Sanadguuro Wacan...

1 view
Skip to first unread message

Prof Liban Egal

unread,
Jul 1, 2011, 10:10:25 AM7/1/11
to Dan & Dal
Waxaan halka tahniyad ugu dirayaa dhamaan Soomaalida qurba joogta ah
iyo kuwa ku nool dalka gudihiisa. Waxaanu leenahay ku ciida xornimada
Soomaaliyeed nabad iyo barwaaqo Amiin, Amiin, Amiin.

Prof. Liban A Egal
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages