Walaalayaal,
Waxan moodaayey in an ka hadalay magaca “ Community Development” oo aan nidhi an maqaarsaaro oo iniga oo ku qabanayna danta Kabadhe an magac community balaadhan ka hadlaaya an u bixino. Waxaad moodaaya in an ku meeraysanayno magacyo ku saabsan Kabadhe iyo dhulka u dego.
For that reason, just for curiosity, can we call it: ASAL COMMUNITY DEVELOPMENT ORG. (ASAL = AWADAL SALAL), Where ASAL also can be PURE or Original.
Thanks
Mohamed Ali