markaasi qof dhow uun, maxaa yeelay ma dhameystirno.2)الاشمام: waa isku qabashada labada dibnood wax yar ka dib reebka dabadeedna dibnaha inta la iskuqabto ayaa xoogaa yar la feydayaa si loo neefsado, mana ogaan karo qof maqlaya mooyee.Waxaana nuunka loogu aqrinayaa hadalka Eebbe kor ahaaye: يَا أَبَانَا مَا لَكَ لا تَأْمَنَّا عَلَى يُوسُفَ [يوسف: 11] adigoo ka tegaya shaqalka nuunka koowaad: تأمننا.


Waa maxay hadafka barashada cilmiga Tajwiidku? Waa in carrabka laga ilaaliyo inuu qaldo kitaabka Ilaahay iyo in loo akhriyo Quraanka sidii uu ugusoo dagay Rasuulkii Ilaahay (scw). Hoos ka akhriso kitaabka ama Lasoo Dag.


Edmonton :-Waxaa maalintii axada oo ay taariikhdu ahayd September 6, 2015 lagu qabtay xaflad qalin jabin iyo ijaazada Quraanka kariimka ah oo la guddoonsiiyay Saddex gabdhood oo macalimiinta iyo ducaadda magaalada Edmonton aad looga jecel yahay ka mid ah , soona saaray jiilal badan iyo arday mudan ku dayasho wacan.


Xafladdaas oo aad loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo ku nool magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda. Waxaa sidoo kale xafladdaan lagu guddoonsiiyay Shahaadooyin Todoba arday oo ka mid ah wiilasha dhigta madarasada Masjid ka saxaaba oo dhammaystay xifdinta matniga Kitaabka tuxfatul adhfaal ee laga barto Cilmiga Tajwiidka Quraanka.


Xafladda waxaa lagu daah furay Quraanka kariimka ah oo uu akhriyay Qaari Sh.Cabdulqaadir oo ah imaamka Masjidka weyn ee Saxaaba ee magaalada Edmonton.Intaas ka dib waxaa Microfoonka daadaheeyay xiriiriyaha Xafladda al akh Sheekh Bashiir Sh. Cali oo ka warramay habsamadi u socodka iyo muhiimadda ay leedahay munaasabadaan oo kale kuna soo dhaweeyay gacmo furan dhammaan dadweynihii, waalidiinta iyo ardadi kasoo qayb gashay Xafladdaas sharafta leh.


Xafladdaani waxay kulansatay oo ay kaga duwaneyd munaasabadaha kale ee qalin jabinta Quraanka in la guddoonsiiyay Shahaadada Quraanka kariimka ah Xifdintiisa oo ay weheliso siismada Ijazada Sanadka leh oo uu warrinayo Xafs kanasoo Wariyay Caasim oo taxan ilaa laga gaaro Rassuulkeenni Sallallahu Caleyhi Wassalam.


Sidoo kale waxay gabdhahaas oo mudan ku dayasho dadaalka dheeraadka ah ee ay muujiyeen marka la fiiriyo cimriga ay ku jiraan iyo iyaga oo ah maamooyin oo ay u dheertahay hawshi guriga ayay waliba ku guuleysteen inay labo shahaado/ijaazo oo kale ay ku qaateen; matniga muqaddamada kitaabka Jazzariyada iyo matniga kitaabka tuxfatul adhfaal ee laga barto Cilmiga Tajwiidka Quraanka.


Sheekh Cismaan Xaji Madad ayaa xafladdaan barakaysneyd kasoo jeediyay muxaadaro aad loo dhuuxay( with PowerPoint) oo ku saabsanayd sida uu nagu soo gaaray iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray diwaan gelinta Quraanka Kariimka ah.


Ka dib wuxuu sheekhu ka warramay Juhdigi iyo rixladii dheereyd ee ay gabdhahaan maanta qalin jabiyay isla soo mareen oo gaaraya dhowr iyo toban sano oo isugu jira ilaa xilligi ay ku wada noolaayeen magaalooyinka Vancouver iyo Edmonton .

3a8082e126
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages