RAMADAAN WANAAGSAN

14 views
Skip to first unread message

Seid Abdi

unread,
Jul 13, 2013, 8:42:36 PM7/13/13
to gah...@googlegroups.com
Bariidin Nabad-Ah! Dhamaantiin Xushmadoorrada Goshigow!
Waxaan Idinku Bogaadinayaa RAMADAAN MUBAARAK.
Anigu dhankayga ma hayo Suugaan Ramaddaanta ku aadan.
Waxaanse soo dhoweynayaa ciddii haysa in ay inoogu deeqaan.
Mahadsanidiin
SEID ABDI

Idiris Cali

unread,
Jul 14, 2013, 12:51:29 AM7/14/13
to gah...@googlegroups.com
Bariido wacan,
Habboonayaal:

Waan soo faqi doonnaa kolba suugaanta duugan ee ramadaanka (kollay Abshir Bacadle waa ka gabyay e). Immika waxaan soo xasuustay maanso uu tiriyay saaxiibkay, oo ramadaanka iyo isaga waayihiisii xabsiyeed uu kaga hadlayo.

Mahadsanid,
Idiris


2013/7/13 Seid Abdi <seid...@gmail.com>

SEID ABDI

--
You received this message because you are subscribed to the Google Groups "GAHIDH" group.
To unsubscribe from this group and stop receiving emails from it, send an email to gahidh+un...@googlegroups.com.
For more options, visit https://groups.google.com/groups/opt_out.
 
 

Idiris Cali

unread,
Aug 4, 2013, 10:54:12 PM8/4/13
to gah...@googlegroups.com
Bariido wacan,

Iyada oo Ramadaan 1434 inna sii weydaaranayso, suugaantan aynu ku sii sagootinno (riix halkan). Siiba qasiidada "Waddac waddac" ee Xasan Sheekh Muumin ku soo dhawaada.

Mahadsanidin,
Idiris


2013/7/14 Idiris Cali <idiris...@gmail.com>
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages