Asalaamu Calaykum
Beelaha afarta ah ee Somaliyeed ee kala ah Muuse Madhibaan Tumaal iyo Yibir oo si xarago leh u muujiyey xiligii magacaabista Barlamaanka Somalia jiritaankooda beel ahaaneed ee afarta ah ama inay yihiin afar beelood oo Somaliyeed taas oo keentay inay helaan afarta beeloodba xubin baarlamaan weliba si qurux badan inkasta oo tan iyo dowladii Carta ay ahaayeen afar beelood oo mid weliba saamigeeda baarlamaan leedahay hambalyo
Dhinaca kale halka Somaliland ay ka jirto ducuf iyo aqoon dari weli haysata weliba kuwa dadka hor yaacaya ee doonaya in magac looga dhigo dadka la hayb sooco taas ka dhigaysa afartaas reer ee caanka ah ee Muuse Madhibaan Tumaal iyo Yibir oo degaan ku ah Somliland in la siiyo cad quudheed iyadoo aanay waxba inoo diidanayn Somaliland
Salaamu calaykum