RE: walaalayaal dhibaatada utimaada taarikulsalaada heesaha jecel iladaawada.

66 views
Skip to first unread message

maxamed xasan

unread,
Dec 25, 2007, 9:18:27 AM12/25/07
to gab...@googlegroups.com

walaalahayga guruubka waxaan halkan ugu soo gudbinayaa  dhibaatada uu leeyahay  taarukulsalaadka kajeedsaday xaga ilaahay iskana hilmaamay in ilaah lahortagi doono dhibka lagu tisay ifka gudahiisa eega waana mid waxku qaadasho mudan lagana murugoodo hadaba ilaahay ayaan kamagan galaynaa cadaabkiisa daran ee waxaan idinku waaninayaa inaydaan xadhiga ilaahay siidayn salaadana aydaan dayicin meelkastood joogtaana ilaahay xasuusnaataan  waadhibaato ifkii oo ajigii inugu cidhiidhyay  aakhara  hadii aynu meelka wayno ee ilaahina kayaaba oo salaada ooga samirka hala  ogaado  ilaahay ayaa yiri( WASTACIINU BISABRI) ILAAHAY  haynoogu gargaaro samirka iyo daacada   WABILAAHI TAWFIIQ  wasalaamu calaykum .






From: "sabaax c/risaaq" <saba...@hotmail.com>
To: hamid...@hotmail.com
Subject: waan ku salaameyaa hooyo fadlan akhriso siina gudbi please
Date: Mon, 24 Dec 2007 18:50:21 +0300




From: "cabdiqani Maxamed Wehliye" <dalma...@msn.com>
To: ahmedl...@hotmail.com, ahmed...@hotmail.com, arabk...@hotmail.com, ari...@hotmail.com, av...@hotmail.com, bah...@hotmail.com, balqi...@hotmail.co.uk, cabd...@hotmail.co.uk, calib...@hotmail.com, daah...@hotmail.com, deeqo...@hotmail.com, fuus...@hotmail.com, gab...@hotmail.com, hilaal...@hotmail.com, huba...@hotmail.com, ilhaan...@hotmail.com, jak...@hotmail.com, jami...@hotmail.com, loo...@hotmail.com, liib...@msn.com, marac...@hotmail.com, mans...@hotmail.com, maxam...@hotmail.com, mia...@hotmail.com, mun...@hotmail.com, saba...@hotmail.com, saca...@hotmail.com, sakar...@hotmail.com, safka...@hotmail.com, ward...@hotmail.com, yaxy...@hotmail.com, youn...@hotmail.com, zida...@hotmail.com
Subject: FW: RE: fadlan walaal akhriso siina gudbi fariintan
Date: Wed, 20 Jun 2007 22:10:34 +0300



 


waa qiso ka dhacday oo dhab ah aqriso dabadeedna sii gudbi walal ama walaashiis


  *   *

           a/c/w 


From: "ilyaas shariif mustaf" <ily...@hotmail.com>
To: aad...@hotmail.com, ahla...@hotmail.com, amiin...@hotmail.com, anis...@hotmail.com, baa...@hotmail.com, bakar...@hotmail.com, bash...@hotmail.com, bays...@hotmail.com, casi...@hotmail.com, farxi...@hotmail.com, hassanm...@hotmail.com, ikra...@hotmail.com, jad...@hotmail.com, jecee...@hotmail.com, kow...@hotmail.com, kutu...@hotmail.com, kutu...@hotmail.com, kutub...@hotmail.com, liiba...@hotmail.com, lul...@hotmail.com, mahad...@hotmail.com, mari...@hotmail.com, mari...@hotmail.com, moo...@hotmail.com, naas...@hotmail.com, naja...@hotmail.com, na...@hotmail.com, nasi...@hotmail.com, nmx...@hotmail.com, rahmo2...@hotmail.com, saaj...@hotmail.com, sadiiq...@hotmail.com, saga...@hotmail.com, shabe...@hotmail.com, shoo...@hotmail.com, tigow...@hotmail.com, weliy...@hotmail.com, weli...@hotmail.com, xuseen...@hotmail.com, yar...@hotmail.com, zahr...@hotmail.com, zay...@hotmail.com
Subject: fadlan walaal akhriso siina gudbi fariintan
Date: Sun, 17 Jun 2007 18:24:39 +0300



Bismillah hirahma niraheem

 

 
 
 
walaal wuxuu ku qoran yahay ingilish haddii aan soomaliyeeyo waa qiso cajiib ah waxayna ka dhacday sacuudiga waxaa dagaalamay laba reer oo deris ah ama jaar ah ka dib waxaa dhacay labadii reer mid ka mid ah inuu wiilkoodii ka dhintay ka dib waxay yiraahdeen reerkii laga dhintay wuxuu u dhintay inankeenii  dhaawac ay u gaysteen reerka kale markaa wuxuu aasnaa ilaa week ama usbuuc ka dib waxay yiraahdeen ciidankii dambi baarista hala soo saaro wiilka si loo baaro  oo loo eego dhawaciisa ka dib qabrigii baa la tagay waxaa loogu tagay inankiyoo gubtay oo ma doobaaday waana 18jir da'diisa intaa ka dib  baa culamadii sacuudiga iyo ciidankii ay u yimaadeen waalidkii wiilka dhalay  si aay u waydiiyaan inanka waxa uu samayn jiray markuu noolaa waxay yiraahdeen waalidkii..( wiilkeenu taaruku salaad buu ahaa heesahana ,dhagaysigoodana aad iyo aad ayuu ujeclaa markaa culamadii waxay tidhi wiilkaani  waa la cadaabay (inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun..) . markaa walaal aanu iska ilaalino dhagaysiga heesaha waa laysku cadabayaa walaal salaadana aan ilaalino ka tagitaankeeda waa laysku cadaabaya walaal diinta islaamka ku dhaqankiisana aanu ilaalino sawirkaa eega sida ilaahay uu u cadaabay  subaxaanalaah waana 18jir la cadaabay. 
 
Just recently a boy who is 18 years old died in Saudia Arabia. After three hours of his burial, they police investigators wanted to know information about his death. So they had to take him out of his grave. They saw that the boy has been tormented from allah adaab (punishment). A Saudain sheikh Mohammed asked his family what this boy use to do. They said that he didn't kept his prayer straight,he didn't care about it. Also he use to love listening to music.
 
 
 
 
 
 Dear brothers and sisters, this incident that happen is a warning for us. We should all keep in mind that if we dont do good deeds then we are going to end up like that boy. May Allah make it easy for us to become better muslims. May allah protect us from hell-fire.
axibatii is xisabiya inta aan laydin xisabinin..
                           
Walaalkiina Maxamed Suleymaan(maxamedsj) 
 

ilaaheey sidaan nooma cadaabo waxaa dhici karto qisadaan marka aad aragtaan in aad ka naxdaan waana eey tahay wax laga naxo laakiin mid ayaan idin kaga dardaarmi lahaa taasoo ah markii aad ka naxdaan sida aad u naxday u nax ha hilmaamin waxaa laga yaabaa labo wiig kadib in aad iska hilmaamto oo aad meeshaadii kasii wado horayna waad u maqasheeyn qisooyin sidaan camal ah hadana wax aan ka xasuusano maleh marka ilaah ka cabsiga aan laba laabno cidii ku sugan taarku salaadnah hada jaanis ayuu heestaa uu iskaga daayo taarku salaadnimada marka ku quus qaado ilaah wuxuu noo soo bandhigay wax aan ku tusaalo qaadano laakiin anaga wax caadi ayeey nala noqotay sidaas nooma baahno ka nax ilaaheeyna ka bari in eeysan waxaan camal eeysan kuugu dhicin. salaadana si fiican haloo tukado nabiga scw wuxuu yiri mnaalinta aaqiro qaar ayaa salaada waji waji loogu dhifandoonaa oo la,orandoonaa waxaan miyaa ilaah la hortageeysaa ilaah saas nooma galo cidii aan aqoon sida salaada loo saxo iyo waxa eey ku bureeyso kutubo ayaa jiro kuwaas ka faa,iideeyso diinta waa la raadsadaa eey raadso asalaamu caaleykum warax matulaahi wa barakaatuhu (waxaa idin soo gudbiyay walaakliin Maxamed Suleymaan Jeyte ) sii gudbi ilaaheey hakuu naxariisto yaana laga xiiso dhicin waxaa jirtay qiso ku saabsaneeyd gabadhii noqotay bahalka ayaamo markii eey dadka maqleeyn weey iska caadeeysteen kama eeysan nixi marka walaal iska ilaali taarku salaadnimada walaahi aaqiro waxa ugu horeeyo ee lagu weeydiiinayo waa salaada) .....
walaalayaal  ilah aan ka baqano walaahi hadiin aanan ka baanin ilaah waxaa lama huraan ah in maanta malin aan ahayn aysan shalayto waxba tareenin aan shalayn doono  ..
ugu dabeentii waa walaalkiina Maxamed suleymaan jeyte    oo alle ka cabsi i diin dar daarmayo .
ilaahna hanaga dhigo kuwa wax maqlo oo inta fiican ka qaadata  kuna dhaqanto .. aamin aamin aamin ya rabbi ..                 

NOTE

hadaba walaalayaal u dira shaqsi kasta oo emailkaaga kugu jiro si aad  dacwada u gudato ajarna ilaah kaaga siiyo insha laah .. 
mahad maxamed tigow
          waxaan ugu dabayntii idin kaaga tagayaa Dicaayada allaah caza wa jalla....

asalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatuhu             




 



Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Make every IM count. Download Messenger and join the i’m Initiative now. It’s free.


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Hotmail to go? Get your Hotmail, news, sports and much more!


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Express yourself instantly with MSN Messenger! MSN Messenger Download today it's FREE!


Don't just search. Find. MSN Search Check out the new MSN Search!


FREE pop-up blocking with the new MSN Toolbar MSN Toolbar Get it now!
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages