Filim (ingiriis: film ama movie) waa hiddo ee muuqaal-socde (motion pictures) la duubay ayadoo la isticmaalayo Kamera ama sawir-qabte. Filim waa sheeko habaysan oo loogu talo-galay daawasho lagana jiley taariikh ama dhacdo run ama khiyaali ah oo ku saabsan qof, dad, wadan IWM taas oo lagu soo koobay saacado dhowr ah gudahood looguna talo galay madadaalo ama wax-barsho.
Filimka qisadiisa oo ugu yaraan socota dhowr daqiiqo ( short films filimaanta gaaban) ilaa dhowr saacadood (Normal films ama filimaanta caadiga ah) ayaa u dhiganta sheeko sanado badan ama qarniyo ah.
Dunidan aan maanta ku nool nahay waxa jiro shirkado ama shaqsiyaad badan oo filimaanta sameeya haba kala qiimo iyo qaayo sareeyaanee. Kuwa ugu caansan eed taqaano waxaa ka mid ah dallada weeyn ee Hollywood oo Maraykanka laga leeyahay, dallada weeyn ee Bollywood ee Hindiya, iyo Nollywood oo ah shirkada ugu filim soo saarista badan dunida oo laga leeyahay wadanka Naayjeriya.
Filimaanta qaar sameeyntooda waxa ku baxa lacag aad u badan - qaarkood $200 miylan ayaa lagu sameeyaa. Aad ayay u kala duwantahay kharashka lagu sameeyo filim iyo kan uu soo saaro. Inkastoo filimaantu leeyihiin qeeybo iyo jufooyin loo kala saaro, waxa dhamaantood wadaagaan in wakhtiga ugu badan ee filimku ku xidhnaado hal qof (leading actor). Qofkaasi waa kan oogu mishaharka badan dhamaan jillayaasha filimka, waana qofka oogu shaqada badan wakhtiga la sameeynayo filimka.
Kontrplak gnmzde ok farklı
kullanım alanlarına sahip olup yksek diren zellikleri nedeniyle endstride
tercih edilen bir rndr. Kontrplaklar tek sayıda olmak zere ok katlı olarak
retilmektedir. Suya karşı dayanıklılığını artırmak amacıyla fenol formaldahit
tr tutkal kullanılmaktadır. Su geirgenliğine karşı filim ile kaplanarak
zellikle fuar alanlarında dşeme amalı da kullanılmaktadır. Bu alışmada huş
ve am kaplamalardan 9, 11 ve 13 katlı filimli kontrplakların eğilme direnci ve
elastiklik zellikleri incelenmiş olup kullanım alanları ile ilgili genel bir
değerlendirme yapılmıştır.