Duugdhigaal

31 views
Skip to first unread message

Idiris M. Cali

unread,
Dec 17, 2013, 10:40:49 PM12/17/13
to gah...@googlegroups.com
Asalaamu Calaykum,
Akhyaarta:

Waa maqmaqli jiray in Cusmaan Cali uu duugdhigaal aasaasay. Balse haddeer uun baan ogaaday inuu kobgalshana u sameeyay duugdhigaalkaas! Halkan kala socda: http://somalimuseum.com/

Mahadsanidin,
Idiris
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages