Description
Asalaamu calaykum wr wb
salaan kadib:
walaal waxaan kugu war galinayaa inaad ka mid tahay Groups-ka laga bilaabo maanta waxaad tahay xubin ka tirsan Groups-ka adiga oo isticmaalyaa ciwaankan oo ah sidan (gaboye@googlegroups.com) Adiga oo ka dhibanaya fikirkaaga iyo Talooyinkaaga