Google Groups no longer supports new Usenet posts or subscriptions. Historical content remains viewable.
Dismiss

Tacsi

16 views
Skip to first unread message

Abdirashid Aden

unread,
Apr 9, 1999, 3:00:00 AM4/9/99
to

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ku geeriyoooday Allaha u naxariistee
Garaad Makhtal Garaad Daahir. "Makhtal gadh-weyne" oo 106 sano jir ahaa.
Makhtal waxa uu ku dhashay Guna-gado, oo ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee
Ethiopia gumaysato(Ogaden). Mukhtal Daahir waxa uu ka soo qayb qaatay
halgankii xorriyad doonka Soomaaliyeed. Oo gayiiysiiyey inuu noqdo nin ku
caan baxay dagaalka dhuumaalaysiga ah. Magac weyna ku yeeshay dhammaan
geyiga Soomaaliyeed.

Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, iyo Eheladuu ka tegeyba waxaan u
rajeeyey samir iyo iimaan. "Innaa Lilaahi wa innaa Illaahi raajicuun".

Caydiid.

Mohamed Foore

unread,
Apr 9, 1999, 3:00:00 AM4/9/99
to
Allaha u naxariisto
Makhtal Daahir wuxuu ahaa ninkii ugu Horreeyey ee asaasa
urur gobanimo doona ah ee geyigaa Galbeed .
Wuxuuna kasoo maray xadhig iyo dhibaatooyin kaleba.
wuxuu geed dheer geed gaabanba u korey xoraynta geyigaa
Nasiib darro isagoo ayan riyadiisii rumoobin ayuu geeriyoodey
{imikana uma muuqato}
Taariikhdu way xusi Makhtal daahir Geeridiisaa Dabadeed sidii loo
xusi jirey markuu noolaa.
Allaah ha u naxariisto Makhtal Daahir Eheladiisii meel ay joogaanna
allaah samir iyo iiman ha ka siiyo

Hawdow Magacaaga
soo hannaan raacoo
haybso calnkaaga

;;;;;;;;;;;;;Dhowr iyo lixdankii"""""""""""::::::::

Mohamed Foore

Abdirashid Aden wrote in message <7ek4ao$q1$1...@bertrand.ccs.carleton.ca>...

abdi ismail

unread,
Apr 9, 1999, 3:00:00 AM4/9/99
to
Sidoo kale waxaan Allah uga baryaynaa Makhtal inuu janadii Firsdowsa ka
waraabiyo dadkiisii iyo eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo, Amiin.

C/Rashiid Yusuf


Abdirashid Aden <aa...@chat.carleton.ca> wrote in message
news:7ek4ao$q1$1...@bertrand.ccs.carleton.ca...

Fuad

unread,
Apr 10, 1999, 3:00:00 AM4/10/99
to

Dear Abdirashid/Foore

Ana waxaan leeyahay alle how naxariisto
marxuum Maqtal Dahir eheliyadiisiina ha ka siiyo
Samir iyo IImaan.

Regards
Fuad Yusuf

Abdiwali M Ahmed

unread,
Apr 10, 1999, 3:00:00 AM4/10/99
to

Geeridu waa lama huraan oo waanna xaq eh, waxa ka sii murago weyn isga oo
marxuunku dhintay isago oo u magan ah kuwii, inta taariikhda la xusuusan
yahay, la daagaalamayey diinta marxuunka, dhaqanka marxuuka, afka marxuunka,
muuqaalka marxuunka; duullaanna ku ahaa weligood sidii ay u jabani lahaayeed
ummaddiisa; ugana gacan maroojin lahaayeeed dalkiisa. Arrinmahaasoo dhanna
ku guuleystay maxaa yeelay marxuunka iyo dadkiisuba waxa ay si ciibaadada
la siman u rubeysan yihiin qabiilka khuraafiga ah; caddeyguana ugu soo
gabanayo. Taas ayaa murugo leh ee geeri waa xaq; Allow u naxariiso..

Ardaaga QabiilDiid.....


--
|Waa ummad midoo+++++Isku muunadoo++++++++Ay wada martaa |
|Maaweello dhaqan++++Muslimoo ku hadli++++Afkeygaa macaan|
|Magacaa qabiil++++++Iska maydhayoo+++MABDA'WEYN KU SOCON|
| QabiilDiid: July'96 |

ret

unread,
Apr 11, 1999, 3:00:00 AM4/11/99
to

Ana waxaan halkan tacsi ooga diirayaa dhamaan ehaladii uu ka geeryooday
Mahktal Daahir waxaan ilaah ooga baryayaa inuu naxariistii janada ka
warabaabiyo,AAmiin.Waana geesi ka geeryooday Somai Galbeed iyo Somalia.

Mohamed Hassan (Haadi)

abdin...@my-dejanews.com

unread,
Apr 12, 1999, 3:00:00 AM4/12/99
to
Eebe Makhtal Daahir janadii haka waraabiyo ehelkii uu ka geeriyoodeyna samir
iyo imaan ha ka siiyo.

Abdinasir Magan


In article <7ek4ao$q1$1...@bertrand.ccs.carleton.ca>,


aa...@chat.carleton.ca (Abdirashid Aden) wrote:
>
> Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ku geeriyoooday Allaha u naxariistee
> Garaad Makhtal Garaad Daahir. "Makhtal gadh-weyne" oo 106 sano jir ahaa.
> Makhtal waxa uu ku dhashay Guna-gado, oo ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee
> Ethiopia gumaysato(Ogaden). Mukhtal Daahir waxa uu ka soo qayb qaatay
> halgankii xorriyad doonka Soomaaliyeed. Oo gayiiysiiyey inuu noqdo nin ku
> caan baxay dagaalka dhuumaalaysiga ah. Magac weyna ku yeeshay dhammaan
> geyiga Soomaaliyeed.
>
> Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, iyo Eheladuu ka tegeyba waxaan u
> rajeeyey samir iyo iimaan. "Innaa Lilaahi wa innaa Illaahi raajicuun".
>
> Caydiid.
>

-----------== Posted via Deja News, The Discussion Network ==----------
http://www.dejanews.com/ Search, Read, Discuss, or Start Your Own

Abdirashid A Hussein

unread,
Apr 13, 1999, 3:00:00 AM4/13/99
to
In article <7et79c$ujd$1...@nnrp1.dejanews.com> abdin...@my-dejanews.com writes:


Ebbe Naxarista jannatha Ebbe haka waraabiyo marhuun Makhtal Dahir oo ahaa
halgamayasha naftodha iyo maalkothaba uhuray gobanimadonka Ogadenia.
Ehelathiisa na samir iyo iman ebbe hassiyo.
Amiin.

Abdirashid.

Bulale

unread,
Apr 13, 1999, 3:00:00 AM4/13/99
to
Allah ha uu naxariistoo...Makhtal niin aad magaca somaliinimada ku xalgama ayuu
aha..

Abdulaziz..

Idd Mohamed

unread,
Apr 13, 1999, 3:00:00 AM4/13/99
to

\\\\\.......Ilaahey Samir Iyo Imaan Alla Ha Ka Siiyo Dhamaan Intuu....../////
\\\\\.......u Ka Geeriyooday, Isagana Janada Illa Ha Ka Waraabiyo......../////


===========
Regards:
Idd

0 new messages