Kabadhe Database

21 views
Skip to first unread message

Abdi Waberi

unread,
Jun 2, 2013, 1:01:23 AM6/2/13
to kab...@googlegroups.com
See attached file:
Stay tuned for more updates and Feel free to dive into any of the following datasets we've gathered,  you have any new name + info please send us an email :

Tks
Subagleh.
Kabadhe Database Administrator
Kabadhe_DATA_Update(1-JUNE-2013).xlsx

foziafilsan o

unread,
Jun 5, 2013, 10:58:10 AM6/5/13
to kab...@googlegroups.com, Khadra Barkhadle, Abdullahi Osman, Mohamed Abdilahi

Asalaama calaykum dhamaan kabadhe,

Horta dhamaantiin waan idin wada salaamayaa, waxaanan rajaymayaa inaad dhamaan wada nabad qabtaan .meel kasta oo aad dunida ka joogtaan

Marka xiga waxaan halkan maanta idiinku soo gubinayaa arimo la xidhiidha email groupkan kabadhe  ee aan isticmaalno. waxaa dhacday laba email oo lasoo diray mid loo diray Abdirazak subagleh, ka hoos ku qoran, midna aniga  personal emailkayga la iigu soo diray, hadaba labada email ba waxay ahaayeen labo  email oo wanaaga iyo ixtiraan ka fog.

Markaa anigoon hadalka idinku dheerayn waxaan halkan rabaa inaan idiinku bayaansho ama idin xasuusiyo  labo arimood

Arinta koowaad waa  fikrad soo jeedin ama wax qabasho ku saabsan kabadhe. Horta hadafkan aan meeshan iskugu nimid waa mid qudha, kaas oo ahaa in aan dadkeena caawimo wixii an kari karno aan ku caawino ama nolosha qualitigeeda sidii kor loogu qaadi  lahaa aan isku dayno. hadaba dadku sidoodaba way kala fikrada duwan yihiin, oo adiga inta kaa maqani walaalkaa ayay ku jirtaa, laakiin waxaa muhiim ah in qof walba oo fikradiisa soo dhiibto waxna kusoo kordhinaaya kabadhe,  xataa hadii aadan ku raac sanayn inaad ixtiraam iyo qadarin siiso. In meesha email aflagaado ku jirto aad ku soo qorto maaha. sida diintu dhigayso hadii aadan wax fiican odhanaynin iska aamus.

Arinta labaad waa fikrada  Siyaasada, waxaa hubaal ah in qofkasta oo kabadhe ku jiraa uu aaminsan yahay siyaasad gooni  ah, dad waxay taageeraan Awdal state, somaliland or Somalia, cidaa doonto taageer waayo dadku si uma wada fikiraan, laakiin waxaa dhamaan inala gudboon inaan qadarin, fahan iyo ixtiraan siino whatever ka kale taagersan yahay.

Kama danbayntii, mowqifkeenu ma ahayn siyaasad ama wax yaaba kale oo la xidhiidha,  mowqifkeenu waa sidii aan nolosha dadkeena u caawin lahayn ee baahida taala dhulkii ee dakeena la soo daristay aan wax ugu soo kordhin lahayn, sidii and qiimaha nolosha kor ugu qaadi lahayn, sidii aan inta qurbaha joogta iskugu keeni lahayn.

Fadlan ha la is qadariyo oo ixtiraam iyo karaamada qofkasta oo biniaadama ku jirta ha lagu wada dhowro.  Aad ayaan idiinku mahad celinayaa dhamaan walaalahayga sharafta leh ee kabadhe.

 

In conclusion, we are all in the same boat, and our ultimate goal should be to sail together for success.

Foziafilsan



---------- Forwarded message ----------
From: Abdi Waberi <awa...@ymail.com>
Date: Tue, Jun 4, 2013 at 11:17 PM
Subject: Fw: Kabadhe Database
To: "fcoo...@gmail.com" <fcoo...@gmail.com>


See below

----- Forwarded Message -----
From: abdi rahman <abdirah...@gmail.com>
To: Abdi Waberi <awa...@ymail.com>
Sent: Monday, June 3, 2013 8:42:41 PM
Subject: Re: Kabadhe Database

Walaal ninkan Subsgleh Ha Laga Gaadho Kabadhe intuuna Jar Ka Turin.
Misse Khad Baa Ku Jira.
Walaal Shiine Ku Dar
Engineer Mohamed Xamud Alel
CEO Mustafa Xamud Alel
--
 
---
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "Kabadhe Development Foundation" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to mailto:kabadhe%2Bunsu...@googlegroups.com.

To post to this group, send email to kab...@googlegroups.com.
Visit this group at http://groups.google.com/group/kabadhe?hl=en.
For more options, visit https://groups.google.com/groups/opt_out.
 
 



Mohamed Abdilahi

unread,
Jun 5, 2013, 11:43:22 AM6/5/13
to foziafilsan o, kab...@googlegroups.com, Khadra Barkhadle, Abdullahi Osman

Dear Brothers and Sisters,

 

Waxa aynu wada nahay ehel dhaw, manihin qabiil kale agenda ah, manihin dad kala dan ah, manhina rabno in email groupkani lagu aflagaadeeyo dad ehel iyo dhalasho ka dhaxayso. Ogaada dhamaantiin in ehelnimada ay qaar inaga mida u dheertahay gacaltooyo iyo xididnimo. Markaa waxaa waajib inagu ah in aynu dhawrno dareenka dadka emailka akhrisanaya. Qofkasta oo Kabadhe ah waxaa mudan in lagu ixtiraamo fikirkiisa shaqsiga ah. Qofkasta oo Kabadhe ah waxaa waajib ku ah inuu dhawro dareenka walaalahiisa kale. Fadlan, walaalayaal halkan ha laga fogeeyo khilaafka, qoraalada aan macnaha ku fadhiyin, iyo ceebaynta dad reerka ka mid ah.

 

Mohamed Shiine

Khadra Barkhadle

unread,
Jun 5, 2013, 12:08:34 PM6/5/13
to foziafilsan o, kab...@googlegroups.com, Abdullahi Osman, Mohamed Abdilahi
Asalaamu Calaykum Bahada Kabadhe.
 
Salaan dhamaantiin .  Khabadhe waxa loo aasaasay isku soo dhawaashaha reerka, horumarinta bulshadeena, isfahamka iyo waxa wada qabsiga bulshada ku abtirsata Kabadhe iyo Samaroonba haddaba, waxa waajib ah in qofkastoo oo danaynaya arrimaha Kabadhe rabana in uu kaalin wax ku oola ka qaato in la ixtiraamo lana qadariyo. Waxa waajib ah in aan muujinyo wada shaqayn, ixtraam iyo isfaham, waa in  aan ka fogaanaa wixii keeni kara khilaaf sida ka muuqata Emailkan maanta xubin inaga mid ahi uu soo gudbiyey. Waxa looga fadhiyaa in uu raali galin ka bixiyo
 
Khadra Barkhadle.
 
 
From: foziafilsan o <fcoo...@gmail.com>
To: "kab...@googlegroups.com" <kab...@googlegroups.com>; Khadra Barkhadle <bark...@yahoo.com>; Abdullahi Osman <aosm...@gmail.com>; Mohamed Abdilahi <cawa...@gmail.com>
Sent: Wednesday, June 5, 2013 9:58 AM
Subject: Fwd: Fw: Kabadhe Database
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to kabadhe+u...@googlegroups.com.

abdi rahman

unread,
Jun 6, 2013, 8:18:12 PM6/6/13
to kab...@googlegroups.com
---------- Forwarded message ----------
From: "abdi rahman" <abdirah...@gmail.com>
Date: 7 Jun 2013 00:27
Subject: Re: Fwd: Fw: Kabadhe Database
To: "Khadra Barkhadle" <bark...@yahoo.com>

Walaalayaal,
Bacda Salaan, Dhamaantiin Raali Ahaada Hadii aan Gafey.
Horta Aqoon Badan Iskuma lihin. Horta Barasho Wanaagsan.
Afjogana looma adeego. Ina Subaglana Midkiina Uma Hadli Karo, Waayo Dhamaan Walaalihii iyo Ilma Adeeradii Anagaa Cid Walba Iska Xigna, Dhib iyo Dheefna Halkan iyo Qaahiraba Wadaagney, Walibana kasoo jeeda Reer Qadarin iyo Amaan iga mudan.

Laakiin Waxan Ku Maagey Dhamaantiin Waad Ogtihiin. Hadii aydan is indho tireyn ama Xusuusta Gaaban Aysan Idinka Tagin (Idinka oo Raali ah).

Maalin Maalmaha Ka Mid Ah Waxa Uu Soo Qorey, e-mail uu leeyahey; Magaaladaas Iyo Magaalooyin Kale Waxan U Xilsaarey Hebel iyo Heblah.
Markaa ileyn kur waayeel waa wada indho'e Waan Xishoodey, marna Waxan idhi ma nin da'yar baa misse waa Local man.
Reer Axamedna Anigu uma arko Sub-Subclans ama Jufo- Jufeyn Naxli Abuur ah.

Idinka oon u arag Faan, Gole Walba ama Garoon Walba oo aan Joogo, Garasho iyo Garaadba Waan Leeyahey, Garteydana Waan Qaataa, Gargaar iyo Garabna Kama Gaabsho.
Ee Walaalkey iyo Dhamaantiinba Waxan leeyahey, Runta Qadhaadhi Dadka Wey Isku Soo Dhaweysaa ama Kala Fogeysaa. Maantana Diyaar uma ihi inaan dib isugu noqono, Himiladeyda iyo Hankeyguna Wey Ka Fogtahey, Kana Weyn Tahey Weyn tahey Jufo Jufo iyo Qab Qableyn.

Hadalka Hadii aan Soo Gaabsho, Waxan idiin Sheegayaa Yeynaan Isku Soo Meermeerin, Nacasnimo iyo Gardarana Ma Qaato, Kamana Yeelo Xataa kol ay ka iigu dhowna noqoto, Allah Ku Nool Baanan u Ahey.

Ugu Danbeyn, Waxan idin Xasuusinayaa inteenaba; waxa isku keen keeney; Waa Dhalasho, Waxeynu Maanta Ku Darisneyna inaga oo Qaarado Kala Fog Fog Ku Noolna Waa Is Ixtiraan. Danta aan Wadaagnaana waa Duco iyo in qof walba Dantiisa Lagu Taageero, Danta Guudna La Ilaaliyo oo Danta Gaara aan loo dumin ama dhaawicin ta guud.
Anigu Maanta Waxan Diyaar u ahey inaan Taageero Dan Guud iyo Tu Gaaraba,
1. NINKII DAN GANACSI LEH HASOO SHEEGO ACCOUNTKIISA WIXII AAN AWOODO IYO IN KA BADANBA WAAN UGU SOO SHUBI.
2. NINKII BAAHO AGOON, BAAHO ARDEY IYO TU GURMADBA URURINAYA HASOO SHEEGO ISNA ACCOUNTKIISA.
3. NINKII DAN SIYAASADEED LEH ISNA TUSMO, TALO, TAB IYO TAAGEERABA WAAN UGU DARI.
4. NINKII GARDARO TIRSANAYA ANAA GARTIISA U SIIN SIDA ILAAHEY RAALI KA YAHEY. MAAHA SIDA ISAGU DOONAYO.
5. NINKII LOO XOOG SHEEGTO, MURUQ IYO MAALBA DIYAARBAAN ULA AHEY.

LAAKIIN WALAALAYAAL IGA DAAYA JUFO JUFO (PLS DO NOT INSULT MY INTELLIGENCE).

WALAALKEY SUBAGLEH. WE CAN DISCUSS THIS MATTER IN PRIVATE OR IN PUBLIC AS YOU LIKE AND PLEASE ACCEPT MY SINCERE APOLOGY IF I INSULTED YOU.
MY PHONE NUMBER IS
00447983804361 MOBILE
00442084229843 HOME
07983688653 MOBILE.

THANKS AND I'M HUMBLY LOOKING FORWARD TO BE HEARING FROM YOU SOON. MEANWHILE, PLS DO NOT STOP YOUR EFFORTS AND MOTIVATION OF SUPPORTING AXAMED COMMUNITY AROUND THE GLOBE.

MAHADSANIDIIN
ABDIRAHMAN HAMUD ALEL.

Halima Saad

unread,
Jun 7, 2013, 4:20:16 PM6/7/13
to abdi rahman, kab...@googlegroups.com
Walaalayaa,

Waxaan ku faraxsanahay walaalahay rag iyo dumarba si run ah u wada hadlaya! markaan sidan runta ah u wada hadalno uun baan guulna gaadhaynaa!
Waxaan aaminsanahay dadkeena qurbah joogaa in ann isku  baahanahay! Gabigeenba  khasab bay inagu tahay in aan siku tolnaano!!!!!.

1) In ay bilay tahay dantii isku keen keenta (KABADHE) tu gaar ah oo midkasta oo inaga inaga mid ihi uu u baahan yahay tolkii (Insurance)
2) In midkasta oo inaga midana tolku uu u baahanyahay.
3) waxaan raadinayna Kabadhe duntii iyo irbatii khasab layskugu tolilahaa. (RAG ,DUMAR  IYO DHALINYARBA)
4) Somali way tashatay reer reer bay u tashatay inana ka mid baannahay!



I believe every of one us is special and can tribute in a special way. Let us continue  building the big picture or KABADHE COMMUNITY!


sister Halima Saad

rom:
abdi rahman <abdirah...@gmail.com>
To: kab...@googlegroups.com
Sent: Thursday, June 6, 2013 5:18:12 PM
Subject: Fwd: Re: Fwd: Fw: Kabadhe Database

Halima Saad

unread,
Jun 7, 2013, 7:55:07 PM6/7/13
to kab...@googlegroups.com

Sorry,  spelling corrections!



Walaalayaa,

Waxaan ku faraxsanahay walaalahay rag iyo dumarba si run ah u wada hadlaya! markaan sidan runta ah u wada hadalno uun b
aan guulna gaadhaynaa!
Waxaan aaminsanahay dadkeena qurbaha joogaa in ann isku  baahanahay! Gabigeenba  khasab bay inagu tahay in aan isku tolnaano!!!!!.

WIN WIN!

1) In ay bilow tahay dantii isku keen keenta (KABADHE) tu gaar ah oo midkasta oo inaga inaga mid ihi uu u baahan yahay tolkiis(Insurance)

2) In midkasta oo inaga midana tolku uu u baahanyahay. 
3) waxaan raadinayna Kabadhe duntii iyo irbadii khasab layskugu tolilahaa. (RAG ,DUMAR  IYO DHALINYARBA)
4) Somali way tashatay reer reer bayna u tashatay inana ka mid baannahay! IT IS THE REALITY ON THE GROUND!



I believe every of one us is special and can contribute in a special way. Let us continue  building the big picture of KABADHE COMMUNITY!
LET US NOT FORGET TO AGREE TO DISAGREE!  FOR OUR GOOD CAUSE!

Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages