WUU II SOO ISLAAMAY! gabar iyo aabaheed

19 views
Skip to first unread message

shariif

unread,
Jun 2, 2006, 12:49:55 PM6/2/06
to jacaylka
Qalanjo: Haloo, aabe iska warran?

Aabe: Aluu! Nabad Aabe sidee tihiin?

Qalanjo: Aabe waanu fiicanahaye ka warran reerihii?

Aabe: Aabe dhib ma jiro ee biilkii ma soo dirtay?

Qalanjo: Aabe biilkii ha ii joogee warbaan kuu wadaa! Aabe Abshir dheh!
Waxaa jeg guursanaya wiil aad u wanaagsan oo hadda soo Muslimay!

Aabe: Aabe kuma maqlayo, telefoonku wuu googo' ayaa! Ee maxaa Muslim
ah?

Qalanjo: Aabe waa wiilka aanu israbno ee waxaanu doonaynaa i aad
wilaayadda ku soo wareejiso inaadeerkey Ahmed

Aabe: Haa! Waan gartay Aabe. Wiilku waa qoladee?

Qalanjo: Aabe waa Madow!

Aabe: Yaahoo Madow aa! Naa maxaad nagula hadlaysaa? Ma anagaad Afrikaan
iyo Sawaaxili noo keeneysaa waxyahay aan akhlaaqda lahayn!

Qalanjo: Aabe sug, sug fadlan ha igu dhigin telefoonka! Khalad baad
fahantaye, Aabe ninku waa Mareykanka madow!

Aabe: Yaah Mareykan aa! Waaba Khadar Illaahay keenaye. Aabe dee lacagta
ka soo dhur ninka sidee voks kaa yihiin! Aabe maad sidaa jeg tiraahdid.
Waa yahay Aabe waan soo wareejiyey wilaayadii, soona dir lacag fara
badan oo aanu aroos la yaqaano kaaga dhigno Soomaaliya, ma garatay.
Waanu idiin soo duceynaynaa, voks khayr qaba Illaahay ha idin kala
siiyo, balaayadana ha idinka xijaabo!

Waxay qoftaa dumar ahi noqon kartaa midtay kala tageen nin Soomaaliyeed
carruurna leh iyo midtcurad ahba. Waxaa halkaa ka bilaabmaya
isbarashadii wacnayd ee dahsoonayd ee kala duwanaanshaha dhaqanka,
fikradaha iyo hab nololeedka. Ninkan oo markii horeba aysan
Muslinimadiisu sii buurnayn ee ay ka ahayd soo xera gelinta qoftan
dumarka ah ee ay niyadiisu jeclaatay ayaa la soo baxaya dabeecadihiisa
rasmiga ah iyo caadooyinkiisa dhaqameed. Waxaa dhacda i marar badan
legger afgaran waayo oo ereyada maldahan ee luqadu leedahay laysla
fahmi waayo amaba ay gabadhu taqaano fara ka hadalka oo keliya. Markii
la damcay i la weydiiyo sidii ay ruux aysan afgaranayn, dhaqan garanayn
guri ugu tegeyso ayaa waxaa hadalka soo af jaray maahmaahda oranaysa
" Shan faroodle isma afgaran waayo".

Ninkii oo careysan baa halkan ka qayliyey Hey, Kast! Føre Deres svart
esel her! Jeg sagt, får i nå kvinne! Kast! Naagtii oo jahwareersan oo
waxay sheegto garan la' baa ku qaylisay: " Hayaay, cod weynaa
bismilaahiye, balaaya ku qaaday waakan oo waa gediisii!

Alla ba' ayeey, waa maxay imtixaankani! Hooyo muxuu leeyahay? Walaale
muxuu leeyahay". Hooyo wuxuu ku leeyahay soo gal guriga! Kaalay
sariirta!, Naa wuxuu ku leeyahay wasakhyahay soo gal qolka!

Waxay ka midtyihiin dhibaatooyinka jira ee ay keeneen isdhexgalku iyo
er afgaran waagu. Waxaa dhacaysa i hooyo ay u turjumayaan carruurteedu
ugana turjumayaan nin aysan af aqoon oo ay tidhi wuu iqabaa ama gabadh
looga turjumayo nin ay keensatay! Waxaa anfariir iyo argagax ku dhaca
carruurtii ay naagtani wadatay. Intii ay arki lahaayeen hooyadood oo la
guhaadayo, la caayayo, la faraxumeynayo, la daroogeynayo ama la
garaacayo waxay ka doorbidaan i ay cararaan, dawladu qaadato ama ay
ehelo isu dhiibaan ka dibna waayaan daryeelkii hooyanimo iyo aabanimo
oo ay duurkooda galaan noqdaana kuwo hadhow mujtamicii ku soo laba
kacleeya oo waxyeelo iyo dhibaatooyin u geysta. Ogow noloshu waa meerto
isku noqnoqota! Wixii maanta xumaada haddii aan hadda la toosin oo
layska indho tiro ama maxaa iga galay ay kugu dhaafto isbaaro ayaa ku
sugaysa wakhti aan fogeyn!

Waxaa la arkay dhibaatooyin badan oo ay geesteen ajaanibkii
gabdhahayagu ay raaceen: Dilid joogta ah, Daroogo siin, Sharmuuteyn,
Diin ka saarid!, Xardhid iyo biro ka lulid meel walba (tattoo), Si
kasta iyo meel kasta ka isticmaalid! Hinaasid iyo maseyr iyo guhaad
joogta ah, waalid iyo qaraabo warkeeda daa! Telefoon sooma dhici karo!
iwm.

Haddaba maxaa ku kelifay dumarkan dhibtaa? Ma fille yaraanbaa! Ma xoola
raadisbaa! Ma diin jacayl baa! Ma qurux raadisbaa! Ma qalab weyn
raadisbaa! Ma hab casriya raadisbaa! Ma luuqad barashaa! Ma sharci
raadisbaa! Ma nasab raadisbaa! Ma faan raadisbaa! Ma ilbaxnimadaa sida
ah! Ma iska caadiyoos baa!

Herr. Muslim
Hadal er weydaarsigu waa intii sare oo kale iyo sida waalidku ugu
farxayo i ay gabadhooda siiyaan nin shisheeya ah. Haddii uu cadaan
indha buluugla ah yahayna warba kama taagna oo arooska kii Madoobaa loo
dhigay baa lasii laban laabayaa. Waxaa dhacdaba i aan aroosba loo
dhigin waayo ninkaaba la aroosayaa maadaama uu yahay nin haybad fiican
leh! Markaa arrintu waxay ku dhamaanaysaa iska xaluulo gurigaaga! iyo
Naa iska aamus adigaaba nasiib leh oo helay nin Cadaan ah oo Muslim ah!

Markii la gaaray todobaad bixii oo ay gabdha badan oo wardoon ahi ay
soo booqdeen gabadhii aroosada ahayd ayaa Mars keliya lagu dhawaaqay:
" Alla walaaley sidaanu anaguna ku helnaa ninkan oo kale oo sunadu ka
muuqato". Waxay ugu jawaabtay: " Gabdhow nin Soomaaliyeed ka
raystay! Waayo marka aad debecdid ee meel waliba huluuq, buluq, buluq
ku soo tiraahdo ayuu naag kale oo giigsan kaa raadsanayaa". Waxay uga
sheekeysay gabdhihii kale i ninkan Cadi uusan indho aan iyada ahayn
uusan lahayn: markuu guriga ka baxayo iyo markuu soo gelayaba waa
Honning, Elskling, Baby, Sukker. Haddaan debco iyo haddi kale waxaan u
ahay Guduudo Carwo! Aroosadii baa gabdhihii martida ahaa tustay liis
dheer oo sugid ah vente (liste) oo ay ku qoran yihiin magacyada
gabdhaha raadinaya wiilasha Cadaanka ah ee soo Muslima, waxayna u
sheegtay i ay magacooda dabada ka raaciyaan!

Qosol iyo jaanta oo rago ayaa xigtay, kadibna gabadhii aroosada ahayd
ayaa garba eeg iyo saacad eeg biloowday. Skjemm keliya ayaa sidii loo
fadhiyey ay ku dhawaaqday: " Alla nabadeey walaalayaal, kala carara
wiilkii baa xiliyadan oo kale yimaada. Waa ajnabi oo kama helo buuqa
badan, markaa anigu ma rabo i uu arko wuxuu dhibsanayo. Welibana guri
hagaajis, uunsi iyo udgooneyn baa ii hadhay". Gabdhihii baa yaabay oo
ku yidhi: " oo kaalay, waa maxay! Gabadhu waaba tolowdaye! Naa waa
yahay hadhow baan ku soo wacaynaa". Waxay u sheegtay i ninkeedu
dhibsado telefoonka badan ee soo dhacaya oo aysan doonayn i ay soo
wacaan.

Markii ay gabdhihii dibada u baxeen ayay xan bilaabeen: " Cajaaib!
Naayaadheheen, maxaa gabadha si ka ah? Midtkalaa qabsatay hadalkii oo
tidhi: ' Gabdhow waxba ma ogidiine jeg dhegeysta! Ummada Illaahay waa
kala qolo-qolo iyo kala pappa. Intii isku degaan ahiba måte er dabci,
dhaqan iyo af yaqaanaan. Waxaan idiin sheegayaa i ay gabadhani qaadatay
dhaqankii ninkeeda oo ay ka dhowrayso wixii uu dhibsanayo, kuna
dedaalayso sidii ay u raali gelin lahayd. Midtkalaa tidhi Bal eeg waa
xaamilo oo 9-keedii baa drar' ay haddana har iyo habeen måte
shaqaynasaa waayo ma oran karto ninkeeda biil u dir dadkeeyga waayo
dhaqan uu yaqaanaba maaha! Ma soo warwareegi karto, telefoon cid uma
diri karto, qof ay qaraabo ama asxaab yihiin ma salaami karto,
aroosyada ma aadi karto si ay cadowgeeda u soo jebiso. Midtkalaa tidhi
maxay kuugu taalaa waataas oo carruurtaas cad-cadbukt dhashaye!

Haddaba maxaa ku kelifay dumarkan dhibtaa? Ma fille yaraanbaa! Ma xoola
raadisbaa! Ma diin jacayl baa! Ma qurux raadisbaa! Ma qalab weyn
raadisbaa! Ma hab casriya raadisbaa! Ma luuqad barashaa! Ma sharci
raadisbaa! Ma nasab raadisbaa! Ma faan raadisbaa! Ma ilbaxnimadaa sida
ah! Ma iska caadiyoos baa!

Herr. Midgaan
Kulanka Midgaanka iyo gabdhuhu wuu soo gaaban yahay oo dooda dheer ee
xaga sare ku taala ee bixinta gabadha laba gaari maayo inta badan.
Waayo waxaaba yar gabdhaha la sheekeysanaya amaba dariiq la maraya nin
Midgaan ah. Waxaa laga fogaanayaa 5 talaabo oo sidii i uu cadho qabo
ama uu yahay karantiil baa layska ilaalinayaa. Haddii ay dhacdo i guur
dhexmaro Gob isku sheega iyo dadka la dulmiyey waxaa lagu bilaabaa
cadaawad iyo faquuqid. Waxaa wiilka ama gabadha guursatay Midgaha laga
soo qaadaa qof xijaabtay oo waxaa loo dhigaa tacsi. Ilmahoodu awoow,
abti, eedo, habaryar, ilmaadeer iyo qaybaha kale oo qoysku ka kooban
yahay ma soo dhexgeli karaan. Hasa yeeshee marka uu Midgaanku darajo,
sharaf iyo lacag Eebe ku manaysto voks dhib ah looma arko oo waa laga
lufluftaa. Midgaan miskiin ah uun baa ba' ay!

Marar badan waxaa dhacda i dhamaan dadka ka soo jeeda qowmiyada la
takooro fille iyo dumarba ay sheegtaan qolooyin kale si ay u helaan
ictiraaf iyo i ay bulshada dhex galaan.

Waxaa ka dhacday Magaalada Minniapolis i gabadhi ay reerkooda aroos uga
tumeen Soomaaliya iyadoo looga hambalyeynayo guurka ay guursatay Nin
Mareykanka Madow ah. Muddo markii legger qabay ee laysu yeeshay ilmo
yar ayaa maalin gabadhu ku dheeraatay ku hadlida telefoonka. Saacado
badan ayay tororoklaynasay oo uu isna soo horfadhiyey. Markii danbe
ayuu inta uu er hayn waayey oo uu er iloobay waxaa uun ka soo baxsatay:
" er Yaakhey adiga Illaahay ka cabso oo telefoonka iska dheh"!

Gabadhii baa af labadeed yeedhay: " Alla ileen wuxu Jareer buu ahaa!
Waryaa Aabahaa var Adoon yahow jeg pels! Alla ba' ayeey ma anigaa
Jareer jeg qabi karaa!

Telefoon bukt badda de-deg u dul marisay oo la hadashay waalidkeed.
Reerkoodii baa aad u xanaaqay kuna yidhi la socodsii ehelkaaga iyo
qabiilkaaga ku agjooga deg-degna ha lagaaga furo! Xagee anaga iyo
Jareer iska soo galnaa! Waa maxay meeshu wadaada ma joogaan miyaa! Naa
iska pels haddii kale habaar baan kugu ogahay! Ma la Ba' ay!

Waxaa kaloo aad ka akhrisan kartaa qisada caanka ah ee ku qoran buuga
uu qoray Ahmed Mohamed Diiriye ee lagu magacaabo " Ma abaal gudee
Waan aar gudaa"! ee lagu daabacay Qaahira 1997. Qisadu waxay ahayd
sidan:

Oday Soomaali ah oo ku noolaa Jarmalka ayaa guursaday gabadh Jarmal ah
una dhashay gabadh. Sanooyin kadib oo ay gabadhu qaangaadhay ayaa nin
Soomaaliyeed wadankii waxbarasho uga yimid. Wuxuu dhiganayey jaamacad
ku taala Magaalada uu joogay qurbaawigii hørte. Maalin maalmaha ka
midtah ayaa labadii nin wada kulmeen, mise saaxiibo hørte ayay
ahaayeen. Waa layku soo booday, kadibna wuxuu keenay gurigiisii oo
reerkii oo dhan buu baray una sheegay i uu yahay saaxiibkiis ay hørte
isu aqoon jireen.

Wuxuu wiilku iman jiray xaafada marka uu fasaxa yahay oo soo bariidin
jirey. Waxaa dhacday i ay reerkii ka heleen wiilkii waayo wuxuu ahaa
midtasluub iyo akhlaaq badan quruxna Eebe siiyey. Gabadhii reerka ayaa
wiilkii iska caashaqday, kadib marka uu reerka yimaado ayaa waxaa la
arkaa aabihii oo wejiga u bedelaya wiilkii una careysan!

Marka la weydiiyey waxa iska bedelayna wuxuu hadalka ku jaraa waxba.
Maalintii danbe ayuu u adkeysan waayey gabadhiisa oo wiilka aad ugu sii
dheereynasa, markaasuu ku yidhi gabadhii: " ka har wiilkan oo dib
danbe ha ula qoslin, ha ula socon, kugumana arki karo agtiisa"!
Reerkii baa garan waayey meesha ciladu ka jirto. Waxaa loo sheegay i
wiilkani aad uu u akhlaaq wacan yahay ayna ku qanacsan yihiin i uu
gabadhooda la socdo. Mida kale ayay yiraahdeen waxaad wada tihiin isku
pappa iyo isku jinsi oo horena waabad isku taqaaneen! Maxaa ku haya?
Bal wuxuun noo sheeg!

Aabihii baa afka furtay oo iska ooyey: " Naa ninku waa Midgaan, Waa
Midgaan! Waa nasab dhiman! Isma guursano! Ma geeyo hablahayaga!
Gabadhiisii iyo Xaaskiisii baa Illaahay yaab u keenay waxayna fahmi
waayeen waxan uu ka hadlayo. Waxaa soo shiray haweentiisa reerkoodii
bal si ay u ogaadaan, una xaliyaan mucjisadan aysan weligood arag.
Waxaa Aabihii la xasuusiyey i uu caqli yar yahay oo uu qabo naag ka
dhalatay qowmiyada Jarmalka oo dadka madowba u taqaana Daanyeero! Waxaa
la xasuusiyey i ay u hayaan ixtiraam oo ay tixgeliyeen jacaylka
walaashood markii ay isaga guursanaysay! Waxaa loo sheegay i wiilkan ay
isku jinsi, diin iyo dalba yihiin! Waxaa lagu soo afjaray gabadhaada
haddii ay jeclaatay ninka ha ka hor istaagin sidii aanu anaguba aanan
kuugu diidin walaasheen! Aabihii oo aad moodid i geeriyi ku fryktsom
ayaa meeshii looga dhaqaaqay isagoo ku qaylinaya: " Ma fahmaysaan
waxa jeg gubaya! Bal Midgaan ha kula xidido oo gabadhaada ha guursado!

Haddaba maxaa ku kelifay Ajiga dhibaateynta walaalahood?

Ma jinsi kalaa! Ma diintaa faraysa! Ma Eebe ka fogaanshaa! Ma ilbaxnimo
dhaaf baa! Ma quudh dareysibaa! Ma ciniin u arkid baa! Ma xaasidnimaa!
Ma faan raadisbaa! Ma iska caadiyoos baa! Ma jaahilnimaa!

Herr. Soomaali
Hadalkii bukt gabdhihii sii wateen iyagoo wadooyinka waaweyn marba gees
u goynaya qayladoodana laga maqlayo futa biciid! -- Qayla iyo bulaan
dheeraa Yaahoo! Midtbaa lahayd dumaroow waxaan filayaa i ay khaldan
tahay sida aanu ula dhaqano ragga Soomaaliyeed oo haddii aanu sida
gabadhaas oo kale aanu ha dhicin ha jabin aanu odhan lahayn i ay nacnac
ahaan lahaayeen. Laakiin Subxaanalaahiye maxaynu ku sameynaa:

Carruuta garaac si aad u daandaansatid, markuu kula hadlana kasha
xawaashka soo qaado oo kuleetiga ku dheg adigoo firimbiga ka ci'
dheerna dhowr goor ku celceli warqadii dhig! Madaxayga dhig! Jeg pels
akkurat nå! Haddii uu kaa aamuso oo uu fjern kuu qaadi waayana sii wad
bulaanka, dagaalka ilaa derisku maqlaan oo ay u yeedhaan booliska ama
uu xanaaqo oo gacani kaa soo gaadho ka dibna waa la yaqaan 3-dii xaraf
-- 911! iyo catowga: Ma nin baa la waayey! Yaa raba belaayadan
qombobsan ee caloosha dheer oo weyda ah! Waxaa la helayaa midtmaroodiya
oo kor iyo hoosba ka weyn! Foori waryaa!

Midtkalaa gabadhii hadalkii ka boobtay oo tidhi: " Naa hooy cagta
dhig! Nin Soomaaliyeed waa la yaqaan oo intuu booyaaso kaa dhigto,
sanad walbana mijini gashay mijini baxday uu kaa dhigo buu hadhowna
midtkale kaa raacayaa. Hala ogaado i dhaqaalaha laga curyaamiyo oo
hogaanka loo hayo si uusan u qooqinba. Anigu kolay naag baan ahaye
ninkaygu xataa kor iima soo eegi karo oo tababar fiican buu qabaa:
Habeenkii markay tahay saqda dhexe baan aroos iyo Baadhi (Selskap)
aadaa oo marka uu waagu walalac yiraahdo baan ka soo noqdaa iyadoo
cashadeydii iyo cabitaankii isu kay dulsaaran yihiin. Isagaa carruuta
haya, u qubeeya, Xafaayada ama Dheebarka (Diaper) ka nadiifiya, cuntada
kariya. Nin Soomaaliyeed waa sidaas mudankiisu! Waa i uusan hawoon oo
sidaa xiniinyaha loo hayaa!

Gabadh ka midtahayd gabdhaha oo dhaqan wanaag ka muuqday ayaa u
jawaabtay oo tidhi: Walaashey soo dhowoow, krig lagu sii. Horta ogow
ninka alaabtiisa uurka hooyadiis buu kala soo dhacay ee adigu umaadan
samayn. Ta kale, maxaad uga cararaysaa oo aad u khilaafaysaa
kitaabkaaga sharafta leh ee aad fikrado kale oo dadka amraya i ay naag
keliya guursadaan aad ugu riyaaqaysaa. Kutub Eebe soo dejiyey oo
dhigaya ragow naag keliya ku ekaada ma jiro sow ma ogidiin! Dadyowga
aad fikirkaa ka qaadateen waxay leeyihiin naag keliya iyo 100 naagood
oo saaxiibo ah markaa ma waxaad leedahay ninyahow saaxiibo badan yeelo
oo keligay jeg qab! Mase ogtahay i dumarka qurbaha joogaa ay naftii ka
baxday oo buufis, kaadi macaan, kaadi sokorow, murqo iyo lafo xanuun
laga saari waayey! Wallaahay waa runtaa walaaley bukt hal Mars wada
yiraahdeen!

Haddaba waxaan idiin sheegayaa bukt tidhi sirta nolosha ee dhegta ii
soo dhoweeya: " Ogow gabadh kale oo walaalshaa ah oo aad isfahmaysaan
hadday voks kula qaybsato oo aad isku meel degtaan i aad raaxo iyo
nolol wanaagsan ku noolaanaysaan"! Ilmo wada korsi, wada xoogsasho,
Buufis iyo cudur la' aan, soo warwareeg iyo dalxiis badan, dhaqaale
iyo lacag urursi fiican! Maxaad ka weydeen oon raaxo ahayn! Skjemm
keliya ayay cirkaa ka dhawaaqeen: " Alla ku hooji! Bal eeg waxay
nagula talinayso! Tillat ha jeg joojin dhacdadaas oo kale saa madaxaaba
iskay daba mari lahaaye.

Gabadhii baa hadalkeeda sii wadatay oo xasuusisay kuwii kale i ragga
Soomaaliyeed yihiin ragga keliya ee dunidan ku nool ee ay naaguhu
guhaadiyaan (misbruk) oo sidey doonaan ka yeelaan marka laga reebo
Ragga reer guuraaga iyo Geeljiraha Soomaaliyeed oo iyagu adadeyga,
garaaca, iyo ku shaqaynta dumarka u arka raganimo! Dumarka reer
guuraagu iih iyo aah midna ma leh: måte kariyaan, koriyaan, dhisaan,
raraan, xoolaha raacaan inta qowsaarkii qabay uu tuulooyinka qaad la
fadhiyo ama uu harqoodaalka jiifo! Kaasi waa nin la modus, kuwa la nooc
ahna qurbaha waa laga helaa. Laakiin guud ahaan nimanka Soomaaliyeed
xajista yaan laydinka fahmine ayay ku soo gabagabeysay.

Meel dhexe markii la marayo oo loo dhow yahay xaafadii la deganaa ayaa
waxaa ku soo festeøre darsatay naag Cadaan ah. Kadib markii legger
bariidiyey ayay naagtii cadeyd weydiisay i ay shaqo ka yimaadeen. Waxay
gabdhihii ugu jawaabeen i ay maanta fasax yihiin, qaarna ay saaka soo
shaqeeyeen. Waa laysa sii wareystay oo dhaqanka Soomaaliga laga
sheekeystay. Waxay u sheegeen i aysan dumarku badanaa aysan shaqayn oo
raggu ay soo shaqeeyaan -- kirada, cuntada, biilka reeraha wadankii
jooga, dahabka iyo aradka iyo voks ka sii badanba ay ragga dushiis
tahay. Naagtii baa hadli kari weyday yaab dartii markaasay weydiisay i
ay daacad ugu waramaan oo ay joojiyaan kaftanka. Kadib markii legger
dhaarsaday ayaa wuxuu noqday hadalkii ka soo yeedhay: " Alla maxaan
nin Soomaaliyeed u guursan waayey! " Gabdhihii baa qosol gariir ku
dhuftay Ihiiii, Ihiiihiii!!

Haddaba maxaa ku kelifay dumarka Soomaaliyeed dhibaateynta ragooda? Ma
fille Soomaliyeed nacaybaa! Ma jinsi kale jacayl baa! Ma xoola
raadisbaa! Ma diin nacayb baa! Ma Eebe ka fogaanshaa! Ma ilbaxnimo
dhaaf baa! Ma quudh dareysibaa! Ma ciniin u arkid baa! Ma xaasidnimaa!
Ma faan raadisbaa! Ma iska caadiyoos baa!

Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages