Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, iyo Eheladuu ka tegeyba waxaan u
rajeeyey samir iyo iimaan. "Innaa Lilaahi wa innaa Illaahi raajicuun".
Caydiid.
Hawdow Magacaaga
soo hannaan raacoo
haybso calnkaaga
;;;;;;;;;;;;;Dhowr iyo lixdankii"""""""""""::::::::
Mohamed Foore
Abdirashid Aden wrote in message <7ek4ao$q1$1...@bertrand.ccs.carleton.ca>...
C/Rashiid Yusuf
Abdirashid Aden <aa...@chat.carleton.ca> wrote in message
news:7ek4ao$q1$1...@bertrand.ccs.carleton.ca...
Ana waxaan leeyahay alle how naxariisto
marxuum Maqtal Dahir eheliyadiisiina ha ka siiyo
Samir iyo IImaan.
Regards
Fuad Yusuf
Geeridu waa lama huraan oo waanna xaq eh, waxa ka sii murago weyn isga oo
marxuunku dhintay isago oo u magan ah kuwii, inta taariikhda la xusuusan
yahay, la daagaalamayey diinta marxuunka, dhaqanka marxuuka, afka marxuunka,
muuqaalka marxuunka; duullaanna ku ahaa weligood sidii ay u jabani lahaayeed
ummaddiisa; ugana gacan maroojin lahaayeeed dalkiisa. Arrinmahaasoo dhanna
ku guuleystay maxaa yeelay marxuunka iyo dadkiisuba waxa ay si ciibaadada
la siman u rubeysan yihiin qabiilka khuraafiga ah; caddeyguana ugu soo
gabanayo. Taas ayaa murugo leh ee geeri waa xaq; Allow u naxariiso..
Ardaaga QabiilDiid.....
--
|Waa ummad midoo+++++Isku muunadoo++++++++Ay wada martaa |
|Maaweello dhaqan++++Muslimoo ku hadli++++Afkeygaa macaan|
|Magacaa qabiil++++++Iska maydhayoo+++MABDA'WEYN KU SOCON|
| QabiilDiid: July'96 |
Ana waxaan halkan tacsi ooga diirayaa dhamaan ehaladii uu ka geeryooday
Mahktal Daahir waxaan ilaah ooga baryayaa inuu naxariistii janada ka
warabaabiyo,AAmiin.Waana geesi ka geeryooday Somai Galbeed iyo Somalia.
Mohamed Hassan (Haadi)
Abdinasir Magan
In article <7ek4ao$q1$1...@bertrand.ccs.carleton.ca>,
aa...@chat.carleton.ca (Abdirashid Aden) wrote:
>
> Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ku geeriyoooday Allaha u naxariistee
> Garaad Makhtal Garaad Daahir. "Makhtal gadh-weyne" oo 106 sano jir ahaa.
> Makhtal waxa uu ku dhashay Guna-gado, oo ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee
> Ethiopia gumaysato(Ogaden). Mukhtal Daahir waxa uu ka soo qayb qaatay
> halgankii xorriyad doonka Soomaaliyeed. Oo gayiiysiiyey inuu noqdo nin ku
> caan baxay dagaalka dhuumaalaysiga ah. Magac weyna ku yeeshay dhammaan
> geyiga Soomaaliyeed.
>
> Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, iyo Eheladuu ka tegeyba waxaan u
> rajeeyey samir iyo iimaan. "Innaa Lilaahi wa innaa Illaahi raajicuun".
>
> Caydiid.
>
-----------== Posted via Deja News, The Discussion Network ==----------
http://www.dejanews.com/ Search, Read, Discuss, or Start Your Own
Ebbe Naxarista jannatha Ebbe haka waraabiyo marhuun Makhtal Dahir oo ahaa
halgamayasha naftodha iyo maalkothaba uhuray gobanimadonka Ogadenia.
Ehelathiisa na samir iyo iman ebbe hassiyo.
Amiin.
Abdirashid.
Abdulaziz..
===========
Regards:
Idd