Dear all,
Waxan halkan idinku soo jeedinayaa proposal ah in qurbajoog badan oo Reer Axxamad ahi sannadkan isugu yimaadaan Borama si tallo wadajir ah looga yeesha xaaladda siyaasadeed ee beesha marayso iyo guud ahaan wadciga guud ee hadda lagu jiro.
Waxad dhammaantiin la socotaan in Mayor-kii Borama lagu hayo cadaadis xoogan sidii meesha looga tuuri lahaa. We need to act and support our politicians at home before they become another statistics like their predecessors. We all know how Mohamed Dahir Cadar was chucked out in the political wilderness. We cannot avoid this young and a dynamic mayor to be treated in the same manner.
Waxan u baahannahay ugu yaraan 30 Reer Axxamad ah oo volunteers ah oo xaggaaga soo socdo Borama is keena. Marka la helo tiro xaqiiq ah ayaan xilliga iyo goorta idiin soo sheegi doonaa. Individuals can propose a tentative date.
Wa billaahi tawfiiq
Mohamed F Yabarag