Dhex

0 views
Skip to first unread message

Arlyne Doepner

unread,
Aug 3, 2024, 4:27:53 PM8/3/24
to clanadfabon

Like many organizations, the FSF is suffering financially. Operational costs have risen and revenue has not kept up, because people all over the world are going through the same challenges as we are. The FSF has an important role to play for computer users globally for years to come, and we still have a lot of work to do.

'dhex' is an ncurses-based hex-editor with a diff mode. It makes heavy use of colors, but is also themeable to work on monochrome monitors. It includes the Action Cartridge Search Algorithm to find specific changes.

The copyright and license notices on this page only apply to thetext on this page. Any software or copyright-licenses or othersimilar notices described in this text has its own copyright noticeand license, which can usually be found in the distribution or licensetext itself.

-dhex is the re-spelled version of -dex, the verbalized Roman numeral DX, fka -dex, used by Andr Joyce, with an added silent -h- for "formerly high", to distinguish it from the higher operational -dex suffix of Sbiis Saibian.

Qof kasta oo kireyste ah oo ka badbaada xadgudub, qashqashaad, ama fal dambiyeed la xiriira galmoodka oo aan deganeyn guryaha kirada laga taageero waa uu burin karaa heshiiska kirada si uu u badbaado. Waxaa jira talaabooyin la doonayo in aad raacdo. Talaabo waa in loo qaadaa dariiqa saxa ah haddii aad dooneyso in aad ka baxdo heshiiska kirada:

waxaa jira sharciyo kale oo kuwa dawladda dhexe ah oo ilaalinaya xuquuqda dadka ka badbaada dagaalka qoyska dhex mara iyo rabshadaha galmoodka. Waad ka bixi kartaa heshiiska kirada ee guryaha kirada laga taageero.
Waxa kale oo aad leedahay xuquuq dheeraad ah oo sharciga Minnesota oo lagu faahfaahiyey warqadda xogta urursan.

Haddii aad degan tahay guryaha barnaamijka taageerada kirada, akhri xogta urursan Xaquuqda Guryaha Kiradooda la Kabo ee Dhibanayaasha Dagaalka Qoyska Dhexdiisa ah dhibku ka soo gaaro iyo galmada Xoogid ah si aad u hesho macluumaad dheeraad ah ka hor inta aadan ka bixin heshiiska kirada.

Tusaale ahaan, waxa aad qarin kartaa macluumadka la xiriira xadgudubka ilmaha loo geysto. Waxa aad qarin kartaa macluumaadkaas marba haddii qoraalku cadeynayo in adiga ama qof kula nool aad tihiin dhibanayaasha dagaalka qoyska dhex mara, qashqashaad ama xadgudubka galmoodka.

Waa in aad bixisaa kirada oo dhan bilaha aadan degan tahay guriga. Tusaale ahaa, haddii aad ogeysiiska gaarsiiso kireeyaha 2da Agoosto oo aad dooneyso in aad guurto 15ka Agoosto, weli waa in aad bixisaa dhamaan kirada Agoosto marka la gaaro xilligeeda.

Heyso cadeynta muujineysa in aad bixisay kirada. Haddii aad lacag cadaan ah ku bixiso ka qaado lacag qabasho. Haddii aad ku bixiso jeegga lacagta, ka sameyso nuqul ama sawir ka qaad marka aad ku qorto magaca kireeyaha oo heyso lacag qabashada muujineysa in aad siisay kireeyaha.

MUHIM: Haddii aad ka baxdo heshiiska kirada adiga oo raacaya 3da talaabo ee kor ku xusan oo kireeyuhu kaala haro keydka ee Kirada (deposit), lagaama doonayo in aad sameyso waxyaabo dheeraad ah waadna guuri kartaa.

Haddii ay jiraan dad kale oo kugula qoran heshiiska kirada, heshiiskooda kirada waxa uu dhamaanayaa taariikhda aad guurto. Tusaale ahaan, haddii aad ogeysiiska ku qorto in aad guureyso 13ka Maajo (May), dadka kale ee kugula qoran heshiiskooda kirada waxa uu ku egyahay 31ka Maajo. Waxaa lagaa doonayaa in ay guuraan taariikhdaas ama ay heshiis cusub la gaaraan kireeyaha. Waxaa laga yaabaa in lacag keyd ah oo cusub laga qaado heshiiska cusub ee ay la galaan kireeyaha.

Kireeyuhu uma sheegi karo cidna in ay tahay dhibanae rabashad loo geystay ama ma siin karo cidna macluumaadka ogeysiiska qoraalka ah ama qoraalada la socda adiga ii aan siin ogolaasho qoraal ah. Marka kaliya ee macluumaadkaaga uu dad kale la wadaagi karo kireeyaha waa haddii macluumaadka u gudbinayo maxkamadda si u guriga qof uga saaro ama loo soo celiyo lacagta kirada ee aan la bixin ama burbur loo geystay guriga.

Maya. Kireeyaha wuu ku weydiin karaa magaca qofka kuu geystay xadgudubyada ama qofka gurigaaga ka tirsan, laakiin kireeyaha kuguma khasbi karo in aad u sheegto. Waajib kuguma aha in aad u sheegto haddii aad u aragto in aysan badbaadadaada dan u aheyn ama haddii aadan garenyn qofka magaciisa. Weli waad ka bixi kartaa heshiiska kirada sida uu dhigayo sharcigan haddii aad inta kale sameyso.

Maya. Kireeyaha kuguma khasbi karo in aad ka harto xuquuqda ku xusan xogtan urursan. Taasi waxa ay ka dhigan tahay heshiis kasta oo dhex mara adiga iyo kireeyaha oo aan sharciga waafaqsaneyn, waa sharci daro. Xitaa haddii ay ku xusan tahay heshiiska kirada.

c80f0f1006
Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages