Waxan Jeclaan lahaa Beesha Direed ee koonfur in aan salaamo

429 views
Skip to first unread message

Agoon Historian

unread,
Dec 29, 2004, 3:29:37 AM12/29/04
to ban...@googlegroups.com

The Dir Clans of Somalia Beesha Direed
Somali Dir Clan
http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/app...
4.htm
A new geneology of the Dir clan has recently appeared on the internet
at the above address;However, another Dir man listed the following
list. This List appeared on (Awad) home page. Please those of you who
are familiar with the clan affiliations of the Dir help us in
perfecting this list and add any corrections.
Southern Dir point of veiw.
Beelah Direed ee konfurta Somalia (Mudug/Galgaduud/Sh.Hoose) dagan waxa
ay sheegan in odeyga Direed uu dhalay Afar wiil oo kala ah:
Madaxeyne Direed oo curad ah, Mahe Direed oo ku xigeen ah, iyo labada
kale oo kala ah Madoobe Direed iyo Mandaluug Direed oo ugu yar da'a
ahaan marka la eego.
Taarikhiyan waxa ay rumeysanyihiin Dirka Galbeedka iyo Konfurta dagan
dhoor qodob oo ku saabsan tariikhda hore.
1)Dadka Direed in ay ka yimaadeen dhankan Galbeedka bilawgii, kunsano
ka hor.
2)Magaca Dir in uu macnahiisu yahay "Fir" ama Ab. Oo lagu macneyn karo
geesi ama Dhiire.
3)Konfurta Dirta dagan wexey rumeysan yihiin in ay Dirka xukumi jireen
Saladiin loo yaqiin ROOBLE oo ahaa ilaaliyaasha Xeerka iyo caadada
beesha.
Rooble- Xeerbeegti,Qareemo, amanduuleyaal,Roobdoonayal,iyo mareynta
reerka ayaa lagu aqoon jiray.Guud ahaana waxa ay ilaalin jireen xeerka
oo Dirku rumeysnaa in ay ka dhaxleen Dir Aji abkoodi hore. Madaxdan oo
loo aqoon jiray Roobleyaash dadku wey ixtiraami jireen ila heer xitaa
isha laguma godi jirin, oo xitaa "ILKULULe" ayaa loo aqoon jiray.
4)Waxa kaloo ay rumeysan yihiin in Zeylac magalada la yiraahdo ay Dir
badan soo jidatay qarnigii (700 AD) halkaas oo ay ka soo dageen Asxaab
badan oo Rasuulka(Caleyhi salatu wa salaam) u soo diray magaalada
Zailac Hijradii koowad. Oo dadka Direed iyo Canfarta (Oday Caliga) ay
waagii danbe ka wada asaseen labo boqortooyo oo la kala dhihi jiray
CIFAT iyo CAdal.
5)Dirta koonfurta iyo Galbeedka dagan waxa ay rumeeysan yihiin oo kale
in 1400 ay dhaceen dagaalo far badan oo xabashida iyo muslimiinta is
dagaaleen. Ilaa ay xabashida oo adeegsaneysa (Portugees)burtaqiis ay
cagta mariyeen boqortooyoyinkii Musliminta oo kuwa Direed ee Cifat iyo
Awda ka mid ahayeen
6)Dhamaan waxa ay rumeysan yihiin Dirka in ay door weyn ka ciyaareen
fidinta diinta Somalia iyo Ethiopia dhexdooda.
Sheekhyada waaweyn ee geeska Afrika sida Sheikh Xuseen Bali, Aw
Barkadle, Awbarre iyo qaar kale ay Cadal iyo Cifad ka soo jeedan
4)Beelaha Biyomaal iyo Suure iyo Guure waxa ay sheegan in 1600-1750 ay
u soo guureen duleedka dalka (Gobalada dhexe iyo labada wabi dhexdooda)
mudo yar ka dib dagaladii Axamed Gurey iyo Amxaarada.
*MADAXWEYN DIR
Ali
1)Guureh
2)Jiide
3)Gariire
4)Akisho
5)Layiile
6)Gurgure
7)Wardey
*MAAHE DIR
Maxamed Xiniftire
Biyamal
Isaaq
Gaadsan
Bajimaal
Dabruube
Suure (caballe & Qubeys)
Magadle
Quranyow maxamed(Gare)
Barsuug
Madigaan
Rooble
*MANDALUUG DIR
Madaluug (southern Madaluug)
Gadabuursi
* MADOOBE DIR
Ciise
*QALDHO DIR
Noole
Warday
Jarso
Babili
Randiile
Gabro
Digoodi
Ajuuran
USP - Partito Unito Somalo, si sta cercando di radicare nel Puntland,
composto da clan Daarood/Dulbahante e Warsangeli appoggiato dalle caste
dei Midgan e dei Tumal; leader MOhamed Abdi Hashi e Ahmed Gure Aden
opera nel Somaliland orientale fra Las Anod e Las Koreh.
*Calan Gaduud (Bandiera Rossa) gruppo opposto al SNM.
*FLCS - composto dai clan Dir, Isse e Gadabuursi, opera nelle regioni
di Zeilah e di Gibuti.
*SNM - Movimento Nazionale Somalo - composto dal clan dir, Isaq, Habar
Yunis, il gruppo è condotto da Abdurahman Ahmed Ali "Tur", 1°
presidente della repubblica de facto del Somaliland dal 91 al 93.
Ovviamente è riconducibile nella zona centrale e Nord della Somalia
(Somaliland).
*SDA - Alleanza Democratica Somala, del clan Dir/Gadabuursi, stanno nel
distretto di Borama in Somalia del Nord, lo stato attuale del SDA è
poco chiaro, leader della formazione è Mohamed Farah A. U.N.D.P (On
the net)
Dir Movements in Region 5 Ethiopia
GLF (Gurgura Liberation Front) led by Abdelasis Ahmed
HDP (Horiyal Democratic Party), from the WSLF (Western Somali
Liberation Front), led by Abdi Ismail and representing the Gadabursi
The IGLF (Issa and Gurgura Liberation Front), headed by Riyaale Ahmed,
which, since a split in 1991, only defends Issa interests (essentially
the control of the Djibouti-Ethiopian railway line).
The pro-government ESDL which hope to become part of the EPRDF is
headed by current Transport minister Abdulmejid Hussein (Issa Habar
Awal).
It has 76 of the 139 seats in the Regional Council and 15 of the Somali
Region's 23 seats in the House of Peoples' Representatives, as well as
the two seats for the autonomous city of Dire Dawa.
Though it has little support among the Ogaden, the ESDL is backed by
the northern clans, the , Dir (Issa,Issaq, Gadabursi, Gurgure) and the
non-Ogaden Darod (Bartire, Yabare, Mejertein, Dhulbahante).
Some southern Dir clans (Garre, Digoodiya) also support the ESDL. Also
the Dir related Hawiye sympathizes with the group.
Various Dir groups as :Surre,Qubeys, Fiqi Muxumed, Nacadoor, Gadsan,
Badimal,Gariire, Guure,Akisho, Fiqi Cumar& Fiqi Yahye and Khayre)
Wasiirada Beelaha Daarood
-Gaashaandhigga:-C/raxmaan Max’ud Cail __________
(Daarood/Warsengeli)..
-Gaadiidka,dhulka iyo Cirka, Md.Cali Ismaaciil ________
(Daarood/Leel-kase).
-Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Md.Xasan Abshir (Darood/Majerteen)
-Bostadda iyo Isgaarsiinta, Md.Cali Axmed Jangeli. _____
(Darrood?Dhulbahante)
-Qorsheynta iyo Iskaashiga, Md.C/risaaq Cismaan Xasan
(Daarood/Dhashiishe).
-Wasaaradda Wershadaha, Md. Cabdi Maxamed Tarrax. (daarood/0gaadeen)
-Dib-u-dhiska iyo dib-u-dejinta, Md.Barre Hiiraale ______
(Daarood/Mareexaan)
-Tamarta iyo Korantadda, Md. Yuusuf Axmed Maxamed
(Daarood/……)
Wasiirada Beelaha Digil iyo Mirifle.
-Dastuurka & Arrimaha Federalka, Md.Cabdalla Deerod (Digil/Jilible).
-Beeraha, Kornel Xasan M.Nuur Shaati-gaduud, (Digil/Xarriin)
-Hiddaha & Tacliinta Sare, Md.Xuseen Max’ud Sh.Xuseen
(Digil/Dabare)
-Garsoorka, Md. Sh.Aadan Madoobe, (Digil/Hadamo)
-Maaliyadda, Prof.Salim Caliyow Ibrow, (Digil/Jiide)
-Shaqada & Shaqaalaha, Md. Ibrahim Aden Xasan (Digil/Leesaan)
-Horumarinta Haweenka & Qoyska, Fowsiya M.Sheekh (Digil/Eelaay)
Wasiirada Beelaha Hawiye.
Diinta & Awqaafta, Md. Cumar Maxamud Filish (Hawiye/Abgaal)
-Ganacsiga, Md. Muuse Suudi Yalaxow (Hawiye/Abgaal)
-Hawlaha Guud & Guriyeynta. Md.Cismaan Caato (Hawiye/H/gidir)
-Dhaqancelinta Maleeshiyooyinka, Md.Botaan Ciise (Hawiye/Duduble)
-Waxbarashadda, Md. Cali C/llaahi Cosoble (Hawiye/Xawaadle)
Wasiirada Beesha Dir.
-Arrimaha Dibedda, Prof. C/llaahi Sh.Ismaaciil. (Dir/Biyimaal)
-Caafimaadka Dr. C/Casiis Sh.Yuusuf. (Dir/Surre)
-Xannaanadda Xoolaha, Md. Xuseen Ceelaabe. (Dir/Gudubirsi)
-Iskaashiga Goballadda. Md. Ismaaciil Buubaa. (Dir/Isaaq)
-Dhallinyaradda & sport-ga, Md. Maxamed Wasame (Dir/Isaaq)
Wasiirada Beesha Shanaad
-Warfaafinta Md. Cali Maxamed Fiqi (Baajuun)
-Deegaanka, Md. Maxamed M.Xayd (Muuse-dherri).
____________________________________________________
Magacyada wasiirada Wasaaradaha
C/laahi Sheekh Ismaaciil arimaha dibada
Cumar Maxamed Maxamuud (filish) Oowqaafta iyo diinta
Yuusuf axmed maxamed Batroolka iyo tamarta
Xasan maxamed nuur(shaati guduud) beeraha
Cali Axmed jaamac jengali Boostada iyo isgaarsiinta
C/casiis sheekh yuusuf caafimaadka
Maxamed maxamuud xeyd Dalxiiska iyo ilaalinta deegaanka
C/lle deeroow isaaq Dastuurka iyo arimaha federalka
Maxamuud warsame cali Sportiga iyo dhalinyarada
Bare aadan shire (hiiraale Dib u dhiska iyo dib u dejinta
C/raxmaan Maxamuud Cali gaashaandhiga
Cali Ismaaciil Cabdi Gaadiidka circa yo dhulka
Muuse Suudi Yalaxoow ganacsiga
Sh. Aadan maxamed Nuur Madoobe garsoorka
Cismaan Xasan Cali Caato Howlaha guud iyo guryenta
Xuseen Maxamuud sheekh Hidaha iyo tacliinta sare
Fowsiyo Maxamed Sheekh Horumarinta haweenka iyo daryeelka cqoyska
Xuseen Ceelaabe Faahiye Xanaanada xoolaha
Maxamed Xuseen Bootaan Dhaqan celinta iyo tababarada maleeshiyooyinka
Ismaaciil hurre buubaa Iskaashiga iyo gobolada
Xasan Abshir faarax Kaluumeysiga iyo qeyraadka badda
Saalim Caliyoow Ibroow Maaliyadda
C/risaaq Cusmaan Xasan Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga
Ibraahim aadan Xasan Shaqada iyo Shaqaalaha
Cali fiqi Warfaafinta
Cabdi Maxamed Tarax Warshadaha
Cali C/laahi Cosoble Waxbarashada
WQ. Nuradin Abokor Axmed "Diiini
Wasaarada Arimaha Dibada C/laahi Sh Ismaaciil (Dir-Biyamaal)
2- Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Cumar Maxamuud Cumar Finish
(hawiye-Abgaal)
3- Wasaarada Batroolka iyo Tamarta Yusuf Axmed Maxamed (Darod-Awrtable)
4- Wasaarada Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud
(Raxanwayn_Hariin)
5- Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingali
(Darod-Dhulbahante)
6- Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta Deegaanka Axmed Maxamed (Muuse
Dhari)
7- Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka C/lla Deeroow Isaaq
(Raxanwayn-Jilible)
8- Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga Maxamed Warsame Cali
(DIRisaaq-Habar Awal)
9- Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta Bare Adan Shire
(Darod-Marexan)
10- Wasaarada Gaashaandhiga Cabdiraxmaan Maxamuud (Daarood-Warsangali)
11- Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir
(Darod-Leelkase)
12- Wasaarada Ganacsiga Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow (Hawiye-Abgaal)
13- Wasaarada Garsoorka Sh Adan Madoobe (Raxanwayn-Hadamo)
14- Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryanta Cusmaan Xasan Cali Cato
(Hawiye -H/Gidir)
15- Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh Xuseen
(Raxan wayn-Dabare)
16- Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoska Foowsiyo Maxamed Shiikh
(Digil iyo mirifle Eelaay)
17- Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye
(Dir-Gudabiirse)
18- Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan (Hawiye
Duduble)
19- Wasaarada IskaAshiga Gobolka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa ( DIR
Isaaq-Garjaxis)
20- Wasarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax
(daarod-majeerten)
21- Wasaarada Maaliyada Saalim Cali Yabaroow Raxan wayn-jiido
22- Wasaarada Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga C/risaaq Cusmaan
Xasan Daarood-Dashiishe
23- wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahin Adam Xasan (digil iyo
Mirifle-leysaan)
24- Wasaarada Warfaafinta Cali Fiqi (baraawe)
25- Wasaarada Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax (Darod-Ogaden)
26- Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble (hawiye -Xawadle)
27- Wasaarada Caafimaadka C/Casiis Sh Yuusuf (Dir-Sure)
http://www.redtailcanyon.com/items/619252.aspx
http://www.redtailcanyon.com/default.aspx?content=showChannel&nodeId=26
792
www.xeraale.com/

Reply all
Reply to author
Forward
0 new messages