Ciid Wacan!

17 views
Skip to first unread message

Seid Abdi

unread,
Oct 15, 2013, 2:06:58 PM10/15/13
to gah...@googlegroups.com

Dhamaan Xushmadoorrada Goshiga Waxaan Ku Bariidinayaa ..BARIIDIN NABAD-AH!
Ka dib waxa kaloo aan idinku bogaadinayaa CIIDDA WANAAGSAN. Waxaan idiin rajaynayaa in aydin ku baridaan, farxad, raynrayn iyo riyaaq, maalmaha bulaalan ee CIIDDA AL-ADDXA ee bulaalan.

Alla Maanta Ayaanta
Iyo Ciidda Wanaagsan
Ilaahay Ina Siiyay
Isagaa Ku Abaal-leh
Way Ahaatay Maanta
Si Wanaagsan U Ciida!

Muxamed Sulaymaan Tubeec

SEID ABDI

Idiris Cali

unread,
Oct 15, 2013, 6:31:54 PM10/15/13
to gah...@googlegroups.com
A.c.,

Ciid wanaagsan akhyaarey. Tan teedana nabadqab iyo cibaado suubban Boqorku ha innagu gaadhsiiyo. Aamiin.

Idiris
--
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "GAHIDH" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to gahidh+un...@googlegroups.com.
For more options, visit https://groups.google.com/groups/opt_out.
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages