





| Kabatolayaal Ku Baa'ba'ay Qarax Muqdisho Ka Dhacay | ![]() | ![]() | ![]() |
| Written by Administrator |
| Thursday, 30 August 2012 11:20 |
![]() Waxaa goordhaw qarax Bambaano oo aad u xoogan uu ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha ee Gobolka Banaadir,waxaana qaraxan dhimasho ka soo ka soo gaartay 3-qof oo Kabo ku-toleysay goobtii Bombadan lagu soo tuuray.Xaafadda Suuqa-Xoolaha ayaa lagu tiriyaa goobta ugu amaanka-xun Magaaladda Muqdisho,iyadoo badana dadka Xaafadaas degana ay u badan-yihiin Reer-Guuraa ay ku yar-tahay ilbaxnimaddaQaraxa kadib ayaa goobta qaraxa ka dhacay iyo goobaha ku dhaw dhaw waxaa ku faafay Ciidamada Dowlada oo rasaas kor uridayay halkaasna wali kawada baaritaano ku aadan ragii Weerarkaasi Bambaano ka dambeeyay. |