Dowlo

0 views
Skip to first unread message
Message has been deleted

Kathryn Garivay

unread,
Jul 11, 2024, 11:34:05 AM7/11/24
to healrasymulg

Haddaba aan Guddoomiyaha iyo shacabkiisa xisaabtanka uga fadhiyo u dulmarno in dowladi tahay degmooyin isbiirsadey, degmo kastana, mid yar iyo mid weynba, ay lafdhabar u tahay hannaanka dowladnimo. Sidaas darteed degmo kasta (iyo dowlad kasta) waxaa looga fadhiyaa in ay saddex shay guul ka gaadho:

dowlo


Download Zip https://bytlly.com/2yRPI8



Saddexdaas qodob waa kuwo mar hore jawaabahooda la helay, laakiin aan cashar laga baran amaba aan si fiican loo fahmin, degmoyinka qaar ka hirgaley, qaar hirgelintu ka qaldantay, laakiin mar kasta la sixi karo. Waana sidan hoose:

Si loo hiigsado hormar iyo isku-fillaan bulsho, waxaa la gaaray waqtigii maamul kasta oo dalka ka jiraa uu maalgashan lahaa tababarka maamulada degmooyinkiisa. Maamul degmo oo tababaran oo ay hagayaan dhallinyaro jaamiciyihiin ah, oo daacad u ah dalkooda iyo deegaankooda, baa suurtagelin kara dowladnimo taam ah oo leh astaamaha kore. Sidaas darteed, waa in Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ay la timaado qorshe cusub oo dabaroga waxa maanta dalka jira.

Dowladdii aan degmooyinkeeda ka suurtagelin qodobada kore ayada oo isticmaaleysa awoodeeda dowladnimo waxa ay muujisey liidnimo maamul. Sidaas darteed, maamul liita in uu magacaabo Guddoomiye Degmo oo ka sii liita waxa ay ka tarjumeysaa shacabka oo la nacsiiyo hannaanka dowladnimo. Shacabka oo la nacsiiyo hannaanka dowladnimana waxa uu abuurayaa hannaan ka baxsan kan dowladeed oo maroorsada awoodda dilka iyo ciqaabta.

Deegaanada Soomaaliya, deegaan walba, maanta ma jiro deegaan aysan buuxdhaafin awooddii fulin laheyd qodobada ciqaabta iyo dilka. Sidoo kale, ma jiro deegaan aan laga hirgelin karin canshuur ururin taageerta fulinta qodobka koowaad iyo kan labaad, iyo dhallinyaro wada jaamiciyiin ah oo u heellan fulinta siyaasadda canshuur ururinta.

Haddaba maxaa badanaa deeganada ka hortaagan fulinta qodobada dowladnimo ee kore? Maxaa degmooyin ganacsi iyo dowladnimo qani ku ah u diidey in ay shacabkooda ka kaafiyaan nabad sugan, ganacsi hanjabaad iyo baad ka sugan, nalal iftiima iyo jidad dhiskooda iyo dayactirkooda aan sannad walba loo baryotegin?

Mise Guddoomiyaha Degmo ee loo igmanayo in uu degmada hormar u horseedo baa ah mid aan aqoon iyo xirfad toona u laheyn sida loo hago hormarka degmo iyo sida loola dhaqmo Golihiisa Deegaan? Mise Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose baa ayana ah magac-u-yaal tayo iyo waxtar toona aan laheyn? Xaggee wax ka khaldanyihiin?

Suurtagal ma aha in bil kasta, sannad kasta, 4 sano iyo 5 sano oo kasta la isweydiiyo wixii kal hore la isweydiinayey. Suurtagal ma aha in aqoonyahanka Soomaaliyeed uu maalin kasta canaan la soo taaganyahay, laakiin uusan hal maalin farta u taagin kaqaybqaadashada hamuunka loo qabo hoggaan degmo iyo mid dowlo. Aqoonyahanka Soomaaliyeed haddii uusan hoggaamin u hamuun qabin, uusan rabin in uu barxadda tartanka siyaasadda soo istaago, raalli ha ka noqdo hoggaan xumada maanta haysata deegaan walba oo Soomaaliyeed, hana la soo shirtago xishood iyo hadal macaan oo qanciya hoggaankaas liita, si ugu yaraan hoggaankaas liita intii la hagi karo loo hago.

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ka bilaabatay dhageysiga dacwad loo heysto dad lagu soo eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilkii iyo gubidii degmada Yaaqshid loogu geystay nin garaashle ahaa oo lagu magacaabi jiray Axmed Mukhtaar Saalax (Axmed Dowlo).

Saraakiisha Maxkamada gobolka Banaadir ayaa sheegay in dadka dilkaasi loo heysto ay yihiin todobo ruux oo rag iyo dumar isugu jira, kuwaasoo bilihii u dambeeyay ku jiray gacan laamaha ammaanka, balse maanta la guda galay dhageysiga kiiskooda.

Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir Garyaqaan Muuse Macallin Maxamed ayaa shir guddoominaya fadhiga maanta ee Maxkamada, lama oga mudada ay ku soo dhamaan doonto dhageysiga kiiskan loo heysto todobada qof oo ah dad hal qoys u badan.

Maxruum Axmed dowlo ayaa 20-kii bishii September 2018 lagu dilay Garaash uu ku lahaa Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, waxaana dilkiisa ka dambeeyey Waalidiinta Gabar uu guursaday Wiil uu Adeer u yahay, iyada oo loo dilay sababo la xiriira heybsooc dhanka guurka ah.

59fb9ae87f
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages