Tacsi

7 views
Skip to first unread message

Saciid Cabdulaahi

unread,
Apr 2, 2012, 3:25:07 PM4/2/12
to gabooye yahoo, gab...@googlegroups.com
Inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun
 
Anigoo ah Saciid Cabduullaahi Ismaaciil (Saciid tumaal ) waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhammaan Ilmo Diraac oo Aabahood ku geeriyooday Somaliland.Waxaan tacsi qaas ah u dirayaa Saaxiibkayga qaaliga ah Mubaarak Cali Xirsi iyo Xaaskiisa Amaal Diraac Iyo Eeddo Shamis Tarrax iyo Carruurteed.
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages