Mohamed Dagaal
unread,Aug 3, 2012, 5:20:38 AM8/3/12Sign in to reply to author
Sign in to forward
You do not have permission to delete messages in this group
Either email addresses are anonymous for this group or you need the view member email addresses permission to view the original message
to GABOYE(MUSE DHARIYE,MADHIBAN,TUMAL,YIBIR,HAWLE)
A/C
Walaale, Siciid
waxaa kugu taageersanahay inaanu warbaahinta badino sida, jaraa'idka,
tv yada iyo idaacadaha inagoo wadana kuna faanayna magaca Midgaan aana
samayno banaan baxyo dal iyo dibadba.
waadna mahadsan tihiin
McDagaal
On Jul 25, 7:37 am, Saciid Cabdulaahi <
saciidtum...@hotmail.com>
wrote:
> Asc wr wbWalaale Mustafe iyo dhammaan asxaabta guruubka marka ugu horreysa waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim teeda kale Somalidu waa kuwa inay na takooraan ku heshiiyey marka ninkii dhulka kugu legday miyaan ka sugaynaa inuu na soo kiciyo? Jawaabtu waxaan u malaynayaa inay maya tahay.Teeda kale Mahiga qandaraas baa Somaliya uga socda mana rabo inay heshiiyaan maalin walba beelaha kale ayuu la shiraa si qandaraaskiisu u socdo.Talo:Waxay Somalidu tiraahdaa Rag aamusay iyo riyo aamusayba reerkooda ayey gabeen aan badino qoraalada iyo bannaanbaxyada dibada iyo gudahaba si aan indhaha caalamka ugu soo jeedino qadiyaddeena.Runtii waxaad moodaa raggii sida wanaagsan wax u qori jiray inay seexdeen wixii ka dambeeyey 2008 taas ma garan karo sababta.