Ramadaan Kareem

2 views
Skip to first unread message

Abdullahi Osman

unread,
Jul 10, 2013, 5:05:53 AM7/10/13
to kab...@googlegroups.com

scww,
 
Dhamaan Reer Axamad Kabadhe Ramadaan Kareem meel kasta oo aad joogtaan, waxaan ILAAHAY idiinka baryayaa khayraad fara badan, caafimaad-qab iyo Cibaado khaalis ah.
 
Qofkasta oo jecel inuu:
  1. qof ama dad sooman afuriyo
  2. qof aan soo soomi Karin oo raba inuu sadaqad la baxo
  3. ama aad rabto sadaqo kale inaad la baxdo
  4. Caruur aqoon ama masaakiin ah aad dhar ciideed u iibiso
  5. Sakaatul-Fidriga iyo Sakaatul Maal inaad la baxdo
 
Fadlan la xidhiidh:
Sheekh Hassan Deheeye  c/o Borama
Mob: 2522 4456508
 
 


 
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages