Innaa Lillahi wa innaa Eleyhi Raajicuun, Waxaan tacsi uga dirayaa halkan ehelada oo ay ugu horreeyaan ilma Cali Kiriir geerida naxdinta leh ee ku timiddey Axmed Cali Kiriir, Ilaahey Naxariistii Janno ha ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadana dhammaan samir iyo iimaan ha ka siiyo Aammiin Aammiin. |